“Wixii Sharci daro ku Shaqaynaya ee Golayaal sheeganaya ka Yeeli Mayno kana Socon Mayso” Madaxweyne Siilaanyo{DHEGEYSO}

    Burco 17.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xiliyadii danbe ee xalay waxa uu Magaalada Burco kulan kula qaatay Madax dhaqameedka Gobolka Togdheer isla markaana ay ka wada hadleen xaalada guud ee Gobolka iyo ta dalka Guud  ahaan waxaanu Madaxweynuhu faahfaahin ka siiyay safarka uu ku marayo Gobolada bariga isagoo ka…

    Read More

      Masuuliyiinta Dhabqinaya Safarka Madaxweynaha Oo Iska Soo Daba dhacay Iyo Qaab-xumada ay keenaan

      Hargeysa:17-Sep-2013(SDN)-Waxa maalinba maalinta ka dambaysa sii  ballaadhanaya waftiga Madaxweynaha ee  safarka shaqo ku  maraya Gobolada Bariga Somaliland kuwaas oo hoos u dhigay bilicda iyo  Hannaan-socodkii madaxweynaha. Waftigan madaxweynaha la socda, ayaa waxa Buux-dhaafiyey wasiirro iyo xildhibaanno aan culays iyo cidhiidhi mooyaane wax kale ku kordhinaynin  socodka madaxweynaha, waxana guud ahaanba Siinad-guuray qaabkii madaxweynuhu uga qaybgelayey…

      Read More

        Qaramada Midoobey oo xaqiisay in shacabka Syria lagu laayay Sun,balse ka gaabsatay in ay shaaciso cida sunta ku xasuuqday

        New York Sept 17,2013(SDN)-Koox ka socotay QM oo dhawaan baaritaan u tagtay dalka Syria ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku xaqiijisay in weerarkii 21kii August lagu qaaday duleedka Dimishiq oo ay ku dhinteen dadka faraha badani uu ahaa mid la adeegsaday sun. Gudidan QM ayaa sidoo kale waxa ay xaqiijiyeen in cidii isticmaashay…

        Read More

          Golaha Wakiillada Somaliland Oo Maanta u Gudo Geli Doono Xeer Xaasaasiyad Weyn leh, Ansixintiisuna Halis tahay

          Hargeysa: 17-Sep-2013(SDN)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta si Toos ah u gudo geli doono Xeerka Waddooyinka oo dhawaan madaxtooyadu u soo Gudbisay, kaas oo muran iyo cabasho weyn ka dhex dhaliyey Bulshada Somaliland.  Xeerka Waddooyinka oo ah mid waajibinaya cashuur xad-dhaaf ah oo laga qaadi doono Xoolaha Nool ee dekedda ka dhoofaya iyo Baabuurta iska kala…

          Read More

            Horumarka gobalka Togdheer waa horumarka Somaliland

            Guddida Togdheer Development Foundation UK, dhamaan waxgaradka, haweenka iyo dhalinyarada ka soo jeeda gobalka Togdheer ee ku dhaqan UK. waxay si weyn u soo dhaweenayaan Madaxweynaha Somaliland Mudane Ahmed Mahamed Mahamuud iyo waftiga uu hogaaminayo ee ku sugan Gobalka Togdheer. Gudida TDF waxa ay marwalba u taagantahay sidii loo hore marin lahaa gobalka togdheer iyo…

            Read More

              “Sagaal sannadood ayaan dariiqaas marayay sidaan ku marayayna ilaahbaa ogaa” Wasiirka Deegaanka {DHAGAYSO}

              Burco 16.Sep 2013 (SDN)-   Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa ka dalbatay Shacabka ku nool Magaalada Hargaysa inay dhaqaale u huraan dhamaystirka Wadada isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer. Wasiirka Horumarinta Miyiga ayaa Tilmaantay dhibaatadii ka qabsan jirtay Mudo sagaal sanno ah oo ay Jidka rafaadka badan ee xidhiidhiya…

              Read More

                “Anagu hadii aanu nahay Bah’da Waxbarashada Account (Sanduuq Xisaabeed) ayaanu u furnay Wadadan” Wasiirka Waxbarashada {DHAGAYSO}

                Burco 16.Sep 2013 (SDN)-  Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa balan qaaday in Guud ahaan bah’da Waxbarashadu ay si hagar la’aan ah uga qayb qaadanayaan dhamaystirka Jidka Isku xidha Gobolada Sanaag iyo Togdheer ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo dhagax dhigay maanta. Wasiirka waxbarashadu waxay sheegtay inay Sameeyeen Sanduuq…

                Read More

                  Ciidamada Qaranka iyo Booliska oo Askarigiiba Hal Dollar bishii ugu Tabarucay Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco {LABADA Taliye Ciidan Dhagayso}

                  Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Taliyeyaasha ciidammadda Qaranka Iyo Booliska Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) iyo Sareeye Guuto Cabdilaah Fadal Iimaan ayaa maanta si wada jir ah shaaca ugaga qaaday inay sadexda bilood ee soo socda askari kasta oo ka tirsan labadaas ciidan ugu deeqayaan min hal dollar oo ka mid ah mushaharkiisa dhismaha…

                  Read More

                    Hargeisa, Sep 16, 2013 (SDN) -Somalia might conjure images of pirates and Blackhawk Down, but the northern autonomous region and former British protectorate of Somaliland remains a peaceful, although economically depressed, place. Last month the international airport at the capital, Hargeisa, “re-opened” following renovations and modernization, funded to the tune of $10 million by the…

                    Read More

                      Dawlada Somalia oo ku Hawlan Qorshe ay ku Maxkamadaynayso Xasan Daahir Aways

                      Muqdisho 16.Sep 2013 (SDN)- Xog-hayaha ururkii burburay ee Xisbul Islaam, Maxamed Macallin ayaa maanta sheegay in dhowaan maxkamad la soo taagi doono hor-jooge Xasan Daahir Aweys oo u xiran dowladda federaalka Soomaaliya.             Maxamed Macallin oo warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xarigga…

                      Read More

                        Wasiirka Madaxtooyada oo Cadeeyay Sababta ay Dollar badhkii u saareen Cashuurta Xoolaha {DHAGAYSO}

                        Burco 16.Sep 2013 (SDN)-  Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Dhismaha Wadada isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer uu dhararkeedu yahay 370 Km isla markaana ay tahay Mashruuc Qiimo weyn u leh Guud ahaan dalka.         Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland waxa uu ugu baaqay dhamaanba Golayaasha qaranku…

                        Read More

                          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhagax dhigay Jidkii ugu Cabashada badnaa ee Gobolka Sanaag loo marayay iyo Khudbad uu ka Jeediyay {DHAGAYSO}

                          Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Wado laami ah oo isku xidhi doonta Magaalooyin ka Ceerigaabo iyo Burco. Munaasibada dhagax dhigida Wadadan oo ka dhacday Deegaanka Ina Afmadoobe waxaa ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb galay Dufcadii 8aad ee Ka qalin Jebisa Jaamacada Golis ee Burco {DHAGAYSO}

                            Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Horkacayay ayaa maanta magaalada Burco kaga qayb galay Arday ka qalin jebisay Jaamacada Golis faraceeda Magaalada Burco. Madaxweynaha oo Madashii Shahaado bixinta ardaydaas ka hadlay ayaa iftiimiyay Qiimaha ay aqoontu u leedahay dalka iyo doorka ay ka qaadanayso Horumarka uu…

                            Read More

                              “Balan qaadyo badan ayaan u soo Joogay laakiin kani Mid la dafiri karo ma aha” Wasiirka Gaashaandhiga {DHAGAYSO}

                              Burco 16.Sep 2013 (SDN)-  Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami oo Xubin ka aha Weftiga Madaxweynaha Somaliland ayaa ugu baaqay Bulshada ku nool Gobolada Sanaag iyo Togdheer inay qayb weyn ka qaataan hirgalinta Wadada Isku xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer oo dhibaato xoogan ku haysay Guud ahaan  Gobolada bari. Wasiirka Gaashaandhiga…

                              Read More

                                Wasiirka Warfaafintu Muxuu ka Yidhi Dhagax dhigida wadada Sanaag iyo Togdheer {DHAGAYSO}

                                Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo ka Mid ah Xubnaha Weftiga ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland ayaa Sheegay inay farxad tahay in la dhagax dhigo wadada isku xidhaysa Gobolka Sanaag iyo Togdheer oo rafaad ba’an ku haysay dadka iyo Gaadiidkaba . Wasiirku waxaa kale…

                                Read More

                                  shirkada KAAH EXPRESS dalka Norway oo tacsi u dirayaan qoyskii Marxuum Abdirizaq Bille Guuleed Ciise

                                  INAA LIHAAHU WA INAA ILEYHII RAAJUCUUN.   Salaan qiimo badan ka dib   Dhamaan Maamulka, Wakiilada, Shaqaalaha, Odayaasha, iyo macmiisha shirkada KAAH EXPRESS dalka Norway waxey tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuum Abdirizaq Bille Guuleed Ciise oo bashin sept 15 keedii ku geeriyooday cusbtalka A-Hus oo ku yaala duleedka…

                                  Read More