Xulka Nigeria Ayaa u soo Baxay Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka Markii 2-0 Ku Samirsiisey Xulka Ethiopia.(By Jaahuur)

Calabar-Nigeria-Nov-17-2013-(SDN)-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xulka Nigeria oo xaqiiqsadey u soo bixidda koobka kubadda cagta aduunka ee ka dhici doonta dalka Brazil 2014-ka markii ay 2-1 ku samarsiiyeen xulka Ethiopia. Ciyaartan oo ka dhacdey UJ Esuene Stadium ayaa ahayd Lugtii labaad bacdamaa Nigeria Lugtii hore aay 2-1 ku soo badisey Adis Ababa. Haddaba ciyaartan…

Read More

    Wax Ka Baro Godka Rasmiga ah ee uu Salka Ku Hayo Khilaafka Ra’iisal wasaare Saacid iyo Madaxweyne Xasan Sheekh

    Muqdisho:17-Nov-2013(SDN)-In Muddo ahba waxa dhegaha shacabka Soomaalida ah si weyn u mashquuliyey khilaafka ka soo dhex baxay Ra’iisal wasaaraha soomaaliya Saacid Shirdoon iyo Madaxweyne Xaasan sheek Maxamuud oo dad  badan ku noqday la yaab iyo u qaadan waa. Haddaba waxa aanu qoraalkayagan ku lafo guri doonaan oo akhristayaashayada ugu muujin doonaa waxyaabaha  lagu tilmaamo Biyo…

    Read More

      Villa Somalia Oo Looga Yeedhay Safiir Ku Eedaysan Kala Qaybinta Dalka

      Muqdisho:17-Nov-2013(SDN)-Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa  Xarunteeda Villa Somalia Ugu Yeedhay Safiirka, maadaama lagu Eedaynayo inuu Dunida Aqoonsi hoose uga raadinayo ismaamulka Koonfur-galbeed soomaaliya oo haatan shir lagu dhisayaa ka socdo Magaalada Baydhabo. Wararka ayaa intaas waxa ay ku darayaan in wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa dhawaan u yeedhay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Turkiga…

      Read More

        Wasiir Hore Ugu Tirsanaan Jirey Xukuumaddii Udub Oo Dhaliilo U soo Jeediyey Mucaaridka Somaliland

        Hargeysa:17-Nov-2013(SDN)-Aadan Axmed Cilmi Dhoollayare oo Hore u ahaan jirey wasiir ka tirsan Xukuumaddii Burburtay ee Udub, ayaa sheegay in mucaaridka Somaliland maanta ka jiraa yahay mid aan qaangaadhin oo wax badani ka dhiman yihiin. Aadan Dhoollayare oo soo saaray Qoraal Dheer oo Nuqul ka mid ahi soo Gaadhay Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa  ku tilmaamay…

        Read More

          Hay’adda Hirda oo deeq gar-gaar ah gaarsiisay qar ka mid ah xeryaha ay ku noolyihiin dadka Soo barakacay ee Gaalkacyo[Sawirro]

          Gaalkacyo Nov 17,2013(SDN)-Xilli lugu gudda jiro xili roobadka ayaa waxaa roobabkii da’ay ay saameen ku reeben boqolaal qoys oo ku nool xeryaha dadka soo barakacay ee ku yaalla magaaladda Gaalkacyo,waxana laga dayrinaya xaaladda ay xiligaan ku jiraan dadkaas. Hay’adda Hirda oo ah mid ka shaqeysa arrimaha gar-gaarka dadka danyarka ah iyo kuwo soo barakacay ayaa…

          Read More

            “Illaa Maalintii Aanu Xilka Qabanay waxa Soconayey Maal-gashadayaal, Haddana wax Midho Dhal ah May Soo Saarin,” Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland.

            Hargeysa:17-Nov-2013(SDN)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland cabdiraxmaan  Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa  farta ku fiiqay Natiijo La’aanta ka dhalata Maal-gashiga  Somaliland oo dib u dhac badani ka muuqdo. Mudane Saylici oo maalintii shalay ka Hadlayey Madal lagu furayey Xafiiska Maalgashiga ee Wasaaradda Ganacsiga Somaliland, ayaa sheegay in tan iyo intii Somaliland jirtey ay waddanka ku soo Qulqulayeen dad sheeganayey Maal-gashadayaal,…

            Read More

              Hambalyo Aroos Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax

              Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax     Aabo cabdilaahi buubaa hurreh Hooyo aamina weerar cabdi Jaamac c/laahi buubaa iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa Farxaan c/laahi buuba iyo caruurteeda Fowzia c/laahi buubaa iyo caruurteeda iyo odeygeeda, Khadra c/laahi buubaa iyo odeygeeda, Hinda c/laahi buubaa iyo caruurteeda iyo odeygeeda, Faiza c/laahi buubaa iyo odeygeeda saynab c/laahi buubaa…

              Read More

                Qalab Ciidan oo Isu Taga Imaaraadku ugu Deeqeen Ciidanka Xooga dalka Somalia

                Muqdisho 16.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta qalab ciidan ugu deeqday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Qalabka loogu deeqay dowladda Soomaaliya ayaa isugu jiray 10 gaari oo ah nooca ay Soomaalida u taqaanno Cabdi bile, laba gaadiidka dabdamiska ah, gaari nooca gurmadka degdegga ah iyo shan kun oo dareeska ciidanka ah. Wasiirka…

                Read More

                  “Xukuumadda siilaanyo-na yaanay been isu sheegin dalkan sharcibaa lagu xukumaa,wax sharci ka duwan oo cidina cid ku xukumi kartaana ma jirto” Mas’uuliyiinta X.Waddani

                  Hargaya 16.Nov 2013 (SDN)- Masuulyinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta shirjaraa’id oo ay ku qabteen xarunta guud ee ay ku leeyihiin magaalada hargeysa waxay kaga hadleen arrinta shirka dood qaran iyo dacaayadaha warbaahinta dawladdu ka faafiso masuuliyiinta maamuuska ku leh qaran iyo xisbiyada mucaaridka ah. Ugu horayn waxa shirkaas jaraa’id ka hadlay xoghayaha…

                  Read More

                    Wasiiro Raashin qaybin ka Wada Deegaamada Xeebta Galbeed ee Gobolka Saaxil

                    Bula Xaar 16.Nov 2013 (SDN)- Wasiirada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade iyo Dibu dejinta Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa Kormeer isugu jira Raashin qaybin iyo qiimaynta Khasaarihii ka dhashay raxmaadkii eebbe eek a da’ay Jiidaha Gobolka Saaxil waxay Maanta ku tageen deegaamada Bulaxaar,Geeri,Gargaarka iyo Deegaano hoos yimaada. Wasiirka arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade…

                    Read More

                      “Waxaanu ka Xunahay in Hab Maamuuskii Saddexaad ee Qaranka oo ah Gudoomiye Cirro in laga aflagaadeeyo Telefishanka Qaranka iyo Radio Hargaysa” Xoghayaha Guud Waddani {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 16.Nov 2013 (SDN)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Maxamed C.laahi Uurcade ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ah Hab maamuuskii Saddexaad ee Qaranka ay Warbaahinta dawladu maamusho ay aflagaado joogto ah ka faafiyaan. Xoghayaha Guud waxa uu sheegay in aanay jirin Wax Shir beeleed ah oo…

                      Read More

                        “Xisbiyada Mucaaridka ahi Cidna u daba fadhiisan maayaan,Cidna fasax ugama qaadanayaan Shirka Qaran ee ay ku baaqeen” Prof Maxamed Cismaan Fadal {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 16.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida qaban qaabada Shirka Qaran ee labada Xisbi Mucaarid ku dhawaaqeen Prof Maxamed Cismaan Fadal ayaa sheegay in Gudi ahaan aanay Cidna uga fasax qaadanayn Shirka Qaran ee labada Xisbi Mucaarid ku baaqeen. Gudoomiye Fadal waxa uu ku dooday in Shirka ay qaban qaabadiisa ku hawlan yihiin aanu ahayn Shir…

                        Read More

                          “Warbaahinta Qaranku Waxay ku Socotaa Cashuurta Ummada mana banaana in Ujeedadii loo sameeyay mid ka duwan loo adeegsado” Xildhibaan Ibraahin Rayte {DHAGAYSO}.

                          Hargaysa 16.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali Rayte oo Xubin ka ah Gudiga shirka Talo qaran ee labada Xisbi Mucaarid Shaaciyeen ayaa ku dooday in Warbaahinta Qaranka asbaabaha loo aasaasay mid ka duwan hadii ay la timaado ay taasi shacabka dhibaato ku keenayso isla markaana ay ka mid tahay waxyaabaha ay Shirka qaran u…

                          Read More