Possible Failure of the Talks between Somaliland and Somalia and Its Consequences beyond the Region

    By: Mohamed .A. Mohamoud (Barawaani) The current talks between Somaliland and Somalia have-not attained any legal basis and yet no comprehensive agreement accomplished upon the inception of the talks. In addition, the talks are no longer carried out as part of a wider, coordinated international effort, but, in the absence of multilateral bodies such as…

    Read More

      alle ha u naxariistee MARXUUM AXMED IBRAAHIM GUUNJE oo Hargaysa ku Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diray

      Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay MARXUUM AXMED IBRAAHIM GUUNJE. Madaxweynuhu wuxuu MARXUUMKA ku tilmaamay oday door muhiima ka soo qaatay nabadgelyada dalka, dhismaha dhaqaalaha, iyo ka qarankaba, sidoo kalena waxa uu marxuumku maayar ka…

      Read More

        Wefti balaadhan oo ka soo degay Madaarka Berbera iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay {DAAWO}

        Berbera 09.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa maanta Madaarka magaalada Berbera ku soo dhaweeyay Wafti ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay, iyo Madax ka tirsan Wadamada Reer galbeed, Kuwaas oo Soo Booqday saldhiga Ciidanka Bada iyo xarunta kaluumaysiga e Berbera. Waftigan ayaa ka Koobnaa ilaa iyo Labaaatan Xubnood…

        Read More

          Xubno Wasiiro ah oo u Kicitimay Kenya oo ay Qaadhaan bixiyeyaasha kulan kula leeyihiin iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo ka hadlay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo uu Weheliyo Wasiirul dawlaha Wasaarada Maaliyada Mudane Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa maanta u kicitimay Wadanka Kenya oo ay Shir kula leeyihiin Qaadhaan bixiyeyaasha . Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Warbaahinta ugu Warmayay Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal ayaa Sheegay in Shirkani daba Socdo…

          Read More

            Gudi Hoosaadyada Golaha Wakiilada oo Markii 1aad lagu sameeyay Isku Shaandhayn

            Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Shirgudoonka Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Isku Shaandhayntoodii 1aad ku sameeyay 8 Gudi hoosaad ee Golaha Wakiiladu ka kooban yihiin,Qoraal uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Ciro ayaa Sheegay in Isku Bedelkani uu ka danbeeyay soo Jeedimo ka dhashay fadhiyo ay albaabadu u xidhnaayeen oo ay…

            Read More

              “Waxaa la isku afgartay in la iska kaashado dhinacyada amniga,isu socodka,Ganacsiga” Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

              Hargaysa 09.Nov 2013 (SDN)- Waftigii ka socday dalka Kenya ee booqashada  ku joogay dalka  ayaa maanta ka dhoofay madaarka caalamiga ah ee Cigaal international air port ee magaalada hargaysa ka  dib markii ay dhamaysteen booqashadii rasmiga ahayd ee ay ku joogeen dalka mudadii  sedexda maalmood ahayd. Waftigan oo ka koobnaa sagaal xubnood ayaa mudadii ay…

              Read More

                Tropical Cyclone to Slam Somalia This Weekend

                Mogadishu, Nov 09, 2013 (SDN) -Flooding rain and gusty winds will impact Somalia this weekend thanks to a tropical cyclone which developed across the western Arabian Sea Friday night, local time. Tropical Cyclone Three (03A) acquired tropical characteristics thanks to a favorable environment of warm ocean water temperatures and low wind shear. The Cyclone, which…

                Read More

                  Somali Islamists take responsibility for Mogadishu hotel bombing

                  Mogadishu, Nov 09, 2013 (SDN) -Islamist al Shabaab rebels claimed responsibility on Saturday for a bomb that killed six people outside a popular Mogadishu hotel the day before, and said they deliberately targetted government officials and security forces. Police suspected the militants were behind the blast, the latest in a series of frequent attacks in the Somali capital that highlight the challenge the government faces…

                  Read More

                    “Waxaan dhaleeceynayaa weerarkan fuleynimo oo ujeedkiisu uu yahay cabsi-gelinta shacabka Soomaaliyeed” Ra’isal Wasaare Saacid

                    Muqdisho 09.Nov 2013 (SDN)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa si kulul u cambaareeyay qarax loo adeegsaday gaari walxo qarxa lagu soo qariyay oo xalay fiidkii ka dhacay hoteel Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay in ay qaraxa fuliyeen kuwo diiddan…

                    Read More

                      Khasaaraha Qaraxii Xalay Gil Gilay Huteelka Maka Al Mukarama ee Magaalda Muqdisho,Muuqaalo

                      Muqdisho 09.Nov 2013 (SDN)- Inta la og-yahay shan ruux ayaa ku dhimatay in ka badan 15 ruuxna dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray qarax xalay ka dhacay hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay mas’uuliyadiisa sheegteen maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab. Afhayeenka kooxda Al-shabaab Col Max’ed Cumar Madaale oo warbaahinta la hadllay ayaa sheegay in…

                      Read More

                      Xulka Nigeria Ayaa Ku Guuleystey Under-17 World Cup Markii Aay 3-0 Ku Mijixaabisey Xulka Mexico.(By Jaahuur)

                      Mohammed Bin Zayed Stadium-Abu Dhabi-Nov-09-2013-(SDN)-Asxaabtay qodabadeena ciyaaraha waxynu maanta ula ambabaxaynaa xagaa iyo Abu Dhabi oo lagu soo gagabeeyey Under-17 World Cup. Waxaa galabta oo Jimco ah Nov-08-2013 lagu soo khatimay garoonka bilicdasan ee Mohammed Bin Zayed Stadium ee Abu Dhabi  ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Under-17 World Cup,waxaana foodda isla galey Nigeria iyo Mexico….

                      Read More

                        Iran iyo reer Galbeedka oo qarka u saaran in heshiis laga gaaro Barnaamijka Neclear-ka dalkaasi

                        Geneva Nov 09,2013(SDN)-Madaxda wasaaradaha reer Galbeedka ayaa ku sii qulqulaya magaalada Geneva oo maalintii sadexaad ay ka socdaan wadahadalo u dhexeeya reer Galbeedka iyo Iran. Wadahadalada ayaa looga ari sanayaa sidii loo joojin lahaa barnaamijka Nuclear-ka ee dalka Iran. Reer Galbeedka ayaa aaminsan in Iran ay sanadka danbe bartankiisa ku sameysan kareyso hubka Nuclear-ka hadaan…

                        Read More

                          Qaraxii Xalay Ka Dhacay Muqdisho Oo Uu Ku Dhintay sii hayihii safaaradd UK iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

                          Muqdisho:9-Nov-2013 (SDN)- Dowladda  Federalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ka hadashay qaraxa  Xalay ka dhacay Hotelka Makah Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka arrimaha Gudaha iyo amniga Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen ilaa afar qof 15 kalena ay ku dhaawacmeen. Wasiirka waxaa kaloo u sheegay in gacanta…

                          Read More

                            DAAWO:Beesha Jareer weyne oo canbaareeyay dagaalada ka soo cusboonaaday Jawhar iyo Madaxweynaha Soomaaliya

                            Baladweyne Nov 09,2013(SDN)-Kulan ay magaalada Baledweye isugu yimaadeen waxgarad ka tirsan beesha Jareerweyne ee Gobolka Hiiraan ayay ku canbaareeyeen dagaal ka soo cusboonaaday duleedka magaalada Jowhar. Sidoo kale waxgaradka Jareerweyne ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo booqday magaalada Jowhar uu ka hadli waayay dagaalka. Halkan Hoose ka daawo warkaasi

                            Read More

                              Wasiir Biixi Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Dib u Dhaca Ku Yimi Shirkii Somaliland VS Somalia Oo Maalintii Shalay Loo Ballansanaa

                              Hargeysa:9-Nov-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa markii ugu Horraysay Ka Warramay Sababta Keentay inuu Dib u dhaco Shirkii lagu waday inuu Maalintii shalay Dalalka Somalia iyo Somaliland ugu Bilaabmo Magaalada Ankara ee Waddanka Turkiga. Wasiir Maxamed Biixi Yoonis oo aanu Habeenkii Xalay Waraysi  Gaar ah Siiyey qaar ka mid ah Warbaahinta  ayaa…

                              Read More

                                DAAWO:Wefdigii Kenya ka socday ee booqanayay Somaliland oo Berbera Booqday

                                Berbera Nov 09,2013(SDN)-Wefdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya oo maalmaba booqanayay dalka Somaliland ayaa gaaray magaalada Barbera oo ay u kuur galeen qaar ka mida ilaha dhaqaale ee magaaladaasi. Wefdiga oo ay weheliyeen wasiiro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa booqday dekedda Berbera iyo haamaha keydka Shidaalka. Halkan hoose ka Daawo booqashada wefdiga Kenya…

                                Read More

                                  Xukuumadda Oo Warbaahinta Ku Bogaadisay Xuska Maalinta Saxaafadda Somaliland

                                  Hargeysa:9-Nov-2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta  Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa dhammaan saxaafadda dalka ku bogaadisay sanad-guurad guurradda 15-aad ee  xuska maalinta Saxaafadda Somaliland.   Wasiirka Warfaafintu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu  galabta ka soo baxay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, waxaanu u dhignaa sidan:-   “Wasiirka  Wasaaradda Warfaafinta,…

                                  Read More