Xaalka Marka Ee Saaka Kadib Dagaalo Shalay Dhex maray Ciidamo Dawladda ka Wada Tirsan

    Murka:17-Feb-2014(SDN)-Wararka Saaka ka Soo Baxaya Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Deggen, kadib Dagaal Halkaas Shalay ku Dhex maray Ciidamo dawladda Federalka ka Wada Tirsan. Dagaalka ciidamada Dhexmaray ayaa ahaa mid saacado badan socday, waxana ka Dhashay khasaare iskugu jira Dhimasho iyo Dhaawac labada Dhinac ah. Guddoomiyaha magaalada Marko Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sheegay…

    Read More

      Turkiga Oo Beeniyey Inuu Lacagtii Caawimada ahayd Ka Jaray Somalia, Faahfaahinna ka Bixiyey Hannaankii uu Lacagtaas Ku Bixin Jirey

      Stanbul:17-Feb-2014(SDN)-Dawladda Turkiga ayaa Ka Hadashay Warar Saxaafaddu Qoraysay oo la Xidhiidhay inay Goosatay Lacago Caawimo ah oo ay Sanad Walba siin jirtey Dawladda Federalka Somalia. Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga, ayaa beenisay inay jartay lacag kaash ah oo ay Dawladda Somalia siin jirtey, sida ay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters,iyadoo xustay in si Qalad ah loo…

      Read More

        An atheist meets an al-Shabab ‘recruiter’

        Abubakar Shariff Ahmed is not a hard man to find. Ask around in the Majengo area of Mombasa and people will know where he lives. But ask around too conspicuously and you are likely to arouse suspicion. Mr Ahmed is perhaps better known by his nickname, Makaburi. It means “graveyard” in Swahili. His name features…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo mee!!!?

          27 January ilaa maanta waxaa golaha wakiilada ka aloosnaakhilaaf iyo muran siyaasadeed oo mararka qaar halis galiyay jiritaanka golaha iyo welibaxasiloonidii dalka. Sida la ogyahayna khilaaf kaasi waxa uu salka ku hayaa xeerhoosaadka golaha oo uu wax kabadalkiisa iyo curintiisii hore ay ahayd awoodahaugaarka xildhibaanada balse manta ay talo iyo arin ku leeyihiin golahawasiiradu. Kalfadhigii…

          Read More

            Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo Maayarka Gebilay oo ku Kala Calaf qaaday Soo dhawaynta Madaxda Xisbiga Waddani,Hakiyayna Safar Wasiirka Madaxtooyadu ku tegi lahaa

            Gebilay 16.Feb 2014 (SDN)- Maayirka Dagmada Gabiley oo saaka si cad uga qayb qaatay hawlo fara galin amaan oo lagula kacay xisbiga mucaaradka ah ee waddani iyo khilaaf hor leh oo ka dhex abuurmay golaha deegaanka Gabiley ka dib markii maayerka magaalada gabiley uu soo adeegsaday dhalinyaro rabshad wadayaal ah si ay u khalkhal galiyaan…

            Read More

              Turkey Denies Cutting off Cash Aid to Somalia

              Ankara, 16 Feb 2014 (SDN) –Turkey underlines that it is working to offer a direct cash aid to Somalia in 2014, refuting earlier reports that may lead to ‘wrong interpretations’ concerning its stance The Turkish government has made it clear the direct cash aid it provided to the Somali government in the second half of…

              Read More

                “Wuxuu Saylici Og Yahay Siilaanyo Wuu Og yahay Mana aha in Ummada la isku Kala Feeraariyo” Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}

                Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ku eedeeyay in Gurigiisu noqday Mid Lagu Hadimeeyo Qaranka Somaliland isla markaana uu ku Xadgudbayo Qawaaniinta Dalka. Waxa uu Boobe Yuusuf Ducaale Hoosta ka Calaamadiyay in Dharaaro dhow uu Khal khalka…

                Read More

                  Ra’isal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia oo Lugtii Labaad ee Socdaalkiisa ku Gaadhay Dalka Jabuuti iyo Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ku laabtay

                  Jabuuti 16.Feb 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo raysul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jabuuti isagoo ka duulay dalka Itoobiya oo uu ku sugnaa beryihii la soo dhaafay. Dhiggiisa Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil iyo wasiirro Jabuutiyaan ah ayaa raysul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa ku soo dhoweeyay dalka Jabuuti. Raysul wasaare…

                  Read More

                    Garabka Taageera Xukuumada ee Golaha Wakiilada oo Weli aanay u Qudh Qudhsanayn Ergada Guurtida iyo Go’aanka ay Taagan Yihiin {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Mudanayaasha Muxaafidka ah ee Golaha Wakiilada ayaan Weli ku Qanacsanayn ergada Guurtida ee uu hogaaminayo Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe ee Isu Xil qaamay inay soo afjaraan Khilaafka ka Dhex aloosan Aqalka Wakiilada. Mudanayaashan ayaa ka Hordhacaya Qaraarka ka soo Bixi doona Hawsha Dhex Dhexaadinta Waxaanay ku doodayaan in Mooshinkii ay…

                    Read More

                      Somaliland joins the Council of African Cabinet Secretaries

                      Communiqué We, the African Cabinet Secretaries and representatives of other African Cabinet Secretaries, having met in Addis Ababa, Ethiopia, on 3-7 February 2014, have agreed to establish the Africa Cabinet Government Network as a permanent organisation to provide formal and informal opportunities for collaboration, mutual support and sharing practical experiences. This decision reflects our shared…

                      Read More

                        Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka Waramay Kulan ay la qaateen Gudida Dhex dhexaadinta ee Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada ee Somaliland Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Sheegay inay Maanta Kulan la qaateen Ergadii Golaha Guurtidu u Xilsaaray soo Afjarida Khilaafka Golaha Wakiilada. Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa Waxa uu Cadeeyay inay Ergada u Balanqaadeen inay Garabkoodu aqbalayaan Waan Waanta Golaha Guurtidu isu Xilsaaray Isla Markaana…

                        Read More

                          Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Qirtay inuu Gurigiisa ku Shiriyo Xildhibaanada Xukuumadu Mooshinada u Soo Dhiibtay {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray wejigii labaad ee dib u casriyaynta iyo balaadhinta  Madaarka caasimadda Somaliland ee Egal Intranational Airport. Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici oo hadal kooban ka jeediyey munaasabadda uu xadhiga kaga jarayey wejiga labaad ee…

                          Read More

                            Wasiirka Duulista iyo Hawadu Muxuu ku Macneeyay Dhismaha Cusub ee Run Wayga {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda duulista hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha balaadhinata madaarka kaasoo bilaaban doona bilowga bisha soo socota ee March socona doona muddo lix bilood ah. Md maxamuud xaashi cabdi waxa uu sheegay in Somaliland ay beesha caalamka weydiisato waxqabad, dhaqaalahana ay gacanta ku hayaan dalalka deeqaha…

                            Read More