Wasiiro soo Kormeeray 2 Killo Mitir oo ka Mid ah Wadada Kala Baydh iyo Wajaale oo la dhamaystiray Sawiro

    Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Maaliyada, Maareeyaha Wadooyinka Somaliland (RDA), Prof: Xasan Cali Cismaan, Xildhibaano ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay gobolka Gabiley ee Golaha wakiilada ka midka ah kana mid ahaayeen Xildhibaan Ibraahim Axmed…

    Read More

      Wafdi uu Hogaaminayo Ugaaska Beesha Sade oo Muqdisho soo gaaray “Sawirro”

      Muqdisho Feb 17,2014(SDN)-Wafdi ballaaran oo Horkacayo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa maanta galinkii danbe si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wafdiga Ugaaska oo kasoo kicitimay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa soo dhawayntooda ka qayb galay Xubno ka socday labada gole…

      Read More

        11 Somali Immigrants Arrested in Garissa

        The immigrants in their 20s and 30s told police they were headed to South Africa in search of employment. Garissa County Commissioner Rashid Khator said the suspects were arrested while on board a bus heading to Nairobi. 11 Somali immigrants were on Sunday afternoon arrested in a sting police operation along the Garissa – Dadaab…

        Read More

          Qaramada Midoobay oo Afar Suxufi oo Somaliland ah Abaal Marin Gudoonsiisay

          Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Wakiilka Qaramada Midoobay u fadhiya Somaliland ayaa maanta afar abaal marinood guddoonsiiyey afar Wariye oo ka qayb qaatay Tartan ay u qabteen Suxufiyiinta Somaliya kuwaas oo barnaamijyo ka diyaariyey dhinacyada Baadhista, xuquuqal Insaanka iyo Carruurta. Afartan wariye oo qayb ka ahaa Abaal marinta Qaramada midoobay bixisay ayaa maanta Xaflad balaadhan oo…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Hogaamiye Daawade ka ah Khilaafaad Amni daro Sababi Kara oo Dalkiisa ka Taagan {Faalada Shabakada Qurbejoog.com}

            Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Saylada Siyaasada Somaliland ku badan dhawaqa Tilmaamaya Khilaaf Xoogan oo ka dhex qarxay Aqalka Wakiilada,Kaas oo kala Qaybiyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada iyadoo ay Qadiyadan Bud dhigeedu yahay Wax ka bedel lagu sameeyay Xeer hoosaadka Golaha Wakiilada,Isla markaana uu Xeer hoosaadkan Cusubi Hoos u dhigay awoodii labada Gudoomiye…

            Read More

              Xukuumada Somaliland oo Hore u Sheegtay inay Joojiyeen Ruqsad Bixinta Maraakiibta Kalluumaysi Maanta Cadaysay inay Jiraan Ruqsado ay Bixiyaan Wasiirka Kalluumaysiga {DHAGAYSO}

              Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Bureed ayaa Waxa uu Maanta sheegay in markab laga leeyahay dalka Masar oo ahaa Mid Kalluumaysi ay Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Gobolka Salal Gacanta ku Soo dhigeen Xilli uu Sifo Sharci Daro ah u Jilaabanayay Kalluunka Somaliland . Wasiirku Waxaa kale…

              Read More

                Somaliland: Vice-President Saylici Lays Foundation for Egal International Airport Second Phase Expansion

                By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 17 Feb 2014 (SDN) –Somaliland’s Vice-President Abdirahman Abdilahi Ismail saylici has on Sunday laid the foundation stone for the construction of the remaining 1 KM of the runway and build electrical system that will support for day and night operations of the Airport. Speaking during the stone laying ceremony Vice-President Saylici…

                Read More

                  Dagaal Gacan ka Hadal ah oo dhex Maray Gudoomiyaha Ucid Iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

                  Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa maanta u gacana qaaday wasiirka wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo shaqada Maxamud Axmed Barre Garaad kadib markii ay isku weerareen hadalo siyaasadaysan oo ay ka jeediyeen xaflad Abaal marino lagu guddoonsiinayey koox Suxufiyiin ah. Faysal Cali Waraabe oo si xun u weeraray…

                  Read More

                    Fadhiyadii Golaha Wakiilada oo Dib loo dhigay ilaa Salaasada Danbe iyo Qoraalada Wakiilada iyo Guurtidu arrintan u Cuskadeen Hoos ka Akhri

                    Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- Fadhiyada Golaha wakiilada Somaliland ayaa dib loo dhigay ka dib markii Wakhtigii loogu tala galay ee todobaadka ahaa gabo gabo ku dhawaaday.Golaha guurtida dhexdhexaadinaya Khilaafka wakiilada ayaa ka codsaday Gudoomiyaha Inuu dib ugu dhigo fadhiga Golaha oo aroorta loo balansanaa. Codsiga Guddida dhexdhexaadint ayaa u dhignaa sidan: Dhinaca kale Golaha wakiilada…

                    Read More

                      Diyaarada Itoobiya Airline oo uu Afduubay Duuliyihii Labaad kana Dejiyay Xarunta Switzerland ee Geneva

                      Geneva 17.Feb 2014 (SDN)- Duuliyaha labaad ee diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa afduubay diyaaradda, wuxuuna ku khasbay inay ku degto magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Afduubaha ayaa magangalyo ka codsaday dalka Switzerland kaddib markii ay diyaaradda degtay. Booliska Switzerland ayaa xiray asaga, mana jirto cid wax ku noqotay dhacdada. Diyaaradda ayaa ka duushay magaalada…

                      Read More

                        Hogaan ka Tirsan Kooxda Xag Jirka ah ee AlShabaab oo Ku Soo Fool Leh Buuralayda Gal Gala

                        Xarar Dheere 17.Feb 2014 (SDN)- Saraakiil Millatari iyo ciiddammo aad u tiro badan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta koonfurta Soomaaliya ayaa la sheegay inay ku soo jeedaan dhanka buuralayda Gal-gala oo ay ku dagaalamaan Maamul goboleedka Puntland iyo kooxo taabacsan Al-Shabaab oo buuralaydaa ku sugan. Waxaa maanta Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug…

                        Read More

                          Kulan lagaga Hadlayo Joojinta Gudniinka Fircooniga ah oo Marwada Madaxweyne Siilaanyo Hargaysa kaga qaybgashay

                          Hargaysa 17.Feb 2014 (SDN)- UMarwada Madaxweynaha Somaliland marwo Aamina Sh Maxamuud Jirde (Aamina Weris) iyo xubno ka tirsan Golaha wasiirada soaliland ayaa maanta ka qayb galay Kulan lagaga arrinsanayey sidii loo joojin lahaa gudniinka fircooniga ah ee hablaha, kaasoo lagu qabtay Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeysa. munaasabadaasi ooay ka soo qayb galeen wasiirada wasaaradaha Caafimaadka,…

                          Read More

                            Somaliland oo ku biirtay ururka Xogheynta xukuumadaha Africa oo Soomaaliyana xubin ka tahay

                            Adis Ababa Feb 17,2014(SDN)-Warmurtiyeed ka soo baxay urur cusub oo ay yeesheen dalalka Africa oo la yidhaahdo ururka Xoghenyta Xukuumadaha Africa ayaa waxa xubin ka noqday Jamhuuriyada Somaliland. Ururkan oo Soomaaliyana ka mid tahay ayaa kulankiisii u horeeyay waxa uu ku yeeshay magaalada Adis Ababa waxaana durba ku biiray dalal ay Somaliland iyo Soomaaliya ka…

                            Read More

                              DHAKEYN IYO QABEYN By Liibaan Xaaji Fagadhe

                              Akhriste maalmahanba waxaad aad isku waydiiseen su’aalo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen hadii aan wax ka taabto. 1- Qolooyinkii qalinka wax idiinku tilmaamijirey ama ku toosin jirey tolow maxaa heley? 2-Miyey daaleen? 3-Miyaa iyaga laftooda la Dhakeeyey oo dabeedna la Qabeeyey? Iyo Qaarkale oo Badan. Sanadkan cusub ee curtey waxaanu eegeyney bal saadaasha…

                              Read More

                                Xisbiga Waddani Oo Mudaharaaddo Dalka Ka Qaban Qaabinaya iyo Ujeeddada ay Ka Leeyihiin

                                Hargeysa:17-Feb-2014(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Wada Qabanqaabada Mudaharaad Ballaadhan oo uu Dalka ka qabto Maalinta Berri ah. Sida ay Qurbejoog.com u sheegeen Madax sare oo ka Tirsan Xisbiga Waddani, waxa Shirar hoose uu xisbigu ku jirey lagu Go’aansaday in Maalinta Berri ah la qabto Mudaharaad Ballaadhan oo u jeeddadiisu tahay  sidii looga Hortagi lahaa…

                                Read More

                                  Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shuruudo Cusub Ku Soo Rogtay 4000-kun Oo CV-yo Dhallin camal Li’I u Gudbiyeen iyo Cawaaqib Xumada Ka Dhallan karta

                                  Hargeysa:17-Feb-2014(SDN)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa Sii Xoojisay Murankii Ka Taagnaa Nidaamka kala Xulashada CV-yada Dhallinyaro tiro badan oo Soo Codsatay 45-boos oo ka Bannaanaaday Wasaaradda Arrimaha Gudaha somaliland. Sida ay Sheegayaan Warar Lagu Kalsoon yahay oo ay Heshay Shabakadda Qurbejoog.com, Masuuliyiinta Hay’adda ayaa sheegay inay bilaabeen Kala Hufidda CV-yada, waxana ay xuseen inay qaadanayaan Kaliya Dhallinyarada…

                                  Read More