Ergadii Golaha Guurtida oo Kulan laba Geesood ah la Yeeshay Labadii Garab ee Wakiilada

    Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Guddi Golaha guurtida Somaliland u saaray Xalinta khilaafka mudooyinkii u dambeeyay ka taagnaa Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay guddi ka kooban labada garab ee Golaha wakiiladu u kala jabay. Kulankaasi oo saacado qaatay ayaa labada dhinac Golaha wakiilada Guurtidu kaga dhagaysteen Aragtiyaha kala duwan ee Goluhu ku hirdamayo,…

    Read More

      Xisbiga WADDANI Oo Gabiley Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Xukuumadda Oo Ku Guuldaraysatay Inay Baajiso Taageeryaal Ka Go’ay

      Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Wafti balaadhan oo ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo uu horkacayey gudoomiye ku xigeenka koobaad ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada gabiley ee gobolka gabiley halkaas oo ay kaga qaybgaleen xaflad si heersare ah loosoo agaasimay laguna soo dhaweynayey garab haween ah oo kasoo digarogtay xisbul xaakimka…

      Read More

        Xeer beegti ay Golaha Guurtidu u saareen Samato Bixinta Golaha Wakiilada oo fadhigoodii 1aad Yeeshay

        Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)- Golaha Guurtidda Somaliland ayaa saaka bilaabay ka Gar-naqista Mooshinka khilaafka ka dhex dhaliyey Golaha wakiiladda, waxaanay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiisiiyeen labadii guddi ee ay labada garab ee golahaasi u saareen khilaafka ee shalay sheegay in ay dhamaysan kari waayeen khilaafkooda. Wararka hordhaca ah ee Shabakada Qurbejoog.com ka helayso…

        Read More

          Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo dhagax dhigay Qaybtii labaad ee Dhismaha Run Wayga Madaarka Cigaal

          Hargaysa 16.Feb 2014 (SDN)-  Shirkadda dhismaha Wadooyinka ChINA Horn Group ayaa ku guulaysay dhismaha lagu balaadhinayo Run-way-ga Madaarka Hargeysa oo ay dhawaan dibu-dhis ku samaysay kisii hore. Shirkadda China Horn Group qandaraaska ay ku guulaysatay waa wajigii labaad ee Dawladda Kuwait ku bixisay lacagta shanta Milyan ee Doolar ah, taasoo lagu dhisi doono Hal Kiilo…

          Read More

            War deg-deg ah: Mudaharad looga soo jeedo gudoomiyaha Barlamaanka Cabdiraxman Ciro oo ka socda xarunta Gobolka Gabilay

            Gabiley 16Feb13(SDN) Mudaharaad looga soo jeedo gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyiha xisbiga wadani  ayaa ka bilowday magaalada gabiley ee xarunta gobolkaasi mudaharaadkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay ka dib markii uu Gudoomiyaha Golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani c/raxman ciro uu gaadhay gobolka Gabilay  mudahaadkan ayaa la sheegay in ay dadku…

            Read More

              Dhalinyarada iyo Maanta

              Waxaan halkan doonyaa in aan ku soo bandhigno Dhalinyarada iyo Maanta waxa ay ku sugan yihiin Dhalinyaradu waa Lafdhabarta ay bulshadu kufaanto , Aduun yadan aynu ku dul noolnahay wax markasta horumarkeeda soo kordhiyaa waa Dhalainyaro. Hadaba dhalinyarada ku hadasha Afka Soomaliga meelkasta oo ay joogaan waa sidede xaalkoodu, hadii ay noqon laheed kuwooda dibadaha…

              Read More

                Myths about Federalism in Somalia

                In the context of Somali political culture and discourse, it should be clear by now that the meaning of the principle of “federalism in Somalia” is completely different from the one of political power decentralization for governance explored in the legal and political literature. The Somali federalism legitimizes territorial allocation for “clan ownership or dominance”…

                Read More

                  Wasiir Cukuse oo eediisu xaysiis u noqotay Universal Television

                  Hargeysa Feb 12,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa todobaadyadii u danbeyay eedo,xayraad iyo cagojugleyn isugu Daray TV-ga Universal. Wasiirka Cabdilaahi Cukuse ayaa weearakiisani salsa ku hayaa aflaagado uu sheegay in Universal u geystay madaxweyne AXmed Siilaanyo. waxaase maalamihii u danbeyay Somaliland sheekada ugu badani aheyd daawashada barnaamijka Faaliyaha qaranka oo hore wares I majaajilo ahaa ila…

                  Read More

                    Aqalka Madaxtooyada Oo Aan Laga Seexanin Intii uu Khilaafka Wakiilaadu Taagnaa iyo Natiijada Shir Uu Xirsi Hoggaaminayey oo Xalay Qabsoomay iyo Dardaarankii Laga Kala Hoyday

                    Hargeysa:16-Feb-2014(SDN)-Aqalka Madaxtooyada ayaa wali Sii Wada Dagaalkii uu ku qaaday Golaha Wakiillada iyo iskudaygiisii ahaa inuu Meesha ka Tuuro Guddoomiye Cirro. Dagaalkan oo ay Xukuumaddu u wada Dhan tahay ayaa Dhalay Shirar Hoose oo la isugu yeedhayo Xubnaha Horseedka ka ah Isku daygan, waxana Habeenadii ugu dambaysay Soo Baxayey Shirar ay Guryo Hoostood ku Yeelanayaan…

                    Read More

                      Halkan Ka Akhri Qodobka Bud-dhigga u ah Muranka Keenay Kala Kaca Labadii Garab ee Dhexdhexaadinta Wakiillada

                      Hargeysa:16-Feb-2014(SDN)-Muranka cusub ee keenay inay kala kacaan labadii Guddi ee dhexdhexaadinayey Garabyada is haya ee Wakiillada Somaliland ayaa noqday mid si aad ah looga Hadal hayo Guud ahaanba Somaliland. Guddiyadan oo muddo saddex cisho ah is hor fadhiyey ayaa ugu dambayntii isku maandhaafay qoddobo Dhawr ah oo goluhu hore cod aqlabiyad ah ku meel mariyey,…

                      Read More

                        Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Lagu Wado Inuu Saaka U Ambabaxo Dalka Djibouti Xilli Xasan Sheekh Dibadda Ku Maqan Yahay

                        Addis Ababa:16-Feb-2014(SDN)-Ra’isal wasaaraha Somalia Cabdiweli sheikh oo Safar muddo qaatay ku jooga Ethipia ayaa lagu wadaa inuu saaka u duulo Dalka Djibouti. Afhayeenka xukuumada, Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa intii ay joogeen Addis Ababa  ay kulamo la qaateen mas’uuliyiinta dowladda Ethiopia oo uu ku jirro ra’iisal…

                        Read More

                          Midawga Yurub oo shuruud ka farxisay mucaaridka ku xiray mashaariicda Jabuuti

                          Jabuuti Feb 16,2014(SDN)-Kulan Jabuuti ku dhex maray Dalka Jabuuti Midawga Yurub iyo xukuumada Jabuuti ayaa looga wadahadlay sidii loo Dardargelin lahaa mashaariicda horumarineed ee Midawga Yurub ay ka fuliyaan Dalka Jabuuti. kulan ka oo uu ka qeybgalay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle ayaa sida Ilo wareedyo ka ag dhaw madaxtooyada Jabuuti inoo sheegeen ahaa mid xasaasiya…

                          Read More

                            Kooxda Al-shabaab Oo Hadal Aan Looga Baran Ku Dhawaaqay Iyo Dawladda Xasan Sheekh Oo Il Gaar ah ku Eegaysa

                            Ceel-Buur:16-Feb-2014(SDN)-Ururka Dagaalka kula jira Dawladda Somali ee Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqay go’aan aan marnaba laga fileynin kaasoo ah oo in ay joojiyeen dagaallada tooska ah oo ay la gallayeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.   Guddoomiyaha Shabaabka ugu magacaaban gobalka Galgaduud, Xasan Yacquub Cali oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in aaney diyaar u ahayn…

                            Read More

                              Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirada Carabta ee fadhigoodu yahay Ethiopia iyo Casho-sharaf uu u sameeyay wafdiga Wasiirka Arimaha Dibadda ee Ethiopia

                              Adis Ababa Feb 16,2014(SDN)-Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa caawa la kulmay Safiirada dalalka Carabta u fadhiya Ethiopia oo uu kala hadlay xiriirka dheer u dhexeeya Soomaaliya iyo Caalamka Islaamka isla markaana waxaa uu sharaxaad ka bixiyay qorshaha Xukuumaddiisa xiliga iyo waxyaabo ay hiigsanayso si loo gaaro xasilooni iyo dib-u-dhiska dalka kadib burbur dheer oo…

                              Read More

                                Dulucda Eedaymaha Xildhibaanada Labada Garab u qaybiyay Golaha Wakiilada iyo Halkay Saldhigto

                                Hargaysa 15.Feb 2014 (SDN)- Garabada Golaha wakiilada Somaliland u saaray dhexdhexaadinta Khilaafka cakirnaa mudooyinkii u dambeeyay ayaa maanta ku kala kacay fadhiyo maalmihii u dambeeyay ay laheeyeen. Xildhibaanada dhexdhexaadinta goluhu u saaray oo 14 xubnood ahaa ayaa dhinacba dhinaca kale ku Eedeeyay masuuliyada khilaafka Golaha iyo Isfahan la’aanta guddida khilaafka loo saaray. Xildhibaan Muxaafidka u hadlay…

                                Read More

                                  “Ma waxaa nala barayaa in Ku Simayaashu ay Madaxdooda uga wanaagsanaan doonaan sugidda ammaanka? Siyaasiga Yusuf Garaad

                                  Muqdisho 15.Feb 2014 (SDN)- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar, ayaa  dawladda Soomaaliya ku dhaliilay ammaanka Muqdisho ee sii xumaanaya maalmihii u dambeeyay iyo labada masuul ee Soomaaliya ugu sareeya oo socdaalo ugu maqan dalka dibadiisa. Yuusuf Garaad Cumar oo Muqdisho ku sugani waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku daabacay bogga uu ku…

                                  Read More