Switzerland oo cod gelisay sharci ka dhan ah Qaxootiga iyo Midawga Yurub oo qaylo dhaan uga jawaabay
Brussels Feb 11,2014(SDN)-Cod u qaadida shuruuc lidi ku ah Qaxootiga oo ka dhacdaysa dalka Switzerland ayaa dhul gariir ka riday guud ahaan qaaramada Yurub. Madaxda Midawga reer Yurub ayaa ka digay in Switzerland oo aan ka mid aheyn midawga Yurub ay ku xadgudubtay mid ka mida shuruucda ugu muhiimsan caalamka “Xoriyada dhaqdhaqaaqa”. Wasiirka Arrimaha Dibedda…
