Maxay Xalay Ku Kala Hoydeen Wasiir Xirsi Iyo Koox Uu Hoggaaminayo Cali Marreexaan Oo Gondaha Isdaray?

    Hargeysa:10-Feb-2014(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Aqal ku Yaalla Magaalada Hargeysa uu kulan qarsoodi ahi ku dhex maray Wasiir Xirsi iyo Kooxo Xildhibaano iyo Waxgarad kale iskugu jira oo uu Hoggaaminayo Xildhibaan Cali Marreexaan oo  hormood u ah  kooxda Wadda Mooshinka Meesha lagaga Saarayo Guddoomiye Cirro. Kulankan oo ahaa mid qarsoodi ah, ayaa waxa ay sheegayaan warar hoose…

    Read More

      Xaalad Colaadeed Oo Ka Taagan Deegaanka Kalshaale Iyo Xukuumadda Oo Awoodeedii Iskugu Geysay Baabi’inta Wakiillada Sharciga ah.

      Qorulugud:10-Feb-2014-(SDN)-Deegaanka Kalshaale Oo u dhexeeya Magaalooyinka Qorilugud iyo Buuhoodle, ayaa waxa Ka Taagan Xaalad colaadeed iyo Baqdin shacabku ka qabo in labada dhinac ee Halkaas deggeni isku dhacaan. Labada dhinac ayaa si weyn isugu Abaabulaya Dagaal ay isku qaadaan, waxana socda Abaabul iyo Diyaargarow ballaadhan oo loogu diyaargaroobayo in gacanta la is Geliyo, maadaama  Beelahaas…

      Read More

        Qabiilka iyo qabyaaladda

        Anigoo tix raacaya dood cilmiyaysan oo xamabaarsan cinwaanka kor ku qeexan oo ay soo abaabuleen abwaanno iyo aqoonyahanno, kana soo qayb gashay bulsho farabadani. Doodda oo lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka UK Jimcihii ay taariikhdu ahayd 08/02/2014 oo runtii la is weydaarsaday fikrado wax ku ool leh iyo maansoonyin iyo gabayo qiimo leh oo…

        Read More

          Plans for German troops to help train Somali forces

          There are plans for German troops to take part in the EU training mission in Somalia, a German magazine has reported. Defense Minister Ursula von der Leyen has said Bundeswehr troops would become more involved in Africa. According to the report, Germany’s federal armed forces, the Bundeswehr, is to discuss plans for German soldiers to…

          Read More

            Mudaharaad ka Dhacay Hargaysa,Xukuumada oo Odayaal Caana Xabsiga Dhigtay , Iyo Xildhibaan Bukhaari oo dad Cadhaysani Heleen

            Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xukuuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Caawa Xabsiga u Taxaabtay Gudoomiyihii iyo Ku Xigeenkii Ururka Tallo iyo Tawfiiq ee Beesha Habar yoonis . Sida ay Shabakada Qurbejoog u Xaqiijiyeen Mas’uuliyiin kala duwani Xadhiga labadan Oday ayaa ka dhashay Kadib markii ay Galabta Huteel Shiraaqle ee Magaalada Hargaysa ay kula Kulmeen Gudoomiyaha Golaha Wakiilada…

            Read More

              War Deg Dega:Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaalad caafimaad Turkiga ugu dhoofay

              Muqdisho Feb 09,2014(SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan hore loo shaacin ugu anbabaxay dalka Turkiga si baaritaan caafimaad loogu soo sameeyo. Xaaladan caafimaad ee madaxweynuhu ugu duulay dalka Turkiga ayaan wax faahfaahina laga bixin. Xogaha ka soo baxaya madaxtooyada Soomaaliya ayaase tibaaxaya in madaxweynuhu uu baaritaan Turkiga u tegay. Ilo wareedyadu waa ay…

              Read More

                Shir- Deg deg ah, oo ay Caawa Hotel Kaah Kuyeesheen Wax Garadka, DHilinyarada iyo Siyaasiinta Beelaha (Habar Yonis) oo ka arinsanaya Xalada wadanka iyo waxii Bari ka yeli donaan Golaha wakiilada

                Hargaysa 10Feb14(SDN) Madax Dhaqameedka iyo Wax Garadka Beesha Habar Yonis ee ku sugan caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Shir Deg Deg ah Ku yeshay Dagaalka Qaawan ee Ay Xukuumadu Kusoo Qaaday Gudoomiyaha Golaha Wakiilada,iyo mudaraad la filaayo inuu ka dhaco bariga caasimada haragaya oo uu tagero ku leyahay gudoomiyha barlamanaka ahna gudoomiyaha xisbiga wadani  Shirkan…

                Read More

                  Silatech, Kaaba to support Somali youth enterprises

                  Doha-based social initiative Silatech has signed a deal with Kaaba Microfinance Institution (K-MFI) in Somaliland to promote youth enterprise and employment solutions. The memorandum of understanding paves the way for the two organisations to jointly develop a ‘Youth Enterprise Fund,’ which will provide dedicated funds and technical assistance to microfinance institutions throughout Somaliland. The objective…

                  Read More

                    Komiishanka Doorashooyinka,Xisbiyada iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ka Arrinsanaya Sidii Diiwaangelinta Muwaadiniinta iyo Ta Codbixiyeyaasha Loo Qaban Lahaa

                    Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Kulan ay maanta xarunta wasaaradda daakhiliga ku yeesheen guddida doorashooyinka, saddexda xisbi qaran iyo xukuumadda Somaliland oo ay metelayso wasaaradda arrimaha  gudaha ayay ku  kala saxeexdeen  sidii isku mar loo wada qaban lahaa diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo ta kale ee bixinta kaadhka dhalshada muwaadiniinta. kulankaasi oo ahaa mid ay al-baabadu u xidhnaayeen…

                    Read More

                      Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Masuuliyada Qaska Ka Aloosan Golaha Wakiilada

                      Boorama 09.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye ku xukeenka 1aad ee WADDANI Md. Axmed Muumin Seed ayaa maanta xukuumaDda dusha uga tuuray eeda qaska iyo buuqa ka socda golaha wakiilada, waxana uu sheegay inay xukuumadu u badheedhay inay baal marto sharciyada. Gudoomiye ku xigeenka oo arrimahaasi ka waramaya ayaa waxa uu yidhi “ Waxaad ogtihiin oo marag…

                      Read More

                        Xildhibaan Cali Mareexaan oo amaanay Hogaaminta Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Kuna Sifeeyay Shakhsi dad isku Wad leh {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Cali Xasan Mareexaan oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Shakhsi Siyaasadiisu Mudakar tahay Isla markaana leh dad isku Wad isagoo Tusaale u Soo Qaatay Qaabka uu u hago Golaha Wakiilada ee uu Gadhwadeenka ka Yahay….

                        Read More

                          Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku Wargeliyay inay Mas’uuliyada Khilaafka Golaha Wakiilada Dusha u ridan doonaan

                          Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Xara fee hargeysa ayaa si adag uga hadlay faragalin ay sheegeen Xukuumaddu in ay ku hayso Xeer hoosaadka Golaha wakiiladda. Masuuliyiinta sar sare oo ka tirsan Xisbiga Wadani oo ay ka mid yihiin Maxamed C/laahi Uur-cade, C/rashiid Maxamuud…

                          Read More