Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga oo ka Arrinsanaya Talaabadii ay ku Wajihi lahaayeen Golaha Wakiilada
Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xisbiyada Mucaaridka ah ee Ucid iyo Wadani , oo ay wehelinayaan Madasha Wadatsahiga iyo Toosinta Qaranka ayaa maanta shir degdeg ah kuyeeshay Huteelka Ambasador ee Magaalada Hargeysa kadib markii ay aad ula yaabeen dhacdadii Golaha Wakiilada ay Ciidamada Boolisku ku galeen maanta taas, oo la Sheegayay in Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee…
