“Waxaan Qabaa in Baashe Ogolaan doono in arrinta dibada lagu soo dhameeyo” Mudane Axmed C.Xaabsade
Hargaysa 10.Feb 2014 (SDN)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha guud, gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland, Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa ka hadlay khilaafka Golaha Wakiilada, waxaanu sheegay in heshiis la gaadhay mar haddii la wada hadlayo. Axmed Cabdi Xaabsade, oo saxaafadda kula hadlay golaha xarunta Baarlamaanka, ayaa sheegay in haddii Baashe diiday soo jeedinta Xaaji Cabdi Waraabe…
