Madaxweyne Gaas Oo Kulamo La Qaatay Ra’isal Wasaare Hailemariam iyo Nuxurka Wada Hadalladii ay Yeesheen

    Addis-Ababa:25-Feb-2014 (SDN)-Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Haatan Safar ku Jooga Dalka Ethiopia ayaa Kulan la Qaatay Ra’isal wasaaraha Dalkaaas Hailemariam Desalegn. Kulankan  Labada Masuul oo Xalay Saacadihii Dambe Qabsoomay, ayaa waxa Goobjoog  ka ahaa Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia Dr. Tedros, Halka ay Madaxweyne Gaasna la Socdeen  wasiiradda Arrimaha gudaha iyo warfaafinta Puntland,…

    Read More

      Haweenay Shaaha Ka Iibin Jirtey Ciidanka Dawladda Oo Xalay Lagu Toogtay Muqdisho iyo Ganacsatadii Kale oo Cabsiyi Soo Foodsaartay

      Muqdisho:25-Feb-2014(SDN)-Ruux Haween ah ayaa Xalay Lagu Dilay Nin La Socdayna Waa Lagu  Dhaawacay  Xaafadda Suuqa Xoolaha Ee Degmada Hiliwaa Ka dib markii ay Koox Hubaysani Rasaas Oodda Kaga Qaadeen.  Labada Qof ee Goobtaas Lagu Rasaaseeyey ayaa la Sheegayaa inay Xiligaa Ka Soo Rawaxeen Shaqo ay Suuqa ka Hayeen, waxana ay ku  sii Socdeen Guryahoodii. Goobjoogayaal…

      Read More

        Tababar ku saabsan Badbaadinta Deegaanka oo ka dhacay Magaalada Sheekh

        Sheekh Feb 25,2014(SDN)-Tababar ku saabsan xidhiidhka ka dhexeeya badbaadinta deegaanka iyo horumarka ayaa ururka Golis ee badbaadinta deegaanku ku qabtay Magaalada Sheekh ee ka tirsan gobolka Saaxil. Tababrkaas oo ay si wadajir ah u qabteen Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reer Miyiga iyo Ururka Golis ee badbaadinta Deegaanka, ayaa waxaa ka soo qeybgalay 50 qof oo…

        Read More

          Madaxweyne Xasan “Waa muhiim in ballan-qaadyadii caalamka laga dhabeeyo si loogu kalsoonaado New Deal.”

          Mogadishu, 24 February 2014(SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddiga Sare ee Wadashaqeynta (High Level Partnership Forum). Waxaana goob-joog ka ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicolas Kay, Wasiiradda, Arrimha Dibadda, Ammaanka, Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Somaaliya, Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya, Madaxweynaha…

          Read More

            Asad Yusuf ismaaciil Gudoomiyaha Dhalinyarada USA ee Xisbiga Ucid ,oo u mahad celiyey Madaxda Xusbiga ucid

            London 25Feb14(SDN)Marka hore Waxaan Salaan Qaliya u dirayaa Shabakada Qurbajoog Shaqalaheeda Meel kastoy joogaan, Waxaan Halkan ka Salamayaa Dhamaan Shacabka Soomaliland gudo iyo Dibad, waxaan uga mahad celinayaa Xusbiga Cadalada iyo Daryeelka UCID PARTY, Xilka ay ii Magacaabeen Garhaan Gudoomiye Xusbiga ucid Eng, Faysal Ali Husein, Musahraxa J/Madaxwayne, A/Q/ Jamal & ku xigeen kiisa. Gudoomiyaha…

            Read More

              SOMALILAND: Picture of the Day

              By: Eng. Abdirisak Itaqile Hargeisa, 25 Feb 2014 (SDN) – Ruling party Kulmiye foes has been brought together in a groundbreaking ceremony and luncheon in Hargeisa as spontaneous outbursts of clapping and cheering lasted through the day at the ruling party Kulmiye headquarters in Hargeisa, on Monday. The celebration came at the conclusion of a…

              Read More

                Rumors of Cabinet Reshuffle in Somaliland

                By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 24 Feb 2014 (SDN) – Rumors had it that President Silanyo is going reshuffle his cabinet for the sixth time since he came to power in 2010. The reshuffle always comes after thorough scrutiny of the members of cabinet and if any evidence is linked with low capacity building in the…

                Read More

                  Maxkamada Gobolka Hawd oo Xukuno ku Riday Denbiilayaal lagu Soo Qabtay Maandooriyaha Khamriga

                  Balli Gubadle 24.Feb 2014 (SDN)- Maxkamadda gobolka Hawd ayaa maanta xukun ku riday laba danbiile oo lagu qabtay iyagoo dalka soo galinaya Maandooriye. Fadhi ay maanta yeelatay maxkamadda gobolka Hawd ayaa xukuno ku riday laba danbiile oo dalka soo galinayaay Maandooriye kuwaasoo ciidamadda booliisku hawd ay ku soo qabteen iyagoo danbigaas faraha kula jira islamarkaa…

                  Read More

                    Mudaharaad Dhoole Tus ah oo Haweenka Taageera Alshabaab kaga Fal Celiyeen Kii Xukuumada Somalia

                    Buulo Burde 24.Feb 2014 (SDN)- Haween taageersan kooxda Al-Shabaab,ayaa muddaharaad dhoolatus ah ugu jawaabay Xaawalayda Muqdisho oo dorraad sameeyay muddaharaad ay kaga soo hor jeedaan kooxda Al-Shabaab. Dibad baxayaal u badan Haween iyo dhalinyaro taageersan Al-Shabaab ayaa socod kusoo maray qeybo kala duwan oo katirsan Degmada Buulo Burte , dadka dhigayay dibad baxa ayaa waxay…

                    Read More

                      Ra’isal Wasaare David Cameron oo Cadeeyay in Lacagaha ay Somalia ku Kaalmeeyaan ay Ku Dhacdo Gacanta Alshabaab

                      London 24.Feb 2014 (SDN)- Raysal-wasaaraha Ingiriiska David Cameron,ayaa sheegay in lacagta ay ugu deeqaan dalka Soomaaliya ee ay dagaaladu aafeeyeen  inay u gacan gasho kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya isla markaana aan loo isticmaalin sidii ay ugu talo galeen kana baxdo gacanta Dawladda. Dowladda Ingiriiska oo sanad kasta lacag gaadheysa 90 Million  oo…

                      Read More

                        Maxkamadaha Somaliland oo la Daalaa- dhacaya Dhagaysiga Kiisaska Argagixiso iyo Hoos u dhac ku Yimid Shaqo Maalmeedkii kale ee Maxkamadaha

                        Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Dhagaysiga Dacwadaha Argagixisnimada ayaa saamayn xoogan ku yeeshay hawl maalmeedka shaqo ee maxkamadaha hoose ee Gobolka, Rafcaanka iyo Degmadda, waxaana inta badan dhacda maalmaha dacwadahaasi jiraan in Garsoorayaasha kale iyo kiisaska ay hayaanba la fasaxo. Agagaarka Maxkamadaha ayaa la xidhaa, waxaana amaanka la wareega Ciidanka la dagaalanka Argagixisada ee la yidhaahdo…

                        Read More

                          Xisbiga Kulmiye oo Maanta u Dabaal Degay Khilaafkii Gudahooda ee Gudidii Turxaan Saarku Ku Soo Gunaanadeen 9 Qodob oo aan lagu Tartamayn

                          Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Xisbiga haya Talada Somaliland ee KULMIYE ,ayaa khilaaf u dhexeeyay maanta ku soo gunaanaday munaasibad weyn oo ay ky qabsadeen  Xarunta guud ee Xisbiga KULMIYE ee magaalada Hargeysa,isla markaana bulshada Somaliland ka dalbaday inay mar labaad u cumaamadaan hoggaanka dalka  marka ay gaadho xilliga doorashada. Munaasibad la isku soo hor fadhiisiyey…

                          Read More

                            Gudoomiyihii ugu horeeyay ee Urur siyaasadeedkii Xaqsaoor,ayaa Been abuur ku tilmaamay warar laga baahiyay,Qurbejoog ka Daawo Beenintiisa

                            Hargeysa Feb 24,2014(SDN)-Gudoomiyihii ugu horeeyay ee Urur siyaasadeedkii ku hadhay Doorashooyinkii Golaha Deegaanka ee Xaqsoor,kana mid ah garabkii ku Biiray Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye,Md. Axmed-nuur Aw Cabdi Shaacir,ayaa been abuur ku tilmaamay warar warbaahinta qaar keed lagu qoray oo sheegaya in meel banana lagaga dhaqaaqay. Xisbiga Kulmiya-na uu ka baxay heshiiskii hore ee…

                            Read More

                              Xukuumada Somaliland oo Mar Kale Mawqifkii Ugu Adkaa ka Qaadatay Xayiraada Universal,Iyo Denbiyo Hor leh oo lagu soo Oogay Ka DAAWO QURBEJOOG.COM

                              Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelintu Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay arrimo door ah oo ay ka Mid Yihiin Xayiraadii ay Xukuumada Somaliland ku Soo Rogtay Telefishanka Universal,Hawlgalada Samaynta Wadooyinka iyo Qodobo kale. Hargaysa SDN. Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Wasiirada Waxbarashada oo Tilmaan ka Bixisay Nidaamka ay rabaan inay ku Tayo geliyaan Waxbarashada Somaliland {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Faahfaahin ka Bixisay Kulan dib loogu Eegayo Nidaamka Wasaarada Waxbarashadu ay u shaqayso Isla Markaana lagu Naaqishi doono Wixii u qabsoomay iyo arrimaha aan u Hirgelin . Kulankan oo Socon doona Mudo Laba Cisho ah ayaa Wasiirka Waxbarashadu Waxay…

                                Read More

                                  “Waxaan mar kale ku celinayaa waar ardayda yar yar lacagta musasaacaha ha loo daayo oo wasiiradan baabuurta $80 kun ee doolar ah wata ha lagu daro wadada ceerigaabo” Murashax Jamaal Cali

                                  Berbera 24.Feb 2014 (SDN)- Musharax Jagada Madaxtinimada ee Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Xukumada Siilaanyo ku eedeyey in ay Qaaday Tubtii Dawladii Kacaanka ee Siyaad Barre ee kacaameynta, waxaanu xusay in uu habeen hore  uu la yaabay xukumadii oo aan wadadii ceerigabo gacanba u qaadin dhismaheeda in ay ka dhamaan…

                                  Read More