Madaxweyne C.weli Gaas iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya oo Addis Ababa Kulan ku Yeeshay

    Addis Ababa 24.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda dalka Itoobiya Tedros Adhanom ayaa qoraal uusoo dhigay bogga xiriirka bulshada ee Facebook ku sheegay inuu Axaddii shalay magaalada Addis Ababa kula kulmay madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Tedros Adhanom ayaa tilmaamay in dowladdiisu ay sii wadi doonto xiriirka iyo taageerada ay u fidiso maamul…

    Read More

      Somali Troops Invading Mogadishu Homes In Search Of Militants after Presidential Palace Attack

      Mogadishu, 24 Feb 2014 (SDN) – Security forces in Somalia’s capital are carrying out a sweeping crackdown in a hunt for militants and weapons after the country’s al-Qaida-linked militants group’s latest attack on the presidential palace. Soldiers have been entering homes and deploying on Mogadishu’s key roads following the Friday attack, which saw multiple car…

      Read More

        Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka Furay Kulan ku Saabsan Dib u Eegista Qorshaha Waxbarasho {DHAGAYSO}

        Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Magaalada Hargaysa ka Furay Kulan lagu Darsayo Sidii Dib u Eegis loogu Samayn lahaa Waxbarashada Dalka Gaar ahaan Sannadkan aynu ku Guda Jirno ee 2014-ka . Mudane C.raxmaan Saylici waxa uu Sheegay in Xukuumada ka Dhalatay Xisbiga Kulmiye ay Xooga…

        Read More

          Urur Goboleedka Igad oo Cadeeyay inay Xoojinayaan taageerada ay siiyaan dowladda Soomaaliya

          Muqdisho 24.Feb 2014 (SDN)- Urur goboleedka IGAD ayaa ballan-qaaday inuu xoojinayo taageerada uu uga qeyb-qaadanayo xasilinta iyo dib u dhiska Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay kulan uu maanta la qaatay raysul wasaaraha Soomaaliya, wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya, Maxamed Cabdi Afey ayaa u gudbiyay raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed dhambaal tacsi ah oo uu ka siday…

          Read More

            Dawladda Soomaaliya Oo Go,aamo Ka Soo Saartay Ammaanka iyo Masuuliyiinta Uu Saamayn Karo Xilkooda

            Hargaysa 24.Feb 2014 (SDN)- Xukuumdda Soomaaliya ,ayaa soo saartay go,aammo ay wax kaga qabanayso ammaanka caasimadda Muqdisho  kaasoo saamayn kara masuuliyiin xilal muhiim ah ka haya Dawladda ka dib weerarkii  kooxda Al-Shabaab ka fulisay gudaha Madaxtooyada  kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof oo ay ka mid yihiin madax sare oo ka tirsan Madaxtooyadda…

            Read More

              Raysal wasaaraha Somaliya oo ka shakiyey Ciidanka Amisom, kuwa Somali ahna isku xeeray

              Muqdisho 24.Feb 2014 (SDN)- Tan iyo markii uu dhacay qaraxyadii iyo weerarkii kooxda Al-Shabaab ku eegteen madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayeygal-daloolooyin ay leeyihiin ciidankii AMISOM ee ilaalinayey madaxtooyada iyo madaxda dalka Soomaaliyaba. Dagaal qadhaadh oo dhexmaray kooxda xag–jirka ah ee soo weerartay Madaxtooyada iyo ciidanka ilaalinayey madaxtooyada ayaa waxaa muuqatay inuu u dhexeeyey oo kaliya ciidamada…

              Read More

                Bulshada Burco oo Khaati ka taagan xafiiska Cashuuraha Berriga Burco

                Burco 24.Feb 2014 (SDN)-Wasaarada maaliayada waliba Waaxda cashuuraha Beriga ee Gobolka Togdheer  ayaa beryihii ugu danbeeyay  Hoos u dhac dhinaca dakhliga ahi soo wajahay sababo dhinaca shaqada ah awgeed ,kadib intii Maamulahha Cashuuraha Bariga ee Gobolka togdheer C/risaaq  Jaamac Maxamed uu maamulka ka ahaa, isla markaana  aad arkayso iyadoo aanu Maamulaha Xafiiskaasi sooba shaqo tagin…

                Read More

                  Kismayo: Amnigii Oo Faraha Ka Baxay iyo Saraakiishii Maamulkaas Oo Dhammaantood U Guuray Aqalka Madaxtooyada

                  Kismayo:24-Feb-2014(SDN)-wararka Laga Helayo Magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka  Jubada Hoose ayaa Sheegaya in Dhismayaa Dhawr ah oo ay Deggenayeen Madax Ka Tirsan Maamulkaasi ay Xaalad ammaan Darteed uga Baxeen. Madaxweyne ku Xigeenka labaad ee Maamulkaas Cadbiqaadir Xaaji Suldaan Luga Dheere ayaa ka mid ah Saraakiisha  Aqaladoodii ka Cararay, walina Lama Hayo meesha rasmiga ah ee…

                  Read More

                    Isu-duwihii Labaad ee Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Muddo Toddobaadyo Gudahood ah Iska Dhiibay Garowe iyo Qaar Kale Oo Xod-xodashadoodu Socota

                    Badhan:24-Feb-2014(SDN)-Isuduwihii Labaad ee Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee Ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag ayaa U Goostay Dhinaca Maamulka Puntland. Maxamed Cabdilaahi oo ahaa isu duwihii Ciyaaraha  Gobolka Sanaag, ayaa u ambabaxay Dhinaca Garoowe oo uu hore u joogay isu duwihii Wasaaradda Kalluumaysiga u joogay Gobolkaasi, isagoo Sii Kaxaystay Gaadiid iyo Hanti Badan oo Wasaaraddu…

                    Read More

                      Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo,ayaa si weyn u soo dhaweeyay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland

                      Hargeysa Feb 24,2014(SDN)-Xog-hayaha Gudiga arimaha Bulshada Golaha Guurtida,ahna ku-simaha Gudoomiyaha Gudidaasi mudane,Siciid Maxamed Libaaxo,ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Shabakadda Qurba-joogta kaga waramay arimo dhawr ah oo dhinaca arimaha Bulashada ah sida: caafimaadka,waxbarashada iyo biyaha.waxaanu si gaar ah u soo dhaweeyay Sanduuqa horumarinta dhalinyarada Somaliland ee dhawaan Madaxweynaha JSL,uu daah-furay.waxana uu sheegay xildhibaanku in…

                      Read More

                        Somalia: Four Kenyans abducted in Mogadishu: Official

                        By James Shimanyula Nairobi, 24 Feb 2014 (SDN) – Four Kenyans working for two construction companies in Somalia have been abducted near capital Mogadishu and ransoms have been demanded, Kenyan authorities confirmed on Sunday. “The pirates are demanding a $100 million ransom before freeing the Kenyans,” Andrew Mwangura, Secretary-General of the Seafarers Union of Kenya,…

                        Read More

                          Xildhibaan Xasan cawaale Caynaan uga digay dhinyarada khatarta Tahriibta

                          Hargeysa Feb 24,2014(SDN)-XildhibaanXasan cawaale Caynaan oo ka tirsan Golaha wakiiiladda JSL,ayaa dhalinyaradda uga tigay Tahriib iyo Mukhaadaraat-ka kala gadisan.waxaana Xilbaanka oo maanta ka Hadlayay Xafalad ay ku bahoobayeen 21 Kooxoo oo kubada cagta ah kuna tirsan Degmadda Axmed Dhagax ee magaalada Hargaysa,ayaa waxa uu dhalinta u hogatusaaleeyay inay maanta iyagu yihiin kuwa dalka u hadhaya.waxaana…

                          Read More

                            Muxuu Daarran Yahay Safarka Kediska ah ee Madaxweyne Gaas ku joogo Addis Ababa?

                            Garowe:24-Feb-2014(SDN)- Booqashada Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu Ku Tegay Dalka Ethiopia ayaa laga Bixiyey Darreeno kala Duwan oo la Xidhiidha Ujeeddada Rasmiga ah ee ay Xambaarsan tahay. Madaxweyne       Gaas Oo Muddo Kooban talada Maamulkaas Hayey, ayaa si Lama Filaan ah ku Tegay Magaalada Addisa Ababa, waxana Booqashadiisani ay ahayd mid aan la…

                            Read More

                              Ra’isalwasaarihii Hore Ee Somalia Oo Sawir Shacabka Soo Jiitay Ka Gudbiyey Madaxwne Xasan Sheekh

                              Muqdisho:24-Feb-2014 (SDN)-Siyaasadda Somalida ayaa Haatan U Muuqata mid u Gudubtay Dhinaca  Warbaahinta Bulshadu KU Xidhiidho ee Face-book-ga Loo Yaqaanno, waxana Haatan Sawirkii ugu Hadal Haynta Badnaa ee Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh Soo Dhigay Ra’isal Wasaarihii Hore ee Somalia Mr Saacid Shirdoon. Ra’isal Wasaare Saacid oo Muddo ka HOr loo Beddelay Muran Soo Kala Dhex…

                              Read More

                                Taliye-Saldhigeedkii Gegmada Galdogob Oo La Khaarajiyey

                                Galdogob:24-Feb-2014 (SDN)- Warka Naga Soo Gaadhaya Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa Sheegaya in Taliyihii Degmadaasi Shalay Maqribkii Lagu Toogtay Halkaasi. Taliye Muumin Maxamed Muumin oo in Muddo ah Halkaas Taliye Ka Soo Ahaa, ayaa La Sheegay inuu Dilay Mid kamid ah Ilaaladiisa Gaarka ah oo ay Murmeen, waxana la Sheegayaa inuu Dilkaasi Ka Dhacay…

                                Read More

                                  Briatain oo looga Ololeynayo in Deeqihii Soomaaliya loogu yaboohay in la Siiyo dadka Britain ku nool ee fatahaaduhu saameeyeen

                                  London Feb 24,2014(SDN)-Dalka Britain ayaa waxa ka biloowday olole la doonayo in dawlada dalkaasi ay joojiso bixinta deeqaha loogu talo galay dalka Soomaaliya isla markaana lacagtaasi loo weeciyo gacan qabadka dadkii ku waxyeeloobay roobabkii fatahaadyada sababy ee Britain. Ololahaan ayaa sii xoogeytay kolkii ay QM soo saareen warbixin tibaaxeysay in dawlada Soomaaliya ay hub siisay…

                                  Read More

                                    Taliban oo sheegay in ay hakiyeen wadahadalo ay la lahaayeen Mareykanka,maxey tahay sababtu?

                                    Doha Feb 24,2014(SDN)-Kooxda Taliban ee ka dagaalanta dalka Afgaanistaan ayaa sheegay in ay joojiyeen wadaxaajood ay la lahaayeen dalka Mareykanka ka dib kolkii la isku afgaran waayay siideynta qaar ka mida hogaamiyeyaasha Tabilban ee ku jira gacanta Mareykanka. Dawlada Mareykanka ayaa ka gaabsatay shaacinta iyo qirashada in ay wadahadalo kula jiraan kooxda Talibaan ee ay…

                                    Read More

                                      Ruushka oo soo gunaanadey Olympic-gii ugu kharashka badaanaa ebid

                                      Sochi Feb 24,2014(SDN)-Ruushka ayaa lagu soo guaanaday ciyaarihii Olympic-ga qaboobaha ee dunida ugu kharashka badanaa intii ciyaarahani la qabatay,ciyaaraha ayaa dalkaa ka socday 17kii cisho ee u danbeeyay. Sochi oo ah magaalo dhaqaalo xumo awgeed uu ka muuqday dib u dhac balaaran diyaargaroogii martigelinta ka hor ayaa haatan waxa ay noqotay mid dunida dacaladeeda laga…

                                      Read More