Madaxweynihii Ukraine oo baxsaday iyo dalkaaso oo galay xaalad cakiran
Kiev Feb 24,2014(SDN)-Madaxweynihii hore ee dalka Ukraine Victor Yanukovych ayaan ilaaiyo haatan la garaneyn halka uu tegay ka dib qalalaase siyaasadeed oo dalkaasi qarka u saaray dagaalo sokeeye. Baarlamaanka dalkaas ayaa xilkii madaxweynaha ku wareejiyay madaxweyne KMG ah oo dalkaasi ka hirgelin doona doorashooyin xor ah oo dhaci doona bisha May ee ina heysa 25keeda….
