Somalis charged with being in the country illegally

    Several suspected Somali nationals arrested during a police raid on an Islamic institution at Macknon Road Township along the Mombasa-Nairobi highway have been arraigned in court. Ninety-four Somalis, including 41 minors, were arraigned before a Kwale Court on Monday evening charged with being in the country illegally. The suspects were arrested at Mahamudai Islamic School…

    Read More

      JAWAAB: MUXUU MUCAARIDKU U HANBALYNWAAYEEN MADAXWEYNE SIILAANYO SAFARKIISA?

      waxaan jecelaystay inaan ka jawaabo maqaalo dhowr ah oo ka soo yeedhaayey dad madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga Kulmiye ka ag dhow oo is weydiinaayey sababta ay Mucaaridka Somaliland u Hanbalyeenwaayeen Madaxweyne Siilaanyo safarkiisan uu xataa ilaa Laasqoray ku tegay. Haddaba nimankii maqaaladaasi kala wareejinaayey waxaan leeyahay sababta ay u tahniyadeeyn waayeen waxay tahay; 1. Horta…

      Read More

        Prime Minister: We are winning the war and now is the time for Al-Shabaab to renounce violence

        Prime Minister: We are winning the war and now is the time for Al-Shabaab to renounce violence The National Security Council met today, chaired by His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud and attended by H.E Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, government ministers and senior military and security officials to discuss the ongoing military operations against…

        Read More

          “Markaa dhamaato Muddo xileedka Siilaanyo hadday dorashadu qabsoomi waydo waxaanu dhisaynaa dawlad ku-meel gaadh ah oo aanu ku jirin Kulmiye” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

          Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Ing Faysal Cali Waraabe oo socdaal uu dalka dibadiisa ugu maqnaa maanka ka soo laabtay,ayaa sheegay hadday doorashada Somaliland xilligeeda ku qabsoomi waydo inay tallaabo kale qaadayaan ,waxaa kaloo uu sheegay inuu hambalyaynayo Safarka Madaxweyne Siilaanyo uu ku tegay degmada Laasqoray. Waxaanu intaa raaciyay farriin…

          Read More

            Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Xukuno ku riday laba Danbiile oo loo haystay Nombarada Gaadiidka oo been abuur ah

            Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta xukun ku riday laba Eeddeysane oo loo haysto inay Bileedh lambaro Foojari ah gaadiid ku soo geliyeen Somaliland. Labadan Eeddeysan oo Hanti-dhawrka Guud ee Qaranku muddo ka hor ku qabtay Gaadiid ay ku iibiyeen Taariko laga furay Baabuur kale si waddanka loogu soo geliyo, isla markaana…

            Read More

              War Deg Deg ah:Rasaas Xoogan oo Ka Dhacday Albaabka Madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa.

              Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- Rasaas doora ayaa Mar Qudha waxay ka Oogsatay Xarunta hore ee Qasriga Madaxtooyada ee Caasimada Hargaysa taas oo Bilaabantay abaaro 7:35 daqiiqo ee Caawa. Ma Jiro War faahfaahsan oo tilmaamaya sababta keentay rasaastan hasa yeeshee Weriye ka Tirsan Shabkada Qurbejoog.com oo u dhow Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadu…

              Read More

                Shacabka Gobolka Sool oo Isu diyaariyay in Madaxweyne Siilaanyo Laascaanood Yimaado iyo Weftigii Madaxweynaha oo Caawa Ku Sugan Burco

                Burco 18.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha  Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo Weftigii uu hoggaaminayay ee socdaalka ku marayay gobolada dalka Somaliland,ayaa caawa ku soo hoyday magaalada Burco iyadoo laga sugayo isla markaana looga diyaar garoobay magaalada Laascaanood. Weftiga uu Hoggaaminayo Madaxweyne Siilaanyo oo ay ka mid yihiin Wasiirro,Xildhibaanno,Agaasimeyaal,Xubno ka tirsan Xisbiga KULMIYE iyo Marwada Madaxweynaha Marwo…

                Read More

                  Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soo booqday dhaawacyadii qaraxii Buulo-burte oo la Dhigay Cisbitaal Xalane ee Muqdisho

                  Muqdisho 18.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta isbitaalka Xalane ee magaalada Muqdisho ku booqday askartii ku dhaawacantay qaraxii saakay ka dhacay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Madaxweynaha oo booqashada kaddib ka war-bixiyay xaaladdii uu ku arkay dhaawacyada ayaa sheegay inay xaaladdooda ka soo reyneyso, in kastoo uu…

                  Read More

                    Wasiirka Horumarinta Miyiga oo ka hadashay Qaabka looga hortagi karo Wax Soo Saarka Wershadaha ee Saamaynta Taban ku leh Deegaanka {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- Wasiirada wasaaradaha warshadaha iyo deegaanka ayaa maanta ka qayb galay kulan lagu falaqaynayey afooyinka dabiciga sida dabka,  shiildaalka kala duwan, xakamaynta waxyaabaha qarxa  iyo dhibtooyinka warsahaduhu u gaystan deegaanka. Wasiirka Wasaarada Deegaanka Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa ka hadashay Sida la isu Waafajinayo Horumarinta Wershadaha iyo Ilaalinta Deegaanka waxaanay Tilmaantay…

                    Read More

                      Beelaha Darafyada oo Qaadacay Saami Qaybsigii Ergooyinka Xisbiga Kulmiye iyo Xaraarada Murankiisii oo laba kaclaysay

                      Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- muran ayaa shalay ka soo cusboonaaday qaabkii saami qaybsiga Ergooyinka Xisbiga Kulmiye ee dhawaan loo gudbiyey Hogaanka Xisbiga Kulmiye kadib markii uu shalay xubin ka mid ah guddida qaban qaabadu soo jeediyey Hindise uu ku doonayey in Beelaha qaarkood Saamiyo laga dhimo isla markaana lagu kordhiyo mid ka mid ah Beelaha….

                      Read More

                        Todoba Qof oo Ku Dhintay Qarax Gaadhi oo Maanta ka Dhacay Buulo Burte iyo Alshabaab oo Sheegatay

                        Buulo Burte 18.March 2014 (SDN)- Qarax loo adeegsaday gaari iyo weerar fool-ka-fool ah ayaa aroortii hore ee maanta ka dhacay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, waxaana ku dhimatay toddobo qof, afar kalena waa ay ku dhaawacantay. Dad dhintay waxaa ku jira abaanduulihii guutada 10-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan, Kornayl Maxamed Aamiin,…

                        Read More

                          Dawlada Kenya oo Dalkeeda ka Masaafurisay Sadex eedaysane oo lala Xidhiidhiyay Alshabab

                          Nairobi 18.March 2014 (SDN)- Kenya ayaa u masaafurisay dalka Belgium saddex nin oo ajnebi ah, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ka bar-bar dagaallameen kooxda Al-Shabaab. Nimanka oo kala ah Mustapha Bouyabaren oo u dhashay Belgium, Rachid Benomari oo Faransiis ah iyo Mohamed Said oo Algerian ah ayaa lagu wadaa in maxkamad lagu soo taago dalka Belgium, sida…

                          Read More

                            “18 May ee Sannadka Danbe waxa uu halku dhigu noqonayaa Qaadhaan ururinta Wadada Ceerigaabo” Madaxweyne Siilaanyo iyo Ceel Afweyn {DHAGAYSO}

                            Ceel Afweyn 18.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Mar uu Saaka la hadlayay Shacabka ku Dhaqan Degmada Ceel afweyn oo ay ku sii Hakadeen kadib markii ay ka soo Kicitimeen Magaalada Ceerigaabo waxa uu uga Mahadceliyay Shacabka ku nool Degmada Ceel afweyn Sida diiran ee Caadada u ah ee ay…

                            Read More

                              Cadaaladdaradii uu Wasiir Cakuse ku Lumiyey Wakhtiga oo Ka Fursan weydey Inuu Qalinka ku Duugo

                              Hargaysa Mar 18,2014(SDN)-Wasiirka warfaafinta ee Somaliland C/laahi Cakuse ayaa Mudo dheer wakhtiga ku lumiyey inuu dhawaaq dheer gaadhsiiyo dadka shicibka ah iyo shaqaalaha wasaarada warfaafinta kuwaas oo mudo dii udambeysey ee 4 Afarta sano ee xukuumadani Heysatey tabanaayey cadaaladdaro ka socoto Wasaarada ugu wayn somaliland oo ay ka howlgalaan 400 qof oo shaqaale ah oo…

                              Read More

                                Senior Somali commander killed in ambush

                                MOGADISHU – A senior military commander in Somalia’s semi-autonomous Puntland region was Monday killed in an ambush, local officials said. General Jama Said Afgadud was travelling in a car near the port town of Bosaso. One soldier was also killed and another injured in the ambush. No group claimed responsibility for the attack. Troops based near…

                                Read More

                                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ceerigaabo ka soo ambabaxay lana hadlay Bulshada Degmada Ceel Afweyn

                                  Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa Saaka ka soo Kicitimay Magaalada Ceerigaabo,isla markaana Goob Fagaare ah kala hadlay Bulshada ku nool degmada Ceel afweyn. Xubno isugu Jiray Salaadiin Maamulka Degmada Ceel afweyn iyo aqoon yahano oo halkaasi ka hadlay ayaa Madaxweynaha u qadimay baahiyo ay…

                                  Read More

                                    Kenya arrests two after bombs ‘found in car’

                                    Police in the Kenyan port city of Mombasa say they have arrested two people who were driving a car with two improvised bombs hidden inside it. The suspects, one Kenyan and the other of Somali origin, were planning to attack an unspecified target, they say. The arrests followed a tip off, a police official added….

                                    Read More

                                      Uganda issues Shabaab terror alert

                                      KAMPALA – Ugandan police are warning of possible terror plots by the Somali militant group Al-Shabaab to attack fuel stations in the country. “We have received intelligence information that terrorists belonging to the Al-Shabaab group are planning to attack Uganda by hitting fuel tankers on transit, fuel depots and stations,” deputy police spokesperson Onyango Patrick…

                                      Read More

                                        Somali Prime Minister Creates Govt Office for Clerics

                                        Somali Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed convened a meeting of religious leaders in Mogadishu on Saturday (March 15th) and announced the creation of a new government office for religious scholars that will help shape public opinion and government decision-making. “The main aim of this meeting is to have a collective position towards the religious-less people…

                                        Read More