Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta

     Abu Dhabi, March 4, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka carabta, ahna wasiirka arimaha madaxtooyada Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan Al Nahyan iyagoo ka wada hadlay horumarinta xiriirka iskaashi iyo wax wada qabsi ee dalalka Soomaaliya iyo Isutaga Imaaraadka Carabta.   Ra’iisul wasaaraha…

    Read More

      Wasiirka Macdanta oo Kulamo kula Yeeshay Isu taga Imaaraadka Shirkado Shiidaal soo Saar iyo Kuwo Sahamineed DAAWO

      Dubai 04.March 2014 (SDN)- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo shir balaadhan la yeeshay afar shirkadood oo ka hawlgala Arrimaha Shidaalka iyo Sahamintiisa kuwaas oo kala ah Shirkada DNO,Shirkada ANSAN, shirkada GENEL ENERGY iyo shirkada RAD-GAS, Afartaa Shirkadood oo saddex ka mid ah fadhigoodu dalka Imaaraadka. Wasiirka Macdanta ayaa faahfaahin ka Bixiyay Heshiisyo uu la…

      Read More

        Maxay Dalada Guud ee Ururada Naafadu u Qabataa Dadka Naafada ah Xog Waran Gaar ah oo uu Qurbejoog siiyay Gudoomiyaha Daladaasi {DHAGAYSO}

        Hargaysa 04.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha dallada guud ee ay ku midoobeen Ururadda Naafadda Somaliland Md. Mukhtaar Cismaan Muxumed,ayaa Waraysi gaar ah oo uu maanta Xafiiskiisa magaaladda Hargaysa ku Siiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com  kaga xog-waramay waxa ay Dallad ahaan u qabtaan Naafadda Dalka.cidda  taageerta dhinacayada dhaqaalaha iyo hawl maalmeedka shaqo ee Dallada,waxa ilaa hadda…

        Read More

          Halkay Maraysaa Hawsha Dhismaha Wadada Cad,Goorma ayaa la filayaa inay Dhamaato Waa Barnaamij Gaar ah oo uu Shabakada Qurbejoog.com Siiyay Mudane Cali Sanyare oo ah Gudoomiyaha Gudida dhismaha Wadada Cad {DHAGAYSO}

          Hargaysa 04.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudiga Wadada-cad ee isku xidha  magaalooyinka Hargaysa iyo Salaxlley Mudane Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) ayaa Waraysi gaar ah oo uu ku siiyay shabakadda Caalamiga ah ee Qurbajoogta Xarunteeda Magaaladda Hargaysa Waxa uu  kaga warbixiyay sida ilaa  hadda  ay u socoto hawsha Mashruuca Balaadhan ee Wadada cad.maadaama uu sheegay Wasiirka…

          Read More

            Xoghayaha Arimaha Siyaasada UK Iyo Europe Ee Xisbiga UCID Siciid Xariir Diiriye oo dhaleceyey Nin xisbiga u fadhiya Biristol oo warsaxafadeed iska soo sara oo war ka hayn laanta Uk

            London 04March14(SDN) Xoghayaha Arimaha Siyaasada UK Iyo Europe Ee Xisbiga UCID Siciid Xariir Diiriye Oo Waraysi gaara siyey qurbejoog.com ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Nin degan Magalada Biristol oo xisbiga dhawr wiig ku jiray oo aan wax khibrad iyo mihnad saxafadeed midna lahayn uu saxafada u gudbiyo hadalo deel qaaf ku ah xisbiga laantiisa…

            Read More

              Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Si Labac Labac ah uga Hadlay Fara gelinta Xukuumada ee Garsoorka {DHAGAYSO}

              Hargaysa 04.March 2014 (SDN)- Masuuliyiin ka tirsan Gudida Caddaalada oo uu  mid tahay Gudoomiyaha Maxakamadda sare  ayaa maanta  si wada jir ah uga hadlay arimo ay ka mid ahayd  cabshooyin  ay Xukuumadda u jeediyeen xubno ka tirsan Garsoorka gobolka Maroodi jeex. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali oo ah Gudoomiyaha Gudida Sare ee…

              Read More

                Dawladda Soomaaliya Oo Diidday Sharcinimada Maamul Goboleed Lagu Dhawaaqay

                Muqdisho 04.March 2014 (SDN)-Dawladda Federaalka Soomaaliya,ayaa diidday sharcinimada Maamulka Koonfur galbeed Soomaaiya oo shalay lagaga dhawaaqay magaalada Baydhaba  Xarunta gobolka Bay ee koonfur galbeed Soomaaliya. Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa gaashaanka ku dhufatay doorashadii Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed ee shalay lagu doortay Baydhabo, iyadoo qaabka ay doorashadu u dhacday lagu sheegay mid aan dastuurka dalka waafaqsanayn. Wasiirka…

                Read More

                  Sucuudiga oo Dalkiisa ka mamnuucay sharaabka Energy-ga leh, Iyo Saxaafada oo loo diiday inay Xayaysiiyaan

                  Riyad 04.March 2014 (SDN)- Golaha wasiiradda Dalka Sucuudiga ayaa xukuumadda ka mamnuucay inay sharaabka Energy-ga leh ku iibiso goobaha waxbarashada iyo goobaha adeegyada caafimaadka, sidoo kale waxay mamnuuceen shirkaddaha Xayaysiiya sharaabadaas, ee bixiya adeegyada bulshada, dhaqanka iyo munaasibadaha ciyaaraha. Xukuumadda Sucuudigu waxa kale oo ay shirkadaha sharaabka ka mamnuucday diginiinaha ku qoran luqadaha carabiga ah…

                  Read More

                    Sucuudiga oo Soomaalidii ugu bedneyd ebid ka mustaafurinaya dalkooda iyo HRW oo dhaleeceysay falkaas

                    Riyadh Mar 04,2014(SDN)-Dawlada Boqortooyada Sucuudiga ayaa qorsheynaya in ay dalkooda mar kale ka mustaafuriyaan Soomaalidii ugu badneyd ebid ee dalkaa laga saaro. Sucuudiga ayaa Muqdisho bil ka hor ka dejisay Soomaali tiradoodu ay ka badaneyn 12,000 oo ruux oo isugu jiray dhaliyaro,dumar,caruur iyo cirooleba. Hayada QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa digniino dhawr ah…

                    Read More

                      Obama oo aan isku indho ku eegin Putin iyo Natenyahu

                      Washington Mar 04,2014(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Hussein Obama ayaa saxaafada u mariyay dhaleeceyn uu u jeediyay dalka Ruushka ka dib kolkii ciidamo Ruush ahi ay qabsadeen qeybo ka mida dalka Ukraine. Obama ayaa dhaleeceyntan jeediyay kiyoo uu garab fadhiyo madaxweynaha dalka Isreal Benjamin Natanyahu oo Washington booqasho ku jooga. Madaxweynaha Mareykanka ayaa hoosta ka xariiqay…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaaraha oo kulan casho ah la yeeshay madaxda ganacsatada ee Isutaga Imaaraadka Carabta

                        Abu Dhabi, March 4.2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa galabta la kulmay madaxda ugu sareysa ganacsatada Soomaaliyeed ee Imaaraadka Carabta. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale kala qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wasiirka Isgaarsiinta, iyadoo sidoo…

                        Read More

                          The Governor of Hargeisa has not paid a minimum attention to murder comited by a Somaliland General

                          The worst crime in history committed in Hargeisa is  reported by Somali-land police general, this crime was also in press release reported by Hargeisa governor. Despite the murder being committed against a citizen, however, the public have pleased the recognition and the arrest of those committed this savage killing. Despite of this sad development, circumstances obliged us to reveal…

                          Read More

                            UNSC considers arms ban on Somalia for weapons diversion

                            The United Nations could slap a full arms embargo on Somalia following revelations that the Mogadishu government allowed the sale and diversion of weapons to foreign arms traffickers, criminals and terrorists. While illegal acquisition of weapons is common in countries in the region, information in a UN report that Somalia’s army is the “greatest” supplier…

                            Read More

                              Mpumalanga MEC condemns looting of Somali shops

                              Mpumalanga’s MEC for Community Safety, Security and Liaison, Vusi Shongwe, has paid a visit to Pienaar outside Nelspruit where residents have been looting foreign national’s shops. According to police, shops owned by foreigners were looted during and after the funeral of Wellington Hendrey Dube on Sunday.  Dube was allegedly shot dead by a Somali shop…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “ Isutaga Imaaraadka Carabta waxay naga caawinayaan dib-u-dhiska dalka iyo hay’adaha dawladda”

                                Abu Dhabi, March 3, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo kala duwan la qaatay qaar kamid ah mas’uuliyiinta dalka iyadoo uu kala hadlayo sii xoojinta xiriirka labada dawladood ee walaalaha ah , loona dardar-galin lahaa heshiiskii March, 2013 ee dhexmaray Soomaaliya iyo…

                                Read More