Wax Badan Ka Ogow Koobka Adduunka Ee Lagu Qabanayo Brazil Oo ay Ka Hadhsan Tahay 99-Maalmood
Maanta Oo Arbaca ah Bishunta Tahay 5-March-2014, waxa Muddo Dhan 99-Maalmood inga Xigaan Xilliga Loo Ballansan yahay inn Koobka Adduunku uu Si Rasmi ah uga Furmo Dalka Brazil. Kulanka ugu HOrreeya ee Koobka ayaa Loo Qorsheeyey inuu 12-Ka Bisha June ee Soo Socota ay Ciyaartiisa ugu horraysaa Dhex Marto Dalalka Brazil iyo Croatia. Brazil…
