“Somaliland iyo Alshabaab Waa Mataano” Wasiirka Amniga Punt land Xasan Aloore {DHAGAYSO}

    Garowe 25.March 2014 (SDN)- Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay ka feejigan yihiin weeraro kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab ka dib socdaal uu madaxwaynaha Puntland maanta ku tagay goobaha ciidanka daraawiisha kaga sugan yihiin Galgala. Wasiirka Amniga Xasan Cismaan Aloore oo maanta la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay ammaanka Puntland inuu yahay mid wanaagsan balse kooxda…

    Read More

      Gudoomiyaha Sallaxley Oo Golaha Deegaanka Hargeysa Ku Eedeeyay Weerar Qaawan Oo Dhul boob ah Inay ku Soo qaadeen Deegaanka Toon Iyo khasaare ka dhashay Goobtaa {DHAGAYSO}.

      Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Degmada Sallaxley Ismaaciil yuusuf Xuseen (shiine) ayaa Si adag uga hadlay Fal iska Hor imaad Sababay oo Maanta ka dhacay Buurta Qalax ee Tuulada Toon. Gudoomiyaha Degmada Sallaxley Waxa uu ku eedeeyay Maayar ku Xigeenka Caasimada Hargaysa inuu Horseed ka ahaa Rabshad iyo Is rasaasayn ka Timid Markii Golaha Deegaanka…

      Read More

        Gudoonka Baarlamaanka Oo Markale Xildhibaannada u diray fariin

        Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markale ku wargeliyey XIldhibaannada Golaha Shacabka iney usoo xaadiraan gudashada howlaha adag ee horyaala Xildhibaannada Baarlamaanka oo ay ugu horeyso ka doodida iyo ansixinta Miisaaniyadda. Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa yiri “anigoo ku hadlaya magaca Gudoomiyaha Golaha Shacabka waxaan si xushmad leh ugu…

        Read More

          Prof Axmed I.Samatar oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku Dhaliilay inay Fulin Weyday Dardaarankii Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec

          Ottawa 25.March 2014 (SDN)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa shaaciyey dariiq cusub oo loo mari karo ictiraafka Somaliland, kaasoo sheegay in marka hore adduunka loo sharaxo sababaha ay Somaliland aqoonsiga u doonayso. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waxa uu sheegay inaanay Somaliland aqoonsi caalamiya helin wakhti ku siman 23-sanadood, waxaanu tilmaamay dariiq cusub oo looga wareegi karo Ictiraaf…

          Read More

            Waa Maxay Ujeedada Xafiisyada uu Golaha Wakiiladu ka Furanayo Gobolada Dalka

            Berbera 25.March 2014 (SDN)- Guddida Joogtada ah ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa Furay Xafiiska Baarlamaanka Somaliland ku yeelanayo Mgaalada Berbera ee Gobolka Saaxil. Guddida Joogtada ah oo uu hogaaminayo Gudoomiye xigeenka 2-aad ee Golaha wakiilada Cali Yuusuf Axmed ayaa Shalay u ambabaxay Magaaladda Berbera, iyagoo uga sii gudbi doona Magaalada Burco oo ay ka furayaan…

            Read More

              Cisbitaalka Guud ee Hargaysa oo la Keenay Qalab Casri ah oo dalka dibadiisa loo tegi jiray,Daahfur loo sameeyay iyo Wasiir Xaglo toosiya oo furay Qurbejoog ka Daawo

              Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo  Toosiye ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray Daahfurka Adeegyo Wax ku ool ah oo lagu soo Kordhiyay Cisbitaalka Guud ee Caasimada Hargaysa. Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Dr. Axmed Cumar Askar oo Halkaasi ka Hadlay ayaa Iftiimiyay Horumarka kala duwan ee…

              Read More

                Kulan lagaga Hadlayay Baahiyaha Waxbarasho ee degmada Sallaxley oo Hargaysa lagu qabtay Ka Daawo Qurbejoog.com

                Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Marwada Madaxweynaha,Wasiirada Waxbarashada,Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Kulan lagaga hadlayay  Baahiyaha Waxbarashada ee Degmada Sallaxley. Kulankan ayaa lagu falanqaynayay Sidii Meel la isula dhigi lahaa Baahiyaha Waxbarasho ee Degmada Sallaxley Waxaana Halkaasi ka hadashay Marwada Madaxweynaha,Wasiirada Waxbarashada,Gudoomiyaha Gudida Dib u dhiska Wadada Cad ee Hargaysa Iyo…

                Read More

                  Xisbiga Waddani oo Dawlada Madaxweyne Siilaanyo ka dalbaday inay si cad u Qeexdo Hab Maamulka Khayraadka dabiiciga ah ee dalka

                  Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Guddida Khayraadka Dabiiciga ah iyo Tamarta ee xisbiga Waddani ayaa Maanta Qoraal ay soo Saareen Waxay ku soo bandhigeen Arrimo taabanaya ka Faa’iidaysiga Khayraadka kala duwan ee dalka,kaas oo ay Balan qaadeen inay si is daba joog ah Bulshada ugu soo Gudbin doonaan. Qoraalka Gudidan ayaa u dhignaa Sidan :- Ummada…

                  Read More

                    Is-rasaaseyn ku dhex martay Magaalada Beledweyn ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab

                    Beledweyn 25.March 2014 (SDN)- Is-rasaaseyn u dhaxeysay ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa habeenkii Isniinta ka dhacday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Is-rasaaseynta ayaa timid markii maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay rasaas ku furtay saldhig ciidamada dowladdu ku leeyihiin duleedka magaalada, sida uu sheegay taliyaha saldhigga booliska degmada Beledweyne, Kornayl Cali Cabdi Mahad-Alle. Taliyaha…

                    Read More

                      “Ma Jiro Wax Is fahmi waa ah oo Wasaarada iyo Baanka soo kala dhex galay” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 25.March 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xafiiskiisa Waxa uu daboolka kaga qaaday Khilaafkii la sheegay inuu soo kala dhex galay Wasaarada Maaliyada iyo Baanka Somaliland . Mudane Samaale Waxaa kale oo uu ka hadlay Sicir bararka dalka ka jira iyo doorka…

                      Read More

                        Gudoomiyah La,dagaalnka Musuqmasaqa Siciid Xariir Diiriye oo Fariin Toosa oo Ku socota Madaxwaynaha somaliland u Diray.

                        London 25March 14(SDN) Maraka hore waan ku salamay mudane madaxwayne,salaan ka bacdi madaxwayne waxaan ku rajaynayaa caafimaad qab iyo Cimridheerer, intaa ka bacdi madaxwayne ilamaa iyo malintii lagu dooratay ee 2010 ilamaa iyo manta oo sanadku yahay 2014. wax Xisaab celina oo aad samaysay ma jirto haba yaratee, Xisaab celin marka aan ku leeyahay waxaay…

                        Read More

                          “Anigu Laga Bilaabo Marka Uu Madaxweyne Siilaanyo Haakah ka Yidhaahdo Kursiga Madaxweynenimada Musharrax Baan Ahay, Muuse Biixina………” Wasiir Samaale”

                          Hargeysa:25-March-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii ugu Horraysay Si cad u sheegay inuu Yahay Musharrax u taagan Madaxtinimada Dalka, balse uu kaliya ka Hor taagan yahay Madaxtimida Siilaanyo ee Xilligan taagani. Wasiir Samaale oo Haatan shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaraddiisa, ayaa tilmaamay in Marka uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhergo kursiga Dalka…

                          Read More

                            DAAWO:Jariirad ka soo baxda Belgium oo sawirkii ugu foosha xumaa ka sameysay Obama iyo Xaaskiisa

                            Brussels Mar 25.2014(SDN)-Jariirad ka soo baxda dalka Belgium oo la yiraahdo De Morgan ayaa daabacday sawir kii ugu midabtakoorka badnaa ebid ee laga sameeyo madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama iyo xaaskiisa. Jariirada oo caalamka oo dhan sawirkan ay ka sameysay madaxweynaha Mareykanka laga canbaareeyay ayaa sawirka ku micneysay mid majaajilo looga jeeday. Canbareynta ka dib…

                            Read More

                              Jilaaga Soomaaliyeed Barkhad Cabdi oo dhibaatooyin kala kulmay Socdaalka,maxey tahay sababtu?

                              Minneapolis Mar 25,2014(SDN)-Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi oo ku can baxay filmkii Captain Phillips eek a hadlayay burcad-badeeda Soomaalida ayaa waxa soo wejahay dhibaatooyin dhanka socdaalka ah Jilaaga oo dhawaan socdaalo uu Yurub ku tegey ka dib is lahaa Mareykanka oo uu ku noolaa ilaa kolkuu 14 jirka ahaa ayaa saraakiisha Mareykanka ee dhanka socdaalka…

                              Read More

                                Hawl-wadee​nadii xukuumadee​nu ma waxay noqdeen dha-dhan raac – dhuuni raac , isir-raac iyo sheerley – shirkadley danahooda gaarka ah door bidey?

                                Waa qormooyinkeenii duurxulka iyo afmal-dhaha  ahaa ee udigaayey duulka digreetada aaminsan in ummadda lagu maamulo iyo kuwa sacabka u-garaaca ee intey abu-bidaarka diirtaan utafaxeytey sadbursiino,xaqiraad iyo nabarada duudsiga ah ee ay ku can baxeen, kuwaas oo aan laheyn sogordoh,asluub iyo anshax masuulnimo.Waa qormooyinkeenii qaawinaayey dhaqaraha aan bireysneyn ee xukuumada Siilaanyo biyo dhigay kuwaas oo galaafan doona nabad  kuwada…

                                Read More

                                  Somalia: Politicized Clan Addiction

                                  Somalia has been in a state of civil war since the overthrow of the military regime in 1991 by warring factions and then factions turned on each other. About 16, 17, national reconciliation conferences were held since then and most of them miserably failed. Out of the last reconciliation conference held in neighboring Kenya in…

                                  Read More

                                    Black in Brighton

                                    Mariam Issa is standing in her Brighton garden feeding me strawberries as she picks them, sometimes stopping to crush herb leaves or point out vegies. In this wealthy bayside suburb, where manicured lawns and high fences are the norm, Issa’s abundant garden stands out, as does this tall Somali woman, wearing a long hijab. There’s…

                                    Read More