Bangkok: Milateriga oo afgambi kula wareegay talada Thailand, maxaadse kala socotaa tirada inqilaabyada hirgalay ee ciidanka dalkaasi ku hantiyeen xukunka?

    Bangkok 22, May 2014 (SDN)- Milateriga Thailand ayaa Khamiista maanta afgambi kula wareegay xukunka dawladda dalkaas, iyadoo inqilaabkani uu awoodda Raysul-wasaarenimada siiyay ninka ugu sareeya ciidamada Thailand. Sida uu ku waramay Telefishanka CNN, saraakiisha milateriga dalkaasi waxay sidoo kale maanta ku dhawaaqeen bandoo laga bilaabo saacadda 10-ka habeenimo ilaa shanta subaxnimo ee xilliga waqtigaas, siday…

    Read More

      Xildhibaan Rayte “Xidigta oktooberna wax aynu aqbali karno maaha waa taynu ka dagaalannay.”

      Hargaysa 22.May 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Rayte oo ka mid ah golaha wakiiladda Somaliland,ayaa si adag uga hadlay xayiraadda Wargeysyada Haatuf iyo Hubaal isla markaana xukuumadda ugu baaqay inay deg deg u sii dayso wargeysyada Haatuf iyo Hubaal isla markaana ugu baaqay Xukuumadda in la sii daayo Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifatiraha Wargeyska Haatuf Axmed Cali…

      Read More

        Nuxurka Khudbadihii laga Jeediyay ku Dhawaaqida Xubnaha Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Kulmiye {DHAGAYSO}

        Hargaysa 22.May 2014 (SDN/QJ)-Shir Gudoonka Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye oo ku dhawaaqay Golaha Dhexe ee Rasmiga ah ee uu yeelan doono Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Xubnaha Gudida oo ka koobnaa 7 xubnood halka xubigta ka maqnayd oo ahayd Gudoomiye ku xigeenkii Todobadaasi xubnood uu beryahanba kagaga maqnaa safari dibeda ah balse maanta ay…

        Read More

          Golaha Wasiirada oo ansixiyey Hindise-sharciyadeedka Iibka Qaranka

          Muqdisho, May 22, 2014(SDN/QJ)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Hindise-sharciyadeedka Iibka Qaranka iyo heshiis dhinaca xog ururinta ah oo ay dowladda Soomaliya la gashay shirkadda CGG oo laga leeyahay waddanka Switezerland. Hindise-sharciyadeedkan oo lagu wado in la…

          Read More

            Informatio​n Minister “To enhance the capacity of our journalist​s is prerequisi​te for the developmen​t of Somali media

            Mogaidshu, 22 May 2014(SDN/QJ)– The Minister of Information, H.E. Mustaf Duhulow today congratulated 138 journalists that graduated for writing of radio module course in Mogadishu and said “To enhance the capacity of our journalists is prerequisite for the development of Somali media.” The Minister who couldn’t attend today’s graduation ceremony in Mogadishu as he is…

            Read More

              Halkan Ka Akhriso Magacyada Golaha Dhexe iyo Gudida Fullinta ee Kulmiye ee Galabta lagu dhawaaqay.

              Hargaysa 22.May 2014 (SDN/QJ)- Shir Gudoonka Shirweynihii Xisbiga Kulmiye oo Galabta Shir Jaraa’id ku qabtay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa ayaa ku dhawaaqay Dhamaystirka Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye uu yeelanayo Mudada Shanta Sanno ee Soo Socda. Sida ay Shir Gudoonku Galabta Sheegeen Waxaa Baaqday Shir la rabay in Xarunta Madaxtooyada lagaga…

              Read More

                Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 22.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                Read More

                  Wasiirka Warfaafinta “Kor u-qaadida tayada iyo aqoonta saxuufiyiintu waa saldhig horumarka warbaahinta Soomaaliya.”

                  Mogadishu, 22 May 2014(SDN/QJ)–Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa u hambalyeeyey 138 suxufi oo maanta dhamaystay koorso waxbarasho ku aadan “sida loo qoro wararka raadiyaha” waxuuna yiri “Hambalyo ayaan leeyahay 138-da suxufi ee maanta u dabaaldagaya dadaalkoodii iyo natiijadii waxbarashadii, shakina iigama inay saameyn balaran ku yeelan doonaan horumarka warbaahinta Soomaaliyeed.” Waxaana uu intaa ku…

                  Read More

                    Xisbiga Kulmiye oo dhamaystiray Gudidiisii Fulinta iyo Golihiisii dhexe Iyo Sababta dhabta ah ee uu u baaqday Shir la Rabay in Madaxtooyada lagu qabto oo lagaga dhawaaqo labadan Liis

                    Hargaysa 22.May 2014 (SDN/QJ)- Shirguddoonka Shirweynihii Xisbiga Kulmiye ayaa shir jaraa’id oo ay galabta ku qabteen Hotel Ambassador waxay kaga dhawaaqeen xubnaha Fulinta iyo kuwa Golaha Dhexe ee shanta sano ee soo socda uu yeelan doono Xisbiga Kulmiye. Xubnaha Shirguddoonka Shirweynihii Kulmiye oo uu hogaaminayey Guddoomiye Axmed X Cali Cadami ayaa shirkooda Jaraa’id ku xaadiriyey…

                    Read More

                      Wasaarada Deegaanka Somaliland oo Xarun Cusub ka Dhisaysa Magaalada Laascaanood

                      Laascaanood 22.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil(Baandare) ayaa maanta gaadhay magaalada laas-caanood ee xarunta gobolka sool. U jeedada safarka wasiirka ayaa la xidhiiday sidii ay u dardar galin lahayd shaqada ay wasaarada deegaanka iyo horumarinta miyigu u hayso qaranka. Wasiirka deegaanka ayaa xafiiskiisa magaalada laascaanood kulan kula…

                      Read More

                        Shaqaale Weynaha Warfaafintu Waxay Hambalyo u dirayaan Arooska C.laahi Cali Suudi iyo Xaaskiisa Ubax Xasan Axmed

                        Xuseen C.laahi Deeqsi. Xasan Maxamed Yuusuf Khadar Maxamed Cakule Yuusuf Maxamed Ismaaciil Ismaaciil Maxamed Cakule Cali Axmed Cawaale Caano dhame Maxamed Siciid Muxumed Axmed Saki Daahir Xasan Maxamed Xuseen Cali Maxamed Xasan Cali Weji Faysal Maxamed Cabdi Fadh Fadhle Xuseen Aadan Yuusuf Kuurdi   Dhamaan Madaxda, iyo Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Waxay Hambalyo…

                        Read More

                          “Ina Cabdi Gaboobe Keligii Ma Xidhna,Laakiinse Waynu Wada Xidhanahay Saadanbana Waa la ina wada Tooganayaa” Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 22,May,2014(SDN/JQ)—Wasiirkii hore ee Wasaardda Warfaafinta Jamuuriyadda Somaliland Md.Boobe Yuusuf Ducaale,ayaa Madxaweyne Siilanyo u Soo jeediyay inuu si deg deg ah u fasaxo Wargaysayda iyo Wariyayaasha xidhan.waxa uu sheegay inay nasiib-darro tahay iyada oo lagu jiro Maalmihii dalka La xoreeyay in Rag ka mid ah dadkii Dalka Xoreeyay ay Jeelka ku jiraan. Dhianca kalena waxa…

                          Read More

                            Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Si Kulul U Dhaliilay Hab-dhaqanka Xukuumadda ee ka Dhanka Ah Xoriyatul-Qawlka Somaliland {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 22,May,2014(SDN/JQ)—Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir,ayaa sheegay in aanu ahayn Madaxweyne Siilanyo,kii la yaqaanay,oo uu is bedel ku dhacay. waxaana taas muujinaya ayaa uu yidhi sida maanta uu waxii uu kazoo Dagaalamay uu maanta Maamulka uu Madaxda ka yahay uu hadal dheer oo dhinacyo badan taabanaya uu ka jeediyay Madal ku misay Daneeyayaasha Xoriyatul-qawlka Somalinad oo maanta…

                            Read More

                              Xaabsade Oo Xukuumadda Si Kulul Ugu Dhaliilay In Aan Madaxda Dhulbahanate Laga Qaybgelin Talada Sool, Sheegayna Inuu Qoomamaynayo Soo Xerogelintii Lascanod

                              22,May,2014(SDN/JQ)–Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade, oo ku magacaaban la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka iyo asxaabta siyaasadda, horena u ahaa wasiirka hawlaha guud iyo guriyaynta, ayaa si adag uga hadlay xaaladda gobalka Sool iyo sida aanay xukuumadda Somailand siyaasiyiinta Dhulbahanate uga tallo gelin arrimaha ka taagan. Mr. Xaabsade, wuxuu tilmaamay inuu qoomamaynayo qaybtii uu ka qaatay…

                              Read More

                                Ismaaciil Buubaa Oo Farta Ku Fiiqay Dawlado Shisheeye Oo Faraha kula Jira Siyaasadda Somalia

                                Muqdisho:May,22,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga caanka ah ee Somaliyeed, isla-markaana xilalka kala duwan ka soo qabtay Dawladihii kala dambeeyey ee Somalida Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa farta ku fiiqay inaanay Dawladda Somalia ee Maantu wali madax Bannaani haysanin. Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo warbaahinta la Hadlay, ayaa sheegay inaanay wali muuqanin in waddanku qaatay federal, isla-markaana ay dawladdu wali leedahay…

                                Read More

                                  Shakhsi Dunida Laga Qaddariyo Oo Daaha Ka Rogay Sababo Macquul ah Oo Keenay In La Waayo Diyaaraddii Rakaabka Sidday Ee Malaysia Lahayd

                                  Kuala Lumpur:May,22,2014(SDN/QJ)-Xilli Dunidu ku jaah-wareertay ka sheegaynta Diyaaradii  Rakaabka sidday ee dhawaan lagu waayey Dalka Malaysia, ayaa war xiiso lihi ka soo yeedhay Shakhsi si weyn looga qaddariyo Malaysia iyo Dunida Kaleba. Ra’isal wasaarihii hore ee Malaysia Mahatir Maxamed oo lagu tiriyo Shaqsiyaadka xaga Siyaasadda heerka sare ka gaadhay ayaa wuxuu muujiyay suurtagalnimada in Gacmo…

                                  Read More

                                    Diblo-maasiyiin Masaari ah Oo Booqasho ku Jooga Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia

                                    Muqdisho:May,22,2014(SDN/QJ)-Khabiir sare oo xagga siyaasadda ah oo masar u dhashay, ayaa Booqasho ku tegay Xarunta wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia. Khabiir Khayru-diin Cabdiladdiif, ayaa Booqashadiisu ay salka ku haysaa sidii ay  Dawladdiisu wax uga ogaan lahayd Hannaanka ay u shaqayso Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia.   Muhiimada booqashada qabiirkan ayaa lagu sheegay inay tahay qiimeynta qalabka iyo…

                                    Read More