Madaxweyne Xasan Sheekh oo South Africa Ka Degey, Kana Qayb Gelaya Dhaarta Dhiggiisa Zuma
Pretoria:May,24,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda Federal-ka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar booqasho ku tegay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Africa, isagoo Hoggaaminaya Wafti Ballaadhan. Madxaweynaha Soomaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Johannesburg ku soo dhaweeyay markii uu halkaasi gaadhay mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi, taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaliya , iyo madax…
