Qaramada Midoobay Oo Cuno-qabatayn Saartay Kooxda Boko Haram, Liiska Argagixisadana Ku Dartay
New York:May,23,2014(SDN/QJ)-Waxa ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Fadhi ay yeesheen iskugu raaceen in Cuno-qabatayn la saaro kooxda ka Dagaallanta Nigeria ee Boko Xaram. Cunoqabateynta lagu soo rogay Boko Haram ayaa ah in lagu daray liiska ururada xidhiidhka la leh shabakadda weyn ee Al-Qaacida oo ay reer galbeedka u yaqaanaan ‘’argagixiiso’’. Sidoo kale…
