Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale U Quus-gooyey Dhiggiisa Somalia

      Hargeysa:May,18,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa mar kale Khudbad uu Maanta u jeediyey Shacabka Reer Somaliland ugu Quus Gooyey Dhiggiisa Somalia oo Hadallo Midnimada  la xidhiidha Warbaahinta ka sheega. Madaxweyne Siilaanyo ayaa khudbad kooban ka jeediyey Barxadda hore ee Madaxtooyada, ayaa sheegay in  shacabka reer Somaliland Go’aansadeen inaanay dib dambaysa ugu Noqonnin midowgii hore…

    Read More

      18MAY iyo Maanka Dhalinyaradeyda!! (QORMO)

      Aniga, Waxaan ku Indha-furtay kuna garaadsaday Muqdisho iyadoo aanay Dowladi jirin. Soomaaliduna Toban Magac iyo Maamullo is diidan ku kala hoos jirto. Waxaanse Sheeko ku hayaa inay Dadkaasi is diidani Berri ahaayeen Walaalo Is-jecel, oo Wiil Hargeysa ka yimid Gurigeena oo Xamar ah Marti ku ahaan jiray, Reerkeenuna si wanaagsan u soori jireen.   Wax…

      Read More

        Cutubka Ilaalada Qaramada Midoobey oo Muqdisho ka howl billaabay

        Muqdisho May 18,2014(SDN)-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa maanta guddoomiyey caleema saarkii rasmiga ahaa ee Cutubka Ilaalada Qaramada Midoobay, ciidan u dhisan difaac loona xilsaaray ilaalinta shaqaalaha QM iyo dhismayaashooda Muqdisho. Cutubka Ilaalada QM wuxuu ka koobanyahay 410 ciidan oo ay bixisay Xoogagga Difaaca Shacaka…

        Read More

          Ambassador Sifir:Dunida oo idil ayaa og in Somaliland tahay dal nabdoon,waana naga goan tahay in aanu dalalka Jaarka ee sida Kenya safaarado ka furano

          Hargeysa May 18,2014(SDN/QJ)-Dawlada Kenya ayaa shaacisay in ay xafiis ka furaneyso Somaliland isla markaana Nairobi laga furi doono safaarad ay Somaliland leedahay. Xoghayaha wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Kenya Dr Kibicho Karanja ayaa sheegay in ay dawlada Kenya ka goantahay in ay xafiis safaaradeed ka furato Hargeysa iyada oo Somaliland na ay xafiis ka furaneyso…

          Read More

            Qurbejoog ka Dhagayso Tebinta Tooska ah ee Xuska 18 May ee Caasimada Hargaysa iyo Gobolada Waaweyn

            Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Saaka Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka ay ka Kooban tahay Somaliland ka dhacaya Qabanqaabada Xuska Sadex iyo Labaatan Guuradii ka Soo Wareegtay Markii ay Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii 18.Bishii May 1991kii taas oo ka dhalatay Shirweynihii beelaha Somaliland uga Socday Magaalada burco. Shabakada Qurbejoog waxay idiin soo Tebinaysaa…

            Read More

              Warbixinta Xaaladda Dalka ee Wasiirka Warfaafinta

              Muqdisho, 18 May 2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Mudane Mustaf Dhuxulow, oo shir-jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, isagoo sheegay in dowladdu ay ka go’antahay waxqabad iyo horumar si shacabka loo gaarsiiyo doorashooyin xor ah sanadka 2016ka. Wasiirka ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ahaa “ Mudadii 4-ta bilood aheyd ee xukuumadani jirtay waxaan…

              Read More

              Bayern Munich Ayaa Ku Guuleystey Germany Cup Final Markii 2-0 Ku Sagootisey Dortmund.(By Jaahuur)

              Germany-17-May-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Germany oo Germany Cup Final lagu kala faraxashey,markii aay foodda isla galeen Bayern Munich iyo Dortmund. Labadan naadi ee Bayern iyo Durtmund ayaa ah naadiyada ugu facweyn carigaa Germany walow aay ka dhaxeyso xifafaale ciyaareed marka aay ciyaaro iskaga horyimaadeen. Haddaba ciyaartan oo aad xiisa badneyd…

              Read More

              Atletico Madrid Ayaa Loo Cumaamadeeyey Horyaalka Spain ee La Liga Markii 1-1 Isla Dhaafiwaayeen Barcelona.(By Jaahuur)

              Barcelona-17-May-2014 (SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalkii Spain ee La Liga oo lagu kala haajirey markii Real Atletico oo hal dhibic u baahneyd ka heshey Barcelona loona caleemo saarey hanashada La Liga 2014. Ciyaartan oo la wada sugayey waxay ka dhacdey garoonka weyn ee Barcelona (Campo Nou Stadium) waxaana ka soo qeyb…

              Read More

              Arsenal Ayaa Faro Ciddile Ku Hantidey Fa Cup Markii 3-2 Ku Samarsiiyeen Hull City.(By Jaahuur

              London-17-May-2014-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa ciyaar dhexmartey Arsenal iyo Hull City oo ahayd Fa Cup Final.waxayna ka dhacdey Wembley Stadium. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne caga cageynaya 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Haddii aynu u jiheysano ciyaarta qeybtii hore daqiiqaddii 4-aad waxaa Hull City…

              Read More

                Kenya to open diplomatic office in Somaliland

                Nairobi 17, May 2014 (SDN)- Kenya is set to open a diplomatic liaison office in Hargeisa, the capital of the breakaway Somaliland State. The move comes as the peaceful former state in the troubled Federal Republic of Somalia celebrates the 23rd anniversary since it established itself as an autonomy. Foreign Affairs Principal Secretary Dr Kibicho…

                Read More

                  How safe is travel to Kenya?

                  Cape Town – Kenya’s coastal town Mombasa and the area north of it, towards the Southern Somali border, continue to experience difficulties, says local Safari travel experts Go2Africa. “For the several years now, the travel advisory for Kenya has recommended that travellers avoid this area, which echoes the travel recommendations from our team in Kenya,”…

                  Read More

                    Two Injured in Wajir Gun Attack

                    Two people, an army officer and a civilian, have been hospitalized after assailants suspected to be members of Somali militia Al Shabaab attacked Wajir town on Friday night. Confirming the attack, Wajir East OCPD Odhiambo Wambia says police are pursuing the suspects who executed the vicious gun attack. The injured Kenya defence force officer David…

                    Read More

                      Siyaasiyii​n iyo Waxgarad kasoo jeeda Jubbooyink​a oo bayaan kasoo saaray Dagaalkii Balad-xaaw​o iyo Arrimaha Jubbooyink​a

                      Muqdisho May 17,2014(SDN/QJ)-Kulan ballaaran oo iskugu yimaadeen qaar kamid ah waxgaradka iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda deeganada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa looga hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee deeganadaas gaar ahaan dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalada Beled-xaawo ee gobolka Gedo iyo siyaasadaha ka jira Kismaayo. Kulanka ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay gudiga Beesha Sade ee gobolka Banaadir iyo…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo tababar u furay qaar ka mid ah Agaasimaya​asha Wasaaradah​

                        Muqdisho, 17, May, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Siminaar ugu furay Kuliyada Booliiska Jeneraal Kaahiye 80 kamid Agaasimayaasha Wasaaradaha. Siminaarkaan bixintiisa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, AMISOM iyo Machadka Tababarada ee Uganda, waxaana u jeedkiisu yahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha kala…

                        Read More

                          Weekly briefing on the current situation in Somalia

                          Mogadishu, 17 May 2014 – H.E. Mustaf Duhulow, the Minister of Information, today held press conference in Mogadishu. The Minister spoke the progress of the government as well as the current situation in Somalia and said that the government is committed to action and delivery in order to hold fair and free elections by 2016….

                          Read More