African press review 5 May 2014

    Violences in Nairobi and Mombasa, this week’s World Economic Forum on Africa, Ugandan Fatwa on mobile phone ring tones and upcoming general elections in South africa are all topics in today’s African papers. In the wake of the weekend bomb attacks in Mombasa and Nairobi, the opposition Orange Democratic Movement wants the government to present…

    Read More

      Those who claims submitted the so called petition letter to somaliland president does not distinguish between petition and lawbreakers

      Petition is request to do something, most commonly addressed to a government to reconsider a decision taken in the past that is considered be based on injustice, which is not in the case of owner of Haatuf News network   Petition does not involve any legal definition or title of a legal pleading that initiates a legal case….

      Read More

        Tacsi Tiiraanyo leh

         Dhaamaan Shaqaalaha iyo Hawl wadeenadda Shabakadda wararka ee Qurebejoog.com,Waxay  Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga Dirayaa Khadar Abiib Cismaan Oo Ka Mida Hawl Wadeenada Telefishanka Qaranka Isla Markaana Uu Aabihii Abiib Cismaan Uu Xalay Ku Geeriyooday Hargaysa Saakana Lagu Aasay . Waxaan Ilaahay Uga Baryayaa In Uu Ilaahay Janadii Fardawsa Ka Waraabiyo Ehelkii Iyo Qaraabadiina Uu Samir…

        Read More

          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

          Hargaysa 05.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

          Read More

            Madaxda Waddani oo Kulan Gaar ah la Yeeshay Gudoomiye Muuse Biixi,Kuna Hambalyeeyay Cadaynta Hankiisa

            Hargaysa 05.May 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta ugu sarsaraysa Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa la sheegay inay kulan ay la yeesheen ku hambalyeeyeen Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi oo dhawaan loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Sida ay cadeeyeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay masuuliyiinta ugu sarsaraysa Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa kulan kooban oo ay la yeesheen…

            Read More

              Mudanayaasha Baarlamanka Somalia oo u Soo Jeediyay In Madaxweyne Xasan uu Is Casilo,Hadii uu diidana ay Mooshin ku Keeni doonaan

              Muqdisho 05.May 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya  oo tiradoodu dhantahay 130 xildhibaan,ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay inuu is-casilo taasoo ay ku sababeeyeen in sii joogistiisa aan lagaga baxayn dhibaatada siyaasadeed iyo nololeed ee dalka Soomaaliya ka taagan. Xildhibaannada baaqa soo saaray,ayaa tilmaamay in aanay Soomaaliya dhibaatada kaga baxayn Raysal-wasaare marba…

              Read More

                Wada hadalkii kowaad oo u furmay Wasiirka Caafimaadka iyo Prof Cali Khaliif Galaydh

                Buuhoodle 05.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada  Caafimaadka Somaliland ayaa Kulan Laqaatay Hogaamiyaha Debed Wareega ah ee Cali Khaliif Galaydh oo hada ku Sugan Magaalada Buuhoodle, Wasiirka aya Sidoo kale Shirar kula jira Madaxdhaqameedka Beelaha Dhulbahante ee Magaalada Boohoodle iyada oo laga Wada hadlayo Sidii ay Beeshu Qaab Nabdoon Wax ula Qaybsan Lahayd Beelaha Kale ee…

                Read More

                  Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa Oo Maanta Ku Dhawaaqay Inuu U Taagan yahay Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye.

                  05,May,2014(SDN/QJ)-Gudoomiye xigeenka Golaha dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, Ayaa Maanta Shaaciyay Inuu yahay Musharax U taagan Kaalinta Gudoomiyaha Golaha dhexe Ee Xisbiga Kulmiye, Isaga Oo sheegay Inuu Haatan yahay Musharax U taagan Jagada Gudoomiyaha Golaha dhexe Ee Xisbiga,. Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa Isaga Oo Taa Musharaxniimadiisa Gudoomiyaha Golaha dhexe Ee Xisbiga Kulmiye …

                  Read More

                    “Cali Khaliif Waa Nin Gabadhi Dhashay’Buuhoodlena Noqon Mayso Dhagax La Isku Taago.” Wasiir Saleebaan Xaglo-toosiye

                    Hargaysa 05.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye),ayaa sheegay in Buuhoodle uu yahay deegaankiisii isla markaana uu ku yimi jacaylka ay u qabaan dadkiisu,waxaanu intaa ku daray in Cali Khaliif uu yahay nin abti loo yahay oo magaalada iman kara laakiin aan wax faro galin ah ku yeelan Karin masiirka siyaasadeed…

                    Read More

                      Wasiirka Caafimaadka oo Magaalada Buuhoodle ku Sugan oo Waraysi Siiyay Qurbejoog {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 05.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Socdaal Hawleed ku Jooga Magaalada Buuhoodle ayaa maanta mar uu u waramayay Shabakada Somalidiasporanews.com Waxa uu faahfaahin ka bixiyay Mashaariicda ay Xukuumadu ka Fulinayso Gobolkaas. Wasiirka Caafimaadku Waxa uu Xusay inay Gobolka Buuhoodle ka Hirgalin doonaan Mashaariic door ah…

                      Read More

                        Xulufo Is bahaystay oo ka Mid ah Axsaabta Qaranka oo Madaxweyne Siilaanyo u Gudbiyay Dalab ku aadan Shuruud la’aan inuu ku fasaxo Wargaysyada Haatuf iyo Hubaal

                        Hargaysa 05.May 2014 (SDN/QJ)- Xulufo ka mid ah Hormuudka Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland u gudbiyey Dalab ah in si bilaa Shuruud ah loo sii daayo Wargeys-yada Haatuf,Somalilandtimes iyo Hubaal. Masuuliyiin ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka ah oo Qoraalka Madaxweynaha ay u gudbiyeen faahfaahin ka bixiyey ayaa sheegay in ilaa 350 Qof saxeexeen Codsiga Madaxweynaha loo…

                        Read More

                          Jamaac Riyo Oo Soo Saaray Hees Labaad Oo Hogaaminta Siilaanyo Ku Durayo

                          05,May,2014(SDN/QJ)- Abwaan Jaamac Riyo oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland,ayaa shaaca ka qaaday Heestii labaad ee uu ku dhaliilo Hogaaminta Madaxweyne Siilaanyo. Heestani cusub ayaa waxaa Ereyadeeda ka mid ah “Nasiibka iyo Hoodadaada Huga ku mataansanoo, habeenkaagaa Madoow”. Abwaan Jaamac Riyo ayaa sheegay in ay dabba Socoto Heestani tii uu sanadkii hore uu…

                          Read More

                            Dagaal u Dhaxeeya Ciidamo ka Wada tirsan Dawladda Somalia Oo Ka Soconaya Magaaladda Balad-Xaawo Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

                            05,May,2014(SDN/QJ)-wararka aanu hadda ka helayno Magaaladda Balad-xaawa,ayaa sheegaya inuu halkaasi ka soconayo Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Dawladda Somalia oo kala taageersan Maamuladda Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ee Somalia. Ilaa hadda si rasmi ah looma oga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka,balse sida ay sheegayaan wararka hor dhaca ahi Dagaalka…

                            Read More

                              Dr:Cabdiqaasim Salaad Xasan oo Ka Hadlay Xaaladda Amaan Ee Magaaladda Muqdisho,Xukuumadana Ugu Baaqay Inay Waxka Qabato Amaan Daradda Dalka

                              05,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweynihii Hore ee DKMG ee Soomaaliya laguna soo Doortay 2000 shirkii ak dhacay Degmada Carta ee Wadanka Jabuuti Dr Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay Xaalada Wadanka,Amaanka Muqdisho iyo Baaq uu u jeediyay Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya. Dr Cabdiqaasim ayaa sheegay in sugitaanka Amniga Muqdisho ee Dowlada Federaalka uu yahay mid aan wanaagsaneyn waxa uuna…

                              Read More

                                Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu Warsaxaafadeedkan Ku Soo Saarey Maamulka Cusub Ee Laanta Finland

                                Finland 05May14(SDN) Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu Warsaxaafadeedkan Ku Soo Saarey Maamulka Cusub Ee Laanta Finland oo dib habayn loogu sameyey iyo baahida loo  qabo in maamulkii hore dib habayn logu sameeyo waxa uu soo saray war saxafadeedkan   JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka {UCID} Justice and Welfare Party…

                                Read More