Sheeko:Jecel Xaduud Ma Lahan,Jecelka Dhabta Ah(Qiso Dhab Ah) By:Asma Xasan
Sheeko Jaceyl ah oo dhex martay wiil u dhashay wadanka China iyo gabar kasoo jeeda wadanka Falastiin oo Internetka ku bilaabatay ayaa waxa ay ku danbeysay in wiilkaas iyo gabadhaasi ay isku guursadaan magaalada “GAZA” mudo haatan dhowr bilood laga joogo. Diidmada katimid xaga waalidiinta wiilka China-ha ah ayaa ka badnayd diidmada katimid waalidiinta gabadha…
