(DHEGEYSO) Mucaaridka Jabuuti oo isku urursaday Washington iyo baaqyo ay u kala direen Obama iyo Soomaalida

    Washington May 05,2014(SDN/QJ)-Mucaaridka dawlada Jabuuti ayaa saga kala yimi gobolada dalalka Mareykanka iyo Canada si ay u muujiyaan diidmadooda ku wejahan xukuumada madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle oo booqanaya Washington. Mucaaradka oo qaar ka mid ah nooga waramay abaabulkooda isu soo bax ay ku hortagayaan Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sidoo kale baaqyo u kala diray…

    Read More

      Fayras Cusub Oo Ku Soo Wajahan Dhulka Somalida iyo Tallooyinka Lagaga Hortagi Karo

      Muqdisho:May,05,2014 (SDN/QJ)-Gebi ahaanba Bulshada Caalamka ku nool waxa soo Foodsaaray Baqe laga qabo Xanuun Cusub oo Bilooyinkii ugu dambeeyey faro baas ku hayey dalka Sucuudiga. Xanuunkan cusub oo Faraska Keena Loogu magac daray coronavirus, heerka   dhimashadiisuna ay tahay  ku dhawaad 30% dadka uu ku dhaco, ayadoo meelaha qaar ay dhimashadu gaadhay in kabadan 75% ayaa…

      Read More

        “Cali khaliif waa nin Gabadhi dhashay, deegaankana ka tirsan, laakiin ka ogolaan mayno siyaasadii isaga dantiisa ku saabsanayd, Buuhoodle-na noqonmayso dhagax la isku taago…….”Xaglo-toosiye

        Buuhoodle:May,05,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (xaglo-toosiye) ayaa si Badheedh ah uga Hadlay Safarkiisa uu ku jooga Magaalada Buuhoodle oo aanu tegin sidii uu wasiirka uga Noqday Xukuumadda Somaliland. Wasiir Xaglo-toosiye oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in socdaalka uu Buuhoodle ku  joogaa ka mid yahay kormeer uu wasiir ahaan ku marayo gebi…

        Read More

          Jaaliyada Reer Jabuuti oo uu hogaaminayo ergeyga dalada mucaaridka USN Xuseen Cadhoole oo ku hor mudahaaraday safaarada Mareykanka ay Canada Ku leedahay(SAWIRO)

          Ottawa May 05,2014(SDN/QJ)-Taageereyaasha dalada mucaaridka Jabuuti ee USN oo uu hogaamiyo ergeyga USN ee Canada Cadhoole Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac ayaa banaanbax  ka hor dhigay safaaraa Marekanku ku leeyahay caasimada Canada ee Ottawa. Jaaliyada reer Jabuuti ee Canada ayaa si weyn u diidan in Madaxweynaha Jabuuti uu booqasho ku joogo dalka Dimuqraadiyada ugu ololeynta badan. Halkan hoose…

          Read More

            “Muuse Biixi Waxa u Ekayd inuu Ixtiraam ahaan ka dhursugo Go’aanka Madaxweynaha oo uu ka Hordhacay”

             Hargeysa:May,05,2014 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Cadaaladda Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga  KULMIYE, ayaa noqday Masuulkii ugu horreeyey ee Saluugay Hadal uu Guddoomiye Muuse Biixi Hankiisa siyaasadeed ku cabiray oo uu warbaahinta ka sheegay Maalintii shalay. Aadan Dhoolayare waxa uu sheegay in ay haboonayd in Guddoomiyaha KULMIYE uu kursiga Gudoomiyaha…

            Read More

              Dafiraaddii Muungaab Ee Degmada Kaxda Oo Keentay in In Afhayeenkii Gobolka Banaadir Uu Xilkii Uu Hayey Iska Casilo

              Muqdisho:May,05,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Muqdisho ku shaaciyey inuu xilkii uu hayey iska casilay  Cabdibaasid Maxamed Cabdiraxmaan oo ahaa Af-hayeenka Gobolka Banaadir. Af-hayeenkani waxa uu sheegay in uu xilkaas iska casilay kaddib markii uu la shaqeyn waayay guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Gen Xasan Xuseen Muungaab oo markii horeba xilkan u dhiibay. Waxa  kale oo sheegay afhayeenkii…

              Read More

                RW Cabdiwali Ayaa Caawa Ka Qayb Galay Kulan Lagu Soo Bandhigayey Wax Qabadka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

                Muqdisho, May04, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Cabdikarin Xusein Guuleed, Wasiiru dowlaha Amniga  Da’ud Cabdikarin Sh. Cumar iyo Wasiiro ku xigeeno ayaacaawa booqday xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si ay uga qayb galaan kulan lagu soo bandhigayey wax qabadka ciidanka oo ay soo qaban qaabiyeen…

                Read More

                  Iranian Warships Rescue Indian Oil Tanker in Red Sea

                  TEHRAN (FNA)- Lieutenant Commander of the Iranian Navy for Operations Admiral Siyavash Jarreh announced on Sunday that the Navy’s 30th fleet of warships has rescued an Indian oil tanker from a pirate attack in the Red Sea. “The Indian Jok Jok oil tanker was attacked by 7 pirate boats in the Red Sea this morning,…

                  Read More

                    Khasaaraha ay Sababtay Booyad Shidaal Siday oo Hargaysa ku Qaraxday Kadib Markii ay Qalibantay {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee hal qof,ayaa ku geeriyooday  mid kalena wuu ku dhaawacmay booyad shidaal oo ku gaddoontay agagaarka xaruntii hore ee ay ku jirtay UNICEF ee magaalada Hargeysa ugu yaraan laba gurina wey ku shuf beeleen. Booyada shidaalka sidday,ayaa ka soo daadegtay dhanka jidka ka yimaadda xaafadda Xero  Awr waxaanay…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                      Read More

                        ” Waxaan ka Shaqaynayaa Nabadgalyada Waxaan Gobolka Ka Fulin doonaa Mashaariic”Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo Buuhoodle {DHAGAYSO}

                        Buuhoodle 04.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Socdaal Shaqo ku tagay Magaalada Buuhoodle halkaas oo Si balaadhan loogu soo dhaweeyay . Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland ayaa Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle Waxa uu kala Hadlay Meel Fagaare ah waxaanu sheegay inuu Gobolkani dalka intiisa…

                        Read More

                          Hargaysa Booyad Shiidaal Siday oo Qalibantay iyo Qarax ka dhashay SAWIRO

                          Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Booyad shidaal oo nooceedu yahay waaraad isla markaana shidaal sidday,ayaa ku gadoontay agagaarka xarunta CID-da ee magaaladda Hargeysa dhismayaasha u dhaw guriga uu deggan yahay Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Axmed Yuusuf Yaasiin iyo inta u dhaxaysa Xarunta CID-da. booyada ayaa la sheegay inay qalibantay ka dibna ay qaraxday halkaana uu a kacay…

                          Read More

                            Xaglo-toosiye Oo Buuhoodle Soo Dhaweyn Lama Filaan ah Ka Helay, Cali Khaliif Oo Muraara-dillaacay iyo Shacabka Deegaankaas Oo Deeqdii ugu Horraysay Ee Somaliland Ka Timaadda Helaya

                            Buhodle:May,04,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Buuhoodle gaadhay Wasiirka wasaaradda  Caafimaadka Somalilandd Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xagla-toosiye) tan iyo markii uu Noqday wasiirka Caafimaafka Somaliland. Wasiirka ayaa Magaalada Si caadi ah oo aanay soo dhaweyn masuuliyadeeda ka muuqan  galay Magaalada, Waxan si weyn goobo magaalada ka sokeeya ugu soo dhaweeyey Odayaasha iyo waxgaradka Beeshiisa. Sida ay noo sheegayaan wararka…

                            Read More

                              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Jidka Kala Baydh iyo Wajaale SAWIRO

                              Hargaysa 04.May 2014 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada tog-wajaale halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.   Madaxweynaha oo ay socdaalkiisa ku wehelinayaan mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Somaliland ayaa markii uu magaaladaasi gaadhay waxa uu Xadhiga ka jaray wadada laamida ah ee isku…

                              Read More