“Mar Haddii Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi ay Jideeyeen inaan cid meel Joogta cidi isla Sharraxin, iyaguna maanta waa inay Aqabalaan inaan Madaxweynaha Cidi isla Sharraxin…..”Boqor Buur-madow

    Dubai:May,25,2014(SDN/QJ)Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow  oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka Hadlay Khilaafka ka dhex dillaacay xisbiga Talada Somaliland  haya ee Kulmiye, isagoo  farta ku fiiqay meesha sartu ka qudhuntay.  Boqor Cismaan aw Maxamuud Buurmadow uu u warramay Caynaba News, ayaa tilmaamay in Hoggaanka xisbiga Kulmiye Majaraha u hayaa ay yihiin ragga masuulka…

    Read More

      Madaxweyne Gaas iyo Cali Khaliif Oo Qardho iskugu Yimi iyo Wada-hadal Dhexdooda Laga Saadaalinayo

      Qardho:May,25,2014(SDN/QJ) –Wararka  Warbaahintu ka Helayso Deegaanka Qardho eek a tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in Halkaas uu Gaadhay Siyaasiga Dibad-wareegga ah ee Cali khaliif Galaydh. Wararka ayaa intaas ku daraya in Cali Khaliif  uu Qoondaystay inuu ka qaybgali Caleemo-saarka Boqorka Daarood oo la doonayo in Halkaas lagu caleemo saaro. Cali Khaliif iyo odayaal…

      Read More

        “Anigu maalintaan Doonayo inaanu dagaalano Puntland, maba tageen taleex, Garoowe ayuun baan Sida Yuhuudda Fadhiisan lahaa 12-saacadodna. Naguma……” Faysal Cali Waraabe.

        Helisinki:May, 25,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali waraabe, ayaa ka Hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Shirarkii Somalia iyo Somaliland u dhexeeyey iyo  Waliba Khilaafka dhinaca Xuduudda ah ee dhanka Maamulka Puntland kala dhexeeya Somaliland. Guddoomiye Faysal oo u warramayey Warbaahin laga leeyahay Koonfurta Somalia, ayaa sheegay inaanay Somaliland inta…

        Read More

          Dufuufaha ku Xeeran Xil-ka-qaadistii Maxamed Cabdilaahi, Kulmadii uu shalay la Yeeshay Madaxweyne iyo Odhaahdii ka Xanaajisay Siilaanyo

          Hargeysa:May,25,2014(SDN/QJ)-Xil-ka-qaadistii xalay Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyey Wasiirkiisii Ganasiga iyo Maal-gashiga Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ah Arrin la filayey, isla-markaana Madaxtooyadu wakhti badan gelisay sidii loo dedejin lahaa. Wasiir Maxamed Cabdilaah Cumar ayaa xil-kaqaadistiisu waxa ay salka  ku Haysaa Taageerada aan Gabashada lahayn ee uu u hayo Guddoomiye Muuse Biixi, taas oo uu madaxtooyada dhexdeeda ka…

          Read More

            Qaraxyadii Jabuuti ka dhacay oo xogo dheeraad ah laga helayo

            Jabuti May 25,2014(SDN/QJ)-Waxa maqaaxi ku taal bartaha caasimada dalka Jamhuuriyada Jabuuti lala beegsaday weerar qaraxyo ahaa ilaa Afar ruux ay ku geeriyoodeen dhawr iyo tobana ay ku dhaawacmeen. Qaraxa ayaa waxa faahfaahin ka bixiyay Taliyaha ciidamada Booliska Jabuuti Col Cumar Xasan oo sheegay in baaritaano ay socdaan. “Waa arin denbiilenimo ah oo dad ku dhinteen…

            Read More

              Two blasts rock Djibouti cafe

              Blasts target restaurant in downtown Djibouti, killing at least two and injuring 11 others. At least two people have been killed after two blasts struck a busy restaurant in downtown Djibouti, police said. The blasts wounded 11 other people according to the Reuters news agency. “It’s a criminal act. We have two people dead and…

              Read More

                gabay lagu dhaliilayo golaha deegaanka ee burco

                waa gabay lagu dhaliilayo golaha deegaanka ee degmada burco waxaana tirisay abwaanad reer togdheer ah oo la yidhaahdo gaasira maxamed siciid waxaana ku kalifay inay mariso gabayga wax qabad la,aanta golaha deegaanka ee ee degmada burco isla markaana hagar daamada ay ku hayaan bulshada qisadan waxa salka ku haysaa mar ay golaha deegaanka burco ay…

                Read More

                  Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye) take off from victory to millstone and congratulation

                  Subsequent to party conference which was ongoing less than week period, the party concluded their conferences and at last, they  announced their party assembly and central committee consists of 43 members for the next five years. This announcement has generated pleasing news to all major sectors and components of Somali-land society regardless of any region,…

                  Read More

                    Ku-Simaha Madaxweyna​ha Maxamed Cismaan Jawaari. “Hay’adaha amniga ayaa ku howlan qiimeynta khasaaraha dhabta ah”

                    Mogadishu, 25 May 2014(SDN/QJ)– Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka hadlayey qaraxii ay kooxaha argagaxisada ee Baarlamaanka ayaa yiri “Kooxahan nabad-diidka ah marnaba nagama leexinayaan hadafkeena ah inaan dalka gaarsiino horumar oo ah waxa ay diidan yihiin.” Saakay abaarihii 1130 ayaa baabuur walxaha qarxa ka buuxa…

                    Read More

                      Xukuumadee​na Xiqdi iyo Xajiin badan ma wuxuu xaalkeedii ku soo ururey Isnuug iyo Dabo-kanuu​g!!

                      Waxaa loo doortey nidaamka Dimuqraadiga ah in hogaanka dalka lagu bedelo waqti kooban dareenka shacabka iyo doorasho xor iyo xalaal ah si ay shacabku ugu ciil-baxaan codkooda, dareenkooda, garashadooda iyo garaadkooda.Dastuurka qaranka ayaana muwaadin kasta oo reer Somaliland ah u-damaanad qaadaaya in dimuqraadiyada si xalaal ah oo badheedh ah oo cadaan ah in la isugu…

                      Read More

                        Madaxwayne Taageerada Soomaali Oo Dhan Waad Helaysaa ‘Hadii aad Diyaariso Aqalkii Odayaasha Iyo Dhamaystirka Dowlad Goboleedyada’

                        Marka hore, waxaan ALLAHA wayn uga baryaayaa intii ku dhimatey werarkii xaqdarada ahaa oo ay nimankii afka duuban jiray ku soo qaadeen Baarlamaanka Soomaaliya, in uu ALLAHA waxidka uu janadiisa ka waraabiyo. Sdioo kalene, inta dhaawaca ahna uu ALLAHA waaxidka uu dhaawacooda u boogadhayo. Mida xigta, waxaa iyaga salaan, sharaf iyo aqoonsi mudan ciidamadii ka…

                        Read More

                          Xafladii Soo Dhaweynta Wefdigii uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo Deeq ururinta Wadada Ceeribaab ee Toronto(SAWIRO)

                          Toronto May 24,2014(SDN/QJ)-Wefdi ka socday qeybaha kala duwan ee dawlada Jamhuuriyada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maalmahanba ku sugnaa dalka Canada ayaa kulan balaaran la yeeshay jaaliyada reeer Somaliland ee Toronto. Wasiirka iyo wefdiga weheliyay ayaa Jaaliyada reer Somaliland ee Toronto uga warbixiyay xaaladihii u danbeeyay ee…

                          Read More

                          Real Madrid Ayaa Loo Boqrey Horyaalka Yurub(Champion League 2014) Markii 4-1 Ku Naasnuujisey Atletico Madrid.(By Jaahuur)

                          Lisbon-24-May-2014-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo caasimadda Portugal ee Lisbon oo kala faraxashey horyaalkii Yurub (Champion League 2014). Ciyaar aad u xiisa badneyd ahaydna (Champion League Final} ayaa foodda waxaa is darey labada naadi ee isku magaalada Real Madrid iyo Atletico Madrid) waxaana ka soo qeybgale dadweyne aan la qiyaasi karin iyo taageerayaasha…

                          Read More

                            War degdeg ah: Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya oo shaaciyay inuu is casilay, maxay tahay sababtu?

                            Muqdisho 24, May 2014 (SDN)- Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya Mr. Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa caawa iska casilay xilka wasiirnimo ee uu ka hayay dawladdaas oo uu ka tirsanaa tan iyo dabayaaqadii 2012. Wasiirka oo goor dhawayd warbaahinta kula hadlay Muqdisho, wuxuu ka hadlay weerarkii foosha xumaa ee maanta kooxda Al-Shabaab ku qaaday xarunta Baarlamaanka Soomaaliya,…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka Xayuubiyay Wasiirkiisii Ganacsiga oo ahaa Rafiiqii Kowaad ee Muuse Biixi ku dhex lahaa Xukuumada

                              Hargaysa 24,May,2014(SDN/QJ)-Madaxweyneha Jamuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo,ayaa Xilkii ka qaaday Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ganasiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar.waxaana uu Madaxweynuhu Jagadaas u Mgacaabay Dr: Muuse Qaasim Cumar. Sidaasna Waxaa  lagu sheegay Warsaxaafadeed goor dhawd laga soo saaray  Qasriga Madxtooyada Somaliland. Waxaana ay u dhignay sida tan: “Date: – 24/05/2014 WAR-SAXAAFADEED…

                              Read More

                                Xarakada Alshabaab oo Guul ku Tilmaantay Weerarkii Xarunta Baarlamanka Somalia

                                Muqdisho 24.May 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa guul ka sheegataya weerar is-miidaamin ah iyo dagaal ay maanta ku qaaday xarunta baarlmaanka Soomaaliya. Kooxda Al-Shabaab,ayaa sheegtay inay dagaal toos ah ku qaaday xarunta baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ay qasaare badan soo gaadhsiiyeen ciidanka AMISOM iyo ka Soomaaliya intaana ku daray inay inay…

                                Read More