Djibouti Oo Soo Bandhigtay Maydadka Labadii Qof ee Qaraxyada Geystay

    Djibouti:May,26,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Djibouti ayaa soo Bandhigay Maydadka Dadkii isku Qarxiyey Makhaayadii ku Taallay Dalkaasi oo ay ku Dhinteen Tiro Dad ah oo Ajaanib u badani. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Djibouti, ayaa sheegtay in  Labada Qof ee Qaraxyada Geystay ay  ahaayeen Haweenay iyo Wiil sawirradooda la Arkay oo dhallinyaro ahaa, waxana Wajiyadooda  la tusay Saxaafadda.   Wasaaradda…

    Read More

      “Madaxweyne Haddaad Sharciyadda ku soo Noqon waydo Aqalka Somaliland ugu Quruxda Badan adigaa ku jira,” Suldaan Xawaareeye

      Hargeysa:May,2014(SDN/QJ)-Suldaan Xawaareeye oo ka mid ah Salaadiinta Reer Somaliland ayaa si weyn u dhaliilay Hoggaminta iyo Hannaanka uu Madaxweyne Siilaanyo ku Wado Dalka Somaliland. Suldaanka Oo Shalay shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa in Madaxweynaha looga Baahan yahay inuu u soo jeesto xaaladda Dalka halka ay marayso iyo  Jawiga Karin ee dhawaanahan la Gudo…

      Read More

        Nabad-sugidda Somalia Oo Iyagoo Fulinaya Amar Madaxtooyada ka Yimi Xalay Gelalefay Hoyga Sheekh Xasan Daahir Aweys

        Muqdisho:May,26,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Nabad-sugidda Somalia, ayaa Habeenkii Xalay Gudaha u galay Hoyga uu sheikh Xasan Daahir Aweys Ka deggen yahay Magaalada Muqdisho.  Ciidanka ayaa la sheegayaa inay Halkaas ka soo qaateen Qalab kala duwan oo Aqalka dhexyaallay, kaas oo ay Xarumahooda la Tageen.   Ciidamo uu horkacayay Bashiir Goobe oo ah Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida, ayaa Xasan…

        Read More

          Xalay: Aqalka Wasiir Samsam Oo ay Ku Kulmeen Kaadariyiin Sare Oo Kulmiye Ka Tirsani, Talooyin iyo Go’aamo Lagaga Hortegayo Dagaalka Madaxtooyada Oo ay Wasiirku Keentay

          Hargeysa:May,26,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo ay Qurbejoog.com heshay, waxa Habeenkii xalay Shirar ka dhaceen Aqalka ay Wasiiirka  Waxbarashada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ku Leedahay Magaalada Hargeysa, waxana lagaga wada Hadlay Go’aankii laga qaadan Lahaa Dagaalka Qaawan ee Madaxtooyadu ku bilawday  Xisbiga Kulmiye   oo ahaa salaankii hoggaanka dalka ay ku fuushay.  Shirarkan xalay dhacay oo ilaa saacadihii…

          Read More

            Guddoomiye Muuse Biixi Oo Soo Saaray Liiska Guddida Fulinta, Samaale iyo Siilaanyo Oo Ka Maqan iyo Xubno Madaxtooyada Ka Dhego Adag Oo Ka Buuxa

            Hargaysa:May,26,2014(SDN/QJ)-Waxa Sidii la Filayey Habeenkii Xalay soo Saaray liiska Guddida Golaha Fulinta ee Xisbiga Kulmiye Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafika ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. Guddida uu Muuse Biixi Soo saaray ayaa tiradoodu tahay 36-xubnood, iyadoo liiskan laga saaray Madaxweyne Siilaanyo iyo waliba wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale.   War-saxaafadeed uu Guddoomiyuhu soo Saaray oo soo…

            Read More

              Mahadhooyinka Siyaasadeed “Wasiirkaygana si buuxda ayaan ugu kalsoonahay, abidkiisna wasiir buu ahaanayaa.” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

              Hargaysa 25.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxmaed Maxmauud Siilaayo Ayaa ayaa xalay xilkii wasiirnimo ka qaaday wasiirkii wasaarada Ganacsiga iyo Maalgeshiga Caalemiga Md Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka mid ahaa ragii ay isugu dhawaayeen Madaxweynaha Somaliland xiliyadii Hore. Wasiirka ayaa mar sanadii 2013 dii mar uu dhaliilo u jeediyay Aqoonyahan Maxamed Haruun Biixi…

              Read More

                Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo booqday dhaawacyadii la dhigay Cisbitaal Madiina

                Mogadishu:25,May,2014 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo qaar kamid ah golaha Wasiirada ayaa Saaka booqday Isbitaal Madiina oo ku jiraan qaar kamid ah dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii ay shalay ku qaadeen Xarunta Golaha Shacabka kooxda arxan laawayaasha ah ee Al-Shabaab. Ra’iiusl Wasaaraha ayaa war bixin ka dhageystay Maamulka Isbitaal Madiina, wuxuuna…

                Read More

                  “Markay noqoto mabaa’diida iyo karaamadayda diyaar uma ihi inaan qaato wax aanan Aaminsanayn oo ila khaldan” Wasiirkii Xilka laga Qaaday ee Ganacsiga

                  Hargeysa 25.May 2014 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore Wasaaradda Ganacsiga iyo maal-gashiga Somaliland Dr.  Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo xalay madaxwyne Axmed Siilaanyo, xilka ka qaaday ayaa sheegay in xil ka qaadistiisu ay ka dhalatay ka dib markii ay madaxweynaha isku arragti ka noqon waayeen  furdaaminta  khilaafka xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE.   “Marka hore jecelahay inaan madaxweynaha…

                  Read More

                    “Weerarkii Baarlaanku waxa uu ka dhiganyahay weerar lagu soo qaaday UMadda Somaliyeed” Madaxweynaha Somaliya

                    Muqdisho:25,May,2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamuuriyada Federaaliga ah ee Somaliya Md.Xasan Skheekh Maxamuud ,ayaa maanta dalka dib ugu laabatay ka dib safar Maalmihii ugu danbeeyay uu ugu maqnaa Dalka Koonfur Afrika oo lagu caleemo saarayay Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika. Ka dib markii uu Madxweynhu kazoo dehgay Gagida Dayuuradahaa Caalamamiga ah ee Adan Cadde,ayaa waxa uu ka hadlay…

                    Read More

                      “Sidda ay u muuqata-ba Xisbiga KULMIYE markii hore Dimuquraadiyad kuma dhisnayn”. Muj: Xasan Guure {DHAGAYSO}

                      Hargeysa:25,May,2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maddasha Wadda-tashiga iyo Toosinta Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Khilaafka ka taagan Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ku sababeeyay Dimuquraadiyad la’aan uu xusay inay hore uga jirin Xisbiga dhexdiisa. Xasan Guure oo Maanta Waraysi siiyay Telefishanka KALSAN TVwaxa uu ka waramay sababihii keenay inuu ka baxo Xisbiga KULMIYE oo uu hore uga tirsanaa….

                      Read More

                        Daawo Sawiro Casho sharaf ay Ururka somaliland youth network ay u sameeyee Xildhibaan Ahmed Yasiin Iyo Sarrkaalsare Nimcaan Yuusuf

                        London25May14(SDN)Ururka isku xidhka dhalinyarada somaliland ee lagu magaacabo Somaliland youth Networ ee ka jira wadanka uk aya waxay casho sharaf ku maamuseen Masuulka ugu dada yar golaha wakiilada Xildhibaan Axmed yasiin iyo Nucmaan Yusuf oo ka tirsan Ciidamada qaranka somaliland waxa kale oo goobta ku sugnaa gudoomiyaha somaliland west comunitay Imaan iyo Gudoomiyaha Garabka Haweenka…

                        Read More

                          “Anigaa balanqaadaya Muuse Biixina waa kan i Ag-fadhiya, markaa Anigaa Jeelka Geeynaya anna is gaynaya” Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 25.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa Si Cadho leh Maanta uga Hadlay Talaabooyin ay Xukuumadu ku Adhax Wareemayso Xisbiga ay ka Dhalatay ee Kulmiye . Waxa uu Sheegay in Hogaankooda lagu Cabsi gelinayo in la Xidhayo iyadoo sida uu soo Xigtay loo diyaariyay Ciidanka ka…

                          Read More

                            Muwaadin Turki ah Oo Ka Mid Noqday Dadkii Xalay Lagu Laayey Qaraxii Djibouti Ka Dhacay

                            Ankara:May,25,2014(SDN/QJ)-Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in Muwaadin dalkeeda u dhashay uu ka mid ahaa Dadki Habeenkii xalay ku dhintay Qaraxyadii ka dhacay Makhaayadda ku Taalla Dalka Djibouti. Safiirka dowlada Turkiga ee Jabuuti Xasan Yavuz, ayaa u sheegay wakaalada Wararka ee dalkaasi in muwaadinta lagu magacaabo Rü’tü Gürbüz, kaasi oo la shaqeynayay shirkad Turki ah oo ka…

                            Read More

                              “Haddii ay cidi doonayso inay Xisbiga ku urursato cid durbaanka u tunta suuurtobi mayso,haddii ay xisbiga cidi carqaladaynaysana waa ciddii markii horena tartanka ka diiday ….” Wasiir Xuseen Axmed Caydiid

                              Hargyesa:May,25,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Caddaaladda Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ku faanay inuu yahay  dadkii dhidibada u aasay Xisbiga kulmiye, isla-markaana uu  tacab iyo Dedaal badan geliyey sidii uu xisbigaasi u gaadhi lahaa  Heerka uu maanta taagan yahay. Waxa uu  Wasiirka oo warbaahinta Maalintii shalay ugu warramayey Magaala Hargeysa, waxa sidoo kale dhibka Haysta xisbiga Kulmiye Dusha ka…

                              Read More

                                “ laba wasiir ayaa saaka ila soo hadlay oo mid wuxuu igu yidhi “Xalay baanu Erinay Maxamed Cabdillaahi”. midka kalena wuxuu igu yidhi….” Gudoomye Ku-Xigeenka 1-aad ee Kulmiye

                                Muqdisho, 25, May, 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku-Xigeenka Xisbiga Talada Somaliland hay ee Kulmiye,ayaa Maanta ka hadlay Sababta Xilkii looga qaaday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar.waxa uu sheegay Maxamed Kaahin Axmed in ay tahay sababtu iyada oo lagu Tuhmaayo inuu Xidhiidh la leeyahay Hogaanka sare ee Kulmiye….

                                Read More

                                  Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo aqabalay Iscasilaadii Wasiirka Amniga Qaranka

                                  Muqdisho, 25, May, 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoona ku tilmaamay in ay tahay talaabo geesinimo leh. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku amaanay Wasiirka Amniga Qaran mudane Cabdikarin Xusein Guled inuu ahaa muwaadin si dhab ah ugu adeegayey shacabka Soomaaliyeed “Waa ka aqbalay…

                                  Read More

                                    DAAWO:Xafladii Toronto ee Soo dhaweeynta Wefdiga Xukuumada iyo Qaaraan ururintii Wadada Ceerigaabo

                                    Toronto May 25,20149SDN/QJ)-Waxa xalay magaalada Toronto ee dalkan Canada lagu qabtay xaflad soo dhaweyn loogu sameeynayay wefdi dawlada Somalialnd ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland. Sidoo kale waxa munaasbadaasi Qadhaan loogu ururiyay Mashruuca wadada Ceerigaabo iyo Burco isku xireysa. HALAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA XAFLADA. Post by Ahmed Cabdi Rahman Gadhyare.

                                    Read More

                                      Ma hadhada Taariikhda iyo isbed-bedelka Siilaanyo:wasiirkayga(Maxamed Cabdilaahi Cumar) si buuxda ayaan ugu kalsoonahay, abidkiisna wasiir buu ahaanayaa

                                      London May 25,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa xalay xilkii wasiirnimo ka qaaday wasiirkii wasaarada Ganacsiga iyo Maalgeshiga Caalemiga Md Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka mid ahaa ragii ay isugu dhawaayeen Madaxweynaha Somaliland xiliyadii Hore. Wasiirka ayaa mar sanadii 2013 dii mar uu dhaliilo u jeediyay Aqoonyahan Maxamed Haruun Biixi madal ay ku kulmeen wefdi uu hogaaminayay…

                                      Read More