Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Xisbiga Waddani oo Markii 1aad ka Hadlay Khilaafka Kulmiye Iyo Cida ay Xisbi ahaan Jecel yihiin inay la Tartamaan{DHAGAYSO}

      Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Mudo ku Siman laba bilood dalka ka Maqnaa ayaa Galabta dib ugu soo laabtay. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Waxaa Madaarka Cigaal ku Soo dhaweeyay Xildhibaano Ka Tirsan Labada Golle ee Sharci dejinta,Hogaanka Sare ee…

      Read More

        Al-Shabaab Invade Amisom Military Base in Afmadow

        A military base of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and Somali National Army in Afmadow district of Middle Jubba region was attacked last night, by insurgents of the Al-Qaeda affiliated Al-Shabaab terrorist group. The fierce violent confrontation went on for at least a few hours, after the attack was provoked by the insurgents…

        Read More

          8 SOMALI SOLDIERS KILLED IN ATTACK ON PARLIAMENT HQ

          MOGADISHU — Eight Somali soldiers were killed on Saturday in an attack on the parliament headquarters in central Mogadishu, a security source said. “The attack took place shortly after a booby-trapped car exploded outside the building,” the source, who asked not to be named, told Anadolu Agency. A security source had earlier put the death…

          Read More

            Al-Shabab takes aim at Somali Parliament in Mogadishu

            Militants in Mogadishu have carried out a multipronged complex attack against Somalia’s parliament building involving a car bomb, suicide bomber and gunmen on foot. Al-Shabab has claimed the attacks. The ensuing melee left at least seven people dead, six of the attackers and one soldier who tried to stopped a suicide bomber from entering the…

            Read More

              Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Soomaaliya: ‘Fadlan Booqo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee South Africa’

              Sida shabakada wararka Soomaalida ee sida gaarka loo leeyahay iyo mida ku hadasha afka dowlada ee loo yaqaan Radio Muqdisho xaqiijiyeen, MADAXWEYNAHA DALKA ayaa gaaray JOHANNESBURG ee dalka KOONFUR AFRICA. Sida la sheegayna, socdaalkiisa waxaa uu la xariiraa caleema saarka madaxwaynaha dalka Koonfur Africa. Marka madaxwayne, hadii aad joogto waqtigaan dalka Koonfur Africa, dankastaba ha…

              Read More

                Ciidamada ammaanka oo si degdeg ah uga jawaabay weerarkii Baarlamaanka

                Muqdisho, May 24, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa sheegay inuu weerarkii manta  lagu qaaday xarunta Baarlamaanka ahaa mid ay soo maleegeen kooxo  dhagar qabayaal ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku amaanay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM sida degdegga ah oo ay uga jawaabeen weerarka ka dhacay xarunta Baarlamaanka, wuxuuna…

                Read More

                  Information Minister “Export of resources will boost economic development.”

                  Mogadishu, 24 May 2014 – Minister of Information, H.E. Mustaf Duhulow during his weekly media briefed on progress of the government today talked about the importance of export of resources, legislation on National Procurement, Garowe meeting, Prime Minister’s visit to line ministries, the progress on stabilization, the establishment of ministerial sub-committees, and the development of…

                  Read More

                    Qaramada Midoobay Oo Cambaaraysay Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Baarlamaanka Somalia

                    Muqdisho:Mahy,24,2014(SDN/QJ)- Ergayga Gaarka ah ee Xoghayha Guud ee Qaramada Middobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa combaareeyay weerarka lagu qaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaalia maanta Kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Kooxda Alshabaab, ayaa Gaari ay ka buuxaan waxyaalaha Qarxa ku qarxiyay Albaabka wayn ee laga soo galo dhismaha Baarlamaanka. Sidoo kalena, waxaa laga maqlay…

                    Read More

                      Diyaarad Aan Cidi Wadin Oo Somalia Ku Soo Dhacday iyo Cidda Loo Aanaynayo Soo Rididdeeda

                      Baydhabo:May,24,2014(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Deegaanka Gobolka Baydhabo ee Gobolka Bay, ayaa sheegay in Diyaar nooca aan duuliyaha lahayn ay halkaas ku soo dhacday. Wararka ayaa intaas ku diyaaradda la filayo inay Kooxda Al-shabaab Soo rideen, maadaama Goobtaas ay iyagu joogaan.   Wakhtigii ay diyaaraddaasi dhulka ku soo dhacday, ayaa ay kooxo ka tirsan Dagaal-yahanada Shabaabku ku…

                      Read More

                        “Laba Mid Buu Noqonayaa inuu yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo inuu Yahay Madaxweynaha J.S.L oo Keliya ,Ma noqon karaan isaga iyo Saylici Xubno Caadi ah” Boobe Yuusuf {DHAGAYSO & DAAWO}

                        Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Si Cilmiyaysan uga Hadlay Khilaafka Mar kale ka dhex qarxay Xisbiga Kulmiye kaas oo uu ku tilmaamay Mid huursanaa oo aan Si dhab ah loo xalin. Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu daadifeeyay Go’aankii Gudida Shirgudoonka Shirweynaha 3aad ee Xisbiga Kulmiye…

                        Read More

                          Shirgudoonkii Kulmiye oo Difaacay Liiskii ay ku dhawaaqeen dhinacna isaga riixay Dhawaqii Hogaanka Xisbiga {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 24.May 2014 (SDN/QJ)- Shirgudoonkii Shirweynihii Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta difaacay qaabkii ay u mareen ku dhawaaqida Xubnaha Gudida Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami oo ahaa Gudoomiyaha shirweynihii Sadexaad ee Xisbiga Kulmiye oo Halkaasi ka hadlay ayaa Sharaxay Awooda Gudidooda isagoo soo bandhigay Shaqadii ay Gudida uu horkacayay…

                          Read More

                            Xarunta Baarlamaanka Somaliya Oo Ay Ka Soconayaan Qaraxyo Iyo Duqayn Xoogani

                            24,May,2014(SDN/QJ)-Warar hadda Soo gaadhaya Shabakadda wararka Caalamiga ah ee Qurbejoog.com,ayaa sheegaya in haatan ay ka socdaan werar isku jira Qaraxyo iyo is rasaasayn xoogan Xarunta Baralaamnka Somaliya.werarka ayaa la sheegayaa inay soo qaadeen Xoogag aad u hubaysan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab. Ilaa hadda si rasmi ah looma oga Khasaaraha ilaa hadda ka dhashay Weerarkan…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Degmada Sallaxley (Shiine) Oo ku Fashilmay Xuska Munaasiba 18 may Ee Qaranimada Somaliland iyo Maamul xumo Hadhaysay Sallaxley: Faallo By: Wariye Mawliid Maxamed Siciid

                              Iyadoo Asbuucan dhamaaday Dalka Jamhuuriyada Somaliland Siweyn Looga Dabaal degay Xuska Munaasibada Qaaliga ah Ee Qaraniimada Somaliland 18,ka May Sanadguura deeda 23’aad, Taasoo guud ahaanba inta ay ka kooban tahay Somaliland si Balaadhan looga Xusay Haday tahay Min Heer, Gobol, Magaalo, Degmo iyo Tuuloba intaba Taasoo Qaabka Isu soobaxa Degmo kasta iyo Magaalo kasta ay…

                              Read More

                                “Guddida Fulinta IYO GOLAHA dhexe waxaa dooranaaya oo keliya Shirweynaha Xisbiga” Dr: Cabdi Aw Daahir

                                24,May,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland oo si aad loogu tiriyo shaqsiyaadka ka tirsan Xukuumadda ee loo aaneeyo inay  Gacan ku leeyihiin Khilaafka Ragaadiyay Xisbiga Kulmiye,ayaa sheegay in Gudiga Fulinta iyo Golaha Dhexeba lagu doorto Shirweynaha Xisbiga Kulmiye. Waxaana uu soo Daliishaday Qodobo uu sheegay inuu ku jiro Dastuurka  Xisbiga Kulmiye. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Jamuuriyada Somaliland…

                                Read More

                                  OGEYSIIS:Ka qeyb qaado soo dhaweynta Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo Deeq ururinta Wadada Ceerigaabo ee Edmonton

                                  Waxa Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee dalka Canada Booqasho rasmi ah ku jooga wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo bulshada reer Somaliland ee Canada kula kulmi doona magaalooyinka Toronto,Ottawa iyo Edmonton. Wasiirku waxa uu Edmonton ku soo began yahay Maalinta Sabtida ah ee Bishan May ay…

                                  Read More

                                    Kenya oo taageero mug leh u fidisay aqoonsi ay hesho Somaliland sheegtayna in ay Africa uga ololeyneyso

                                    Nairobi May 24, 2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Kenya ayaa markii u horeysay shaacisay in ay diyaar u tahay aqoonsiga Somaliland isla markaana ay dawladaha Africa ku boorineyso in ay Somaliland aqoonsadaan. Hadalkan ayaa ku soo beegmaya ka dib kolkii ay dawlada Kenya dhawaan shaacisay qorshe ay safaarad uga furaneyso Hargeysa xili ay dawlada Soomaaliya arinkaa diidmo ka…

                                    Read More