Boko Xaraam oo 91 ruux oo hablo iyo inamo isugu jira afduubtay
Abuja June 25,2014(SDN/QJ)-Dagaalyahanada kooxda Boko Xaraam eek a dagaalama dalka Nigeria ayaa waxa ay mar kale afduub ku kaxeysteen ubad faro badan. Kooxda ayaa weli afduub ku heysata boqolaal hablo ah oo ay xili habeen ah ka kexeysteen dugsi ay wax ku baraneyeen. Sida ay da goobjoog ahaa saxaafada u sheegeen Boko Xaraam ayaa caruurtan…
