Halkn ka Daawo gudoomiyha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ucid oo maanta si balaadhan u soo dhaweeyey taageerayal ka soo baxay xisbiga xaakimka kulmiye

    Hargeisa  june 26 . 2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka  ucid  eng  faysal  cali waraabe  ayaa maanta  soo dhaweeeyey taageerayal  balaadhan oo ka soo digo  rogtay xisbil xaakimka  kulmiye  isagoo gudoomiyuhu ugu hanbalyeeye  guud  ahaan shacabiga somaliland   meel kastoyn joogaan55 guuradii ka soo wareegtay maalintii ay  somaliland xoriyada ka qaadatay macmiyadii england oo beegnayd maantay…

    Read More

      Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.9aad

      Ragg cadaalad waayay sidii cawsha kala yaac…aadamigu waxa uu ku wada noolaadaa waa cadaalad,hadii cadaalad la waayana waxa ka dhasha rabshado iyo kala guur. Qormadii hore waxaynu tusaale u soo qaadanay ardaydii xaq-darada xukunka loogu riday.Halkaa waxa ku lumay waxbarasha-doodii,waxa isu kaashaday booliska,xeer ilaalinta iyo garsoorka gaar ahaan silsilada isku xidhan ee laaluushka halam-sada ayaa…

      Read More

        “Shacabka Somaliland wanaagii iyo jecelkii ay u qabeen walalahooda somaliya waxaa loogu badaley, dhibaatooyin iyo burbur gayaysiiyay aakhirkiina….”Madaxweyne Siilanyo

        Hargaysa;26,June,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamuuriyada Somliland Md.Axmed Maxamed Maxmuud (Siilaanyo),ayaa Guud ahaanba Shacabka reer Somlailand ku Hanbalyeeyay Munaasibada  Sanad guurada 54-aad ee kazoo wareegtay Markii ay Somaliland Xoryadeeda ka heshay Dawladda Britain. Waxa uu Madaxweynhu sheegay in Gobonimadii la hantiyay 1960-kii ay noqotay mid sidii la rabay aan looga Midho-dhalin,ka dib markii Midnimo Dhalanteed ah lala galay…

        Read More

          Fund For Peace Oo War bixinteedii Sanadlaha Ahaa Ku Sheegtay In Dalka Koonfurta Sudan Uu Kaalinta 1-aad Ka Galay Wadamada Fashilmay

          Jubba;26,June,2014(SDN/QJ)- Koonfurta Suudaan oo ah wadanka adduunka ugu da’da yar ayaa galay kaalinta koobaad ee wadammada fashilmay. Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin uu sanad walba soo saaro ururka uu fadhigiisu yahay Maraykanka ee loo yeqaano Fund For Peace. Soomaaliya oo lixdii sano ee u dambaysay kaalinta koobaad ku jirtay ayaa sanadkan gashay kaalinta labaad. J….

          Read More

            Weerar Hubaysan Oo Maanta Ay Ku Qaadeen AL-Shabaab Fadhiisinka Amisom Ee Magaaladda Buulo-Burde Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

            Buulo-burde;26,June,2014(SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya magaalada Buulo-burde ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay agagaarka saldhigga ciidammada dowladda. Dadka degaanka waxay sheegayaan in labo nin oo soo xidhay lebiska ciidammada ay weerarka soo qaadeen. Dad Goobjooga-yaal ah,ayaa u sheegaya in dhawr ruux, oo ay ku jiraan labadii nin ee weerarka soo qaadday, ay meesha ku…

            Read More

              26-ka Juun1960-kii Xornimadii Siqiirtay Maxay Somaliland Uga Dhigantahay Farxad Mise Murugo?.Warbixin.By Cabdiraxmaan Dhadhere.

              54 Sano ayaa laga joogaa 26-kii 1960-kii markii ugu horaysay ee calan laga taago dhul somali degto oo xor ah,waxaana halkaasi ay noqotay badhtamaha magalada Hargeysa ee caasimada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu markaasi xornimada gacanta ka saaray dalka Ingiriisku haldoorkii markaasi hor boodayey bulshada somaliland,balse markii ay somaliland xornimada heshay waagaasi,waxa markiiba jiidhay dadkii…

              Read More

                “Anigu Madaxweynaha Somaliya Waxaan Ka Jecelahahay Madaxweynaha Dalka Ruwaanda” Safiirka Somaliya Ee Ruwanda

                Kigali;26,June,2014(SDN/QJ)-Safiirka Somaliya u fadhiya magaalada  Kigali ee wadanka Ruwaanda Mr. Cabdillaahi Sheekh Maxamed, ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Ruwanda kaga kalsoonyahay oo uu ka jecelyahay Madaxweynihiisa Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Safiirkan oo u waramay wakaaladda Great Lakes Voice, wuxuu si cad u sheegay inuu aad u jecelyahay Madaxweyne Paul Kagame , “Waxaan jeclaan lahaa inuu noqdo…

                Read More

                  Afar Sanno oo Madaxweyne Siilaanyo Maanta u Buuxsamay Bal Dib u Milicso Maxaa ka Fulay Balanqaadyadan {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Afar Sanno ayaa Maanta  u Buuxsamay Markii Ummada Somaliland ay Codka Isbedel doonka ah Hogaaminta Qaranka ku saareen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo 26 bishii June ee Sannadkii 2010kii. Madaxweyne Siilaanyo oo ahaa Hogaamiye Xisbi Mucaarid ayaa si uu u hanto quluubta Shacbi u ooman Isbedel waxa uu dhegahooda ka buuxiyay…

                  Read More

                    Hadhuubkuu Loo Culay Lixdankii Hungaa laga Qaaday Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog Idiinka Diyaarisay Sababihii Fashiliyay Is Raacii Somaliland Iyo Somalia iyo Xuska 26 June 1960 {DHAGAYSO}.

                    Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Waa Barnaamij ku saabsanyahay taariikhda soo ifbaxii Aragtida Somaliweyn, dhalashadii midnimada  labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, iyo sidii Somalia  iyo Somali Galbeed midnimadaas u aaseen, yididiiladii  Somaliweyna uga dhigeen raja-gab. Figradda Somaliweyn waxay xooggeedu soo ifbaxday  badhtamihii Dagaalkii Labaad ee Adduunka (1939-1945) xilligaas oo ay bilaabmeen halgamadii siyaasiga ahaa  ee…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Baarlamaanka “Qof Walba Oo Soomaali Ah Waxaa Waajib Ku Ah Difaacidda Gobonimadeenna

                      Muqdisho June 26,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda 26ka June oo ku beegan caawa oo kale 54sano kadib markii ay gobollada Waqooyi ee Dalkeenna ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska. “Anigoo ku hadlaaya magaca Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kana wakiil ah dhammaan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed,…

                      Read More

                        Gaadhi Ciidamada Kenya Lahaayeen Oo Shabaabku Ku Gubeen Deegaanka Ceel-waaq Ee Gobolka Gedo

                        Ceel-waaq:June,26,2014(SDN/QJ)-kooxaha Shabaabka ayaa la sheegayaa inay Habeenkii xalay Weerar        Qorshaysan ku qaadeen Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo ay marayeen Gaadiid ay leeyihiin ciidamada Kenya. Wararka aanu Hayno ayaa intaas ku daraya in Hubkii kooxahaasi ku ganeen Ciidamadaasi uu haleelay Goobihii loo qorsheeyey, isla-markaana uu khasaare gaadhay ciidamadii Halkaas ku sugnaa. Ilo wareedyo lagu…

                        Read More

                          Syria iyo Iran oo hawlgalo ciidan ka fuliyay guddaha Ciraaq iyo Mareykanka oo ka digay

                          Washignton June 26,2014(SDN/QJ)-Ciidamada circa ee dalka Syriaa ayaa weeraro duqeyn ah ka fuliyay degaanada Galbeedka dalka Ciraaq oo ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta ee ISIS. Hawlgalkan ayay dawlada Syria ku micneysay mid lagu hakinayo fiditaanka kooxda ISIS ee ka dagaalama dagaalka Syria Ciraaq. Dawlada Iran ayaa sidoo kale Mareykanku sheegay in ay duyuuradahooda sirdoonku…

                          Read More

                            Kenya Oo Qiratay in 150-qof oo shacabkeeda Ka Mid ahaa ay Ku Dhinteen Weerraradii dhawaan Dalkeeda Ka Dhacayey

                            Nairobi:June,26,2014(SDN/QJ)-Kenya, ayaa warbixin ka soo saartay dilalkii dhawaan dalkeeda ka dhacay iyo dadkii shacabka ahaa ee sida joogtada ah loogu laynayey. Warbixinta Dawladda ayaa lagu sheegay Weerraradii Shabaabku dhawaan ka Geysteen Deegaamo ka tirsan  Kenya  iyo Isku  dhacyo Beeleed oo dhawaan dhacay ay ku dhinteen Tiro dad ah oo gaadhaysa ilaa iyo 150-Ruux.   Warbixin…

                            Read More

                              Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 17aad: Xisbi waa ka Kulmiye, Xukuumadna waa ka Kadeed Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

                              Hargeysa:June,26,2014(SDN/QJ)-Dur iyo Daabac ma maqli jirteen. Illeyn da’-yarta maanta dadka ugu badani ma soo gaadhin. Waxay ahaayeen labada dhinac ee shilinka ama ganbadaba. Muqdisho markii la joogayna waxa la odhan jiray Xarash iyo Madax. Hadba shilin ayaa sidii siidhi-walayaasha kor la inoogu tuurayaa, markaasaa durkii daabac la inooga dhigayaa, ama daabicii dur la inooga dhigayaa….

                              Read More

                                XISBIGA KULMIYE YAA HOGGAAMIYA ?

                                Joornaal aan maalin dhawayto aan akhriyey ayaa waxa ku qornaa war sidan u dhigan . Arday dalka ingiriiska wax ka barta oo dalka sucuudi u dhashay , ayaa dalkiisii waxa uu kula soo guryo noqday GAADHI (baabuur yar) oo isagu iswadaaya (is dareewelinaaya ) , gawaadhida noocan oo kale ahna muddo 5 sano gudahooda ayaa…

                                Read More

                                  Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay khudbad ka jeediyey xafladda 26-ka Juun

                                  Muqdisho. 26 Juun 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen gobollada waqooyi isl-markaana ciida Soomaaliyeed laga taago calanakeenna Soomaaliya. Munaasabadda oo lagu qabtay Muqdisho ayaaa waxaa goob joog ka ahaa, ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka…

                                  Read More

                                    Safiirka Falastiin ee Masar oo bogaadiyey go’aamada Soomaaliya ee taageeraya xuquuqda dadka reer Falastiin

                                    Qahira June 26,2014(SDN/QJ)-Safiirka Falastiin ee Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ahna denjiraha joogtada ah ee waddankaasi u fadhiya Jaamacadda Carabta  Mudane Jamaal Al-Shawbaki ayaa Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira kula kulmay Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna hormuudka diblamaasiyiinta ee ku sugan dalka Masar Mudane Cabdalle Xasan Maxamuud.   Sida ay  sheegtay qaybta warbaahinta ugu qaabildan safaaradda…

                                    Read More