Qaramada Midoobay Oo Diyaarinaysa Qorshe Ilaalo Gaar ah Lagu Geynayo Xarumaheeda Ku Yaalla Deegaanada Puntland
Nairobi:June,24,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa ka warwarsan Ammaanka Xarumaheeda ay ku leedahay Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland, waxana jira warar sheegaya in ciidamo gaar ah oo ilaalo ah la geyn doono Halkaas. Qorshahan Qaramada Midoobay ku doonayso inay ciidamo ilaalo ah geystado Xarumahooda ku Yaalla Puntland ayaan wali si rasmi ah loo shaacin,balse Hadal Hayntooda laga Dareemayaa Xafiisyada…
