“Waxaan la yaabay Dawladahan Caalamka ee ka qaylinaya Ciidamada aynu u sameynayno in ay ilaaliyaan Shirkadaha Shiidalka badhaya”.Wasiir Waran-cade {DHAGAYSO}

    Hargeysa: 22,June,2014(SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamuuriyada Somaliland,ayaa Maanta hortagay Golaha Guurtida Somaliland,si ay uga war bixiyo Wax qabadkii Wasaardiisa intii uu gadh-wadeenka ahaa. Waxa Wasiir Waran-cade sheegay inay si weyn uga shaqeeyeen Kobcinta iyo kor-qaadista Amaanka Guud ahaanba Dalka,oo ay qeyb ka qaateen Xalinta Shaqaaqooyinka dhexmaray Beelaha Somaliland. Dhinaca kalena waxa uu sheegay inay…

    Read More

      Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Oo Muqdisho Kasoo Degay,Shacabka Somaliyeed-na Ugu Baaqay In Bisha Barkaysan Awgeed Is Cafiyaan

      Muqdisho: 22,June,2014(SDN/QJ)-  Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), ayaa wuxuu maanta  booqasho uu ku yimid Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Ra’iisal Wasaarihii hore oo ka soo degay Garoonka Aadan Cadde, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay, iyadoo soo dhoweyntiisu ay qayb ka ahaayeen xubno ka…

      Read More

        Qawlka Dambe Uun Raac Ha Qawadine

        Marka hore waxa mahad aan la soo koobi Karin iska leh allaha qaadirkaa ee inoo ogolaaday inaan nabad iyo nagaasho ku noolaano, isla markaana inagu manaystay nimcada iimaanka iyo nimcooyinka kale ee aynaan koobi Karin . Waxa iyaguna mahad balaadhan leh barbaarta warbaahinta iyo guud ahaan bahda saxaafada soomaaliland ee u adeegaya bulshadooda Waxa iyaguna…

        Read More

          Masuuliyiinta Sar Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Maanta Laga Horjoogsaday Booqashada Gudoomiyii Garabka Haweenka Ee Xisbiga Iyo Askartii Saldhiga Oo Budhadh Iyo Qari-Dabadii Dadkii La Dhacay

          Hargeysa: 22,June,2014(SDN/QJ)-  Waxa Maanta laga Hor-joogsaday Masuuliyiinta Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee ucid,booqasho ay rabeen inay ugu tagaan Gudoomiyihii Grabaka Haweeenka ee heer Qaran ee Xisbiga Ucid oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku xidhnayd Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargaysa. Mar aanu booqanay Saldhiga oo Wakhtigaasi ay ka taagnayd Xiisad Xoogan oo ka dhalatay Horjoogsashada Masuulinyiinta iyo…

          Read More

            Ma Dhabaa Inuu Debac Ku Yimid Xidhiidhkii Somaliland Iyo Ingiriiska? –

            Hargeysa: 22,June,2014(SDN/QJ)- Muddooyinkan u dambeeyay waxa soo baxaya warar tilmaamaya inay siyaasadaha Ingiriiska iyo Somaliland sii kala fogaanayaan. Si rasmi ah looma garanayo sababta keentay amaba looga shakiyay, waxase jira dareeno soo baxaya oo macnayaal yeelan karaya. Tusaale ahaan dawladda Ingiriisku waxa ay tobankii sannadood ee u dambeeyay Somaliland ku martiqaadi jirtay munaasibadaha loogu dabaal…

            Read More

              Sadex ka Mid ah Kooxda Alshabaab oo Xalay lagu dilay Degmada Ceel buur

              Gal Gaduud 22.June 2014 (SDN/QJ)- Saraakiisha ciidanka dowladda ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in xalay ay dileen saddex ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab, oo soo weerartay saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin degmada Ceelbuur. Taliyaha ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Ceelbuur, Maxamed Kaahiye Caraale oo la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in jab xooggan…

              Read More

                “Ujeedada Safarkayagu Wuxuu Salka ku Hayaa Hirgalinta Mashaariic Horumarineed iyo Kor u Qaadida Nabadgelyada” Wasiir Xirsi

                Hargaysa 22.june 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay Socdaal ay isaga iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiraddu ku tageen Magaalada Qorilugud isla markaana ka hirgaliyeen Mashaariic kala duwan . Sida aanu ka soo Xiganay barta uu Wasiir Xirsi ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka dadweynaha ee Face book  waxa…

                Read More

                  Wasaaradda Beeraha oo Guul ka Gaadhay Tijaabadii Beerista Tufaaxa {DHAGAYSO+SAWIRO}

                  Hargaysa 22.June 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Beeraha ee Somaliland ayaa ku Guulaysatay Tijaabo ay ku samaysay Beerista Geedka Tufaaxa oo ay eegaysay sida uu Cimilada Somaliland uga bixi karo. Tufaaxa oo ka mida ah Cuntooyinka inooga yimaada dalalka dibada ayaa Wasaaraddu waxay Tijaabadiisa ka Hirgalisay Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland kaas oo ay ku guulaysatay ….

                  Read More

                    Mudo Sadex Todobaad iyo Dheeraad oo uu ku Cadilan yahay Dawga Sheekh Muu Helin Gargaar Xukuumadeed iyo Mid Gaara toona

                    Hargaysa 22.June 2014 (SDN/QJ)- Gaadhi noociisu yahay Waaraad Xammuulka ee loo yaqaano Candhomeydlaha   oo saddex todbaad ka hor  ka baxay magaalada Berbera, una socday  dhinaca magaaladda Beledweyne, ayaa  23 cisho ku xanniban badhtamaha dawga Buurta Sheekh ka dib markii uu halkaasi ka dhacay. Baabuurkaasi oo dekadda magaaladda Berbera ka qaaday 550-kiish oo Baasto ah ayaa…

                    Read More

                      Hogaamiyaha Ikhwaanka Masar oo mar kale Dil lagu xukumay

                      Qahira June 22, 2014(SDN/QJ)-Makamad ku taal dalka Masar ayaa mar kale dib ku xukuntay 180 ruux oo uu ku jiro hogaamiyaha Xarakada Islaamiyiinta ee Ikhwaanka Macamed Badie oo taladii dalkaa laga tuuray. Maxkamada ooh ore hogaamiyaha dil ugu xukuntay ayaa waxa ay goaankeeda u gudbisay Mufdiga dalka Masar si uu uhubiyo in sharciga la waafejiyay….

                      Read More

                        Sarkaal Xoogga Dalka Somalia Ka Tirsan Oo Habeenkii Xalay Dhaawac Culus Loogu Geystay Mugdisho

                        Muqdisho:June,22,2014(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la aqoon ayaa habeenkii xalay dhaawac culus u geystay Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka Somalia. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Gaashaanle Cali Maxamed Geedi, ayaa waxaa lagu dhaawacay meel aan sidaasi uga fogeyn Isgoyska Fagax ee Degmada Yaaqshiid. Ragga Khasaaraha gaadhsiiyey Sarkaankan, ayaa waxay dhowr xabadood qaybaha kore kaga dhufteen…

                        Read More

                          Somalia, Syria iyo Iran Oo Hoggaanka u Haya Waddamada Wariyayaasha Lagu Dhibaateeyo

                          London:June,22,2014(SDN/QJ)-Muddadii Shanta Sano ahayd ee ugu dambaysay, Waxa ay Hay’adda U Doodda Warbaahinta Caalamiga ah ee CPJ Sheegeen in 404-Wariye Lagu Qasbay inay  ka cararaan Guryahooda ama dalalkoodaba. Waddamada ay ka carareen wariyaashaasi ayaa la sheegay inay ugu horeeyaan Iran, Syria, Somalia, Ethiopia iyo Eritrea, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday hay’ada badbaada saxafiyiinta ee…

                          Read More

                            Shacabkii iyo Masuuliyiintii Ku Godaboobay Taageerada Muuse Biixi Oo Liqi La’ Go’aankii Dillaalnimada ahaa ee Uu Qaatay

                            Hargeysa:June,22,2014(SDN/QJ)-Inta Badan shacabka ku dhaqan Somaliland, gaar ahaan Gobollada iyo Degmooyinka Galbeedka Dalka ku Yaalla iyo tiro ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga iyo kuwa Xukuumadda, ayaa si weyn uga murugaysan Tallaabadii uu Guddoomiye Muuse Biixi ku sheegay inuu ka tanaasulay Hankiisii Musharraxnimo ee Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa. Dadka arrintan sida weyn uga soo horjeeda, ayaa waxa…

                            Read More

                              Hargeysa:Nin Ku Lebisan Xijaab iyo Indha-shareer Oo Gacanta Lagu Dhigay Xalay

                              Hargaysa:June,22,2014(SDN/QJ)-Habeenkii xalay waxa ay ciidamada Booliska ee Magaalada Hargeysa Gacanta ku dhigeen Nin la sheegay inuu ku lebisnaa Jilbaabka iyo indha-shareerka dimarku xidhaan, kaas oo  dhex lugaynayey Badhtamaha Magaalada. Ninkan ayaa la sheegayaa inay soo qabteen dad shacab ah oo  ka shakiyey Qaabkiisa iyo Hannaankii uu u soconayey, kuwaas oo si  iskood ah u baadhay,…

                              Read More

                                Somaliland Diaspora here in UK recognized Mohamed Yusuf Dirqadhiidh as global citizen of Somaliland in view of his charter that promoted uniting Somaliland community in UK‏

                                We live in a world in which basic values such as kindness, humility and compassion are not often given the importance they are due. In the media, selfish and arrogant behavior patterns are often glorified. It is also common for people to get so caught up in day-to-day responsibilities and personal insecurities, that they lose sight of…

                                Read More

                                Nigeria oo Ididiilo Leh Iyo Argentin oo 1-0 Ku Samirsiisey Iran – Germany Iyo Ghana 2-2 Ayey iskula dulkufeen. (By Jaahuur)

                                Brazil-22-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta aduunka oo sidii loogu talagaley u socda,waxaana maanta soxaadireyArgentin,Iran,Germany,Ghana,Nigeria iyo bosnia oo foodda isla wada galey. Haddii aaynu soo qaadano ciyaatii dhexmartey Argentin iyo Iran ayaa u muuqatey ciyaar caajis ah walow fursado loo filanayey goolal isku lumiyeen xulka Iran…

                                Read More