“Kenya wey oggolaatay in aanan khasab lagu celin qaxootiga Soomaalida” Ra’isal Wasaaraha Somalia
Nairobi 20.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo caawa la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Nairobi, ayaa sheegay in madaxda Kenya ay aqbaleen dhaqan gelinta heshiiskii saddex-geesoodka ahaa ee u dhexeeyay dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR. Heshiiskaas ayaa dhigayay in qaxootiga Soomaalida ah…
