Humanitarian Reporter killed in car explosion in Mogadishu

    Mogadishu, June 21, 2014,The National Union of Somali Journalists is deeply shocked and condemns by the senseless murder of the Somali humanitarian journalist in Mogadishu on Saturday, 21, June, 2014, around in Hamarwein district. The Award winning journalist, Yusuf Ahmed Abukar (Yusuf Keynan) was killed in Hamarweyn district on Saturday morning, when a bomb believed…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dawladood

      Nairobi, June 21, 2014(SDN/QJ) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya, ayaa maanta kulan booqasho ah oo qaatay saacado badan la yeeshay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Waxay labada hoggaamiye ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada…

      Read More

        Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Somalia Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

        Mogadishu, 21 June 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Wadatashiga Siyaasadda Dhalinyarada Qaranka, horumarka laga sameeyey dib-u-heshiisiinta, Xafiiska Hanti-Dhowrka Guud oo si rasmi ah u howlgalay, Madaxweynaha oo gaaray…

        Read More

          Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Qaraxii lagu dilay wariye Keynaan waa mid laga dheehan karo nacaybka ay nabaddiidku u qabaan saxaafada xorta ah”

          Muqdisho, 21 June, 2014(SDN/QJ) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan, oo ku geeriyooday qarax saaka lagu xiray gaarigiisa. Wariyaha ayaa ka mid ahaa suxufiyinta ka howlgala Idaacadaha Mustaqbal iyo Ergo oo ka shaqaysa arrimaha bani’aadamnimada….

          Read More

            MAAMUL-TAKOORKA GOBOLKA HIIRAAN WAA IN LAGA DHIIDHIYO

            Qeybta labaad Maamul-takoorka Gobolka Hiiraan, maaha mid la kowsaday Sebenkan Qaran-jabka ee Abwaanku ku sifeeyey ‘Halaaggii dhacay looma kala harin’,haseyeeshee Gobolku waxa uu ka mid ahaa Saddax Gobol (G/Waqooyi Galbeed, G/Bari, Hiiraan) oo Xukuumaddii Marxuum Maxamed Siyaad Barre u diidday inay u ballaariso, sidii ay lixda kaleba ka yeeshay, sababta lama oga. Waa haboonaan laheyd,…

            Read More

              Kenya Security Forces Kill Five Suspected Militants

              Kenya security forces killed five suspected militants on Friday in the coastal town of Mpeketoni whom they believe were involved in deadly attacks earlier this week. On Sunday and Wednesday, residents of Mpeketoni near the Somali border suffered brutal attacks by gunmen suspected to be part of the al-Quaeda splinter group, al-Shabab. The attacks left…

              Read More

                Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 21.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                Read More

                  Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Finland Oo Cabaareeysay Xadhiga Ay Xukumadu Kula Kacdey Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ucid Ee Heer Qaran

                  Finland 21.June 2014 (SDN/QJ)- Godomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Waddanka Finland  Marwo Samia Omar H. Muse ayaa Cambaareysay Xadhigi Xukumada Silaanyo ay kula kacday Godomiyaha Garabka Haweenka Ucid Hargeisa Marwo Xaliimo Cismaan Raage oo ay ciidamada Booliska Somaliland Xabsiga u Taxaabeen. Godomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Waddanka Finland  Marwo Samia Omar H. Muse…

                  Read More

                    Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Tijaabo ah oo Maanta laga Fuliyay Hargaysa iyo Baki {Barnaamij uu Qurbejoog idiinka Diyaariyay Dhagayso}

                    Hargaysa 21.June 2014 (SDN/QJ)- Diiwaan galin lagu samaynayo muwaadiniinta, looguna magacdaray TIJAABO ayaa maanta ka bilaabatay degmada Baki, diiwaan galintan oo socon doonta mudo 5 maalmood ah ayaa waxa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta komishanka Doorashooyinka, Madaxda Axsaabta qaranka iyo madaxda degmada Baki.   Masuuliyiinta komishanku waxa ay faahfaahin ka bixiyeen ujeedada diiwangalintan waxana ay sheegeen…

                    Read More

                      Alle ha u Naxariistee Weriye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan oo Muqdisho lagu aasay iyo Marxuunka oo Taariikh Nololeedkiisa ka waramaya Daawo

                      Muqdisho 21.June 2014 (SDN/QJ)- Allaha u naxariisto Marxuum Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan, oo ku geeriyooday miino loogu xiray gaarigaas saaka, ayaa lagu aasay qabuuraha dugsiga tababarka booliiska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Aaska Marxuumka waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Labad Gole ee dowladda, Weriyeyaasha ka howlgalo magaalada Muqdisho, Saraakiisha ciidamada ammaanka dalka…

                      Read More

                        Dhabqiye uma baahnin Ka Fog Kana Reebban Siyaasad

                        Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin Email: fatxisulub@gmail.com Tel:063442681 Qormadii 2aad Maqaalkeenii axaddii hore, aynu ka hadalnay, ee ciwaankiisu ahaa ‘erya, erya, eryaay, dhuuso-nuug eryaay.’ maqaalkaas oo inoo socda, waxa ugu waa weyn ujeedooyinka aan ka leeyahay: In dadka mutacalimiinta iyo dadka Ilaahay wax siiyey ee reer somaliland inaan ku boorriyo waxqabadkooda inay saddex jibaaraan, taasi oo…

                        Read More

                          Maamulka Gobolka Gebilay oo Baa’biyay Dhul daaqsimeed Si Sharci daro ah loo ootay

                          Arabsiyo 21.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Gebilay oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo iyo Isu duwayaasha Wasaaradaha Beeraha iyo Deegaanka ee Gobolka Gebilay ayaa Maanta Hawl gal balaadhan ka sameeyay Dhul daaqsimeed ku yaala Waqooyiga Degmada Arabsiyo.   Dhul daaqeenkan oo ah Dhul Buuralay ah oo  Xooluhu daaqi Jireen Isla maraana Si sharci…

                          Read More

                            “Gudoomiye Muuse uu aqbalay Talooyinkii umadda reer Somaliland u soo jeediyeen oo u u Tanaasulay In Madaxwaynahu noqdo Musharaxa Xisbiga Taladda Dalka haya ee Kulmiye Shanta sano ee soo socda”. Wasiir Samaale

                             Hargaysa: 21,June,2014(SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Jamuuriyada Somaliland  Md.Cabdicaiis Maxamed Samaale,ayaa soo dhaweeyay in lagu kala adkaado Loolankii Musharaxanimda Xisbiga Kulmiye uga qeyb galaya Loolanka Madaxtinimo ee Doorashooyinka soo aadan. Wasiirka,ayaa war qoraal ah oo ku baahiyay Boga uu Barta Xidhiidhka Bulsha ee Facebook-ga ku leeyahay waxa uu u dhignaa sida tan: “Khilaafkii u dhaxeeyey Masuuliyiinta…

                            Read More

                              Hogaanka Xisbiga Mucaardka Ah Ee Ucid Oo Canbaareeyay Xadhiga Gudoomiyihii Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga

                              Hargaysa: 21,June,2014(SDN/QJ)-   Masuuliyiinta Sar sare ee Xibiga Macaaradka ah ee Ucid,ayaa Si Kulul u canbaareeyay Xadhig ay sheegeen in lagula kacay Gudoomiyihii Garabka Haweenka ee Xisbiga Ucid,oo Maalmihii ugu danbeeyay ku xidhan Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargaysa. War qoraal ah oo ay soo saareen Masuulyinta Xisbiga oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabadda…

                              Read More

                                Xukuumadda Oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Dartay Wefti Beesha Caalamka u bandhigaya Sababaha Kalifay in Ciidamada Qaranku Gaadhaan Xuduudaha dalka Iyo Kulamo ka dhacaya Itoobiya Iyo Kenya –

                                Hargaysa: 21,June,2014(SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegtay inay wadamada Kenya iyo Ethiopia u dirayso wefti isugu jira xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka. Wufuudan ayaa diblomaasiyiinta reer galbeed ee dalalkaas ku sugan kala soo hadli doonta baaq dhawaan ay soo saareen wadamada Ingiriiska, Maraykanka iyo EU oo ay ugu baaqeen dawladda Somaliland inay ciidankeeda kala soo baxdo…

                                Read More

                                  Xaaladda Saboolka, Danyarta Iyo Day’yarta Oo Ku Lifaaqan

                                  Hargaysa: 21,June,2014(SDN/QJ)- Hore waxa aan u soo qaaday in ay Somaliland ku jirto DARAJADA AFRAAD EE SABOOLNIMADA DUNIDA, sida warbixintii World Bank sheegtay.                                                                                                         Waxa kale oo aan xusay in SOMALILAND, ALLA ku mannaystay: Xoola-nool, macdan, shidaal (lagu rajo weyn yahay), dhul beereed, dhuxul-dhagax, kaluun iyo khayraad kale oo badan. SABOOLNIMADU, markaa ma aha wax la’aan,…

                                  Read More

                                    Muuse Biixi Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimda Kulmiye,Beeniyayna Inuu Duunyo Dhaafsaday {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa: 21,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi,oo goo dhawayd Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Haragysa,ayaa si rasmi ah daboolka uga qaaday inuu ka tanaasulay Hankiisii Musharaxnimda Hanka Madaxtinimo ee Dalka. Waxaana uu sheegay in looga adkaaday Tartankii loo galay Musharaxnimda Mdaxweynaha Xisbiga Kulmiye ee Doorashada 5-ta Sanno ee Soo socota. Mar…

                                    Read More