Mid Ka Mid Ah Wariyayaashii Ugu Caansanaa Magaaladda Muqdisho Oo Qarax Gaadhigiisa Loogu Xidhay Ku Dhintay Maanta

    Muqdisho: 21,June,2014(SDN/QJ)-Allaha u naxariistee waxaa saaka qarax gaadhigiisa loogu soo xidhay oo ka dhacay Degmada Xamar Weyne lagu dilay Wariye Yuusuf Axmed Abuukar,(Keynaan) oo kamid ahaa Wariyaasha ugu caansan Magaalada Muqdisho kana soo shaqeeyay Warbaahino kala duwan. Qaraxa Wariyaha lagu dilay ayaa la sheegay in uu ahaa mid gaadhigiisa loogu soo xidhay gaar ahaan halka…

    Read More

      Maraykanka oo Muwaadiniintiisa uga digay inay u Safraan Waddanka Kenya

      Washington 21.June 2014 (SDN/QJ)-  Wasaarada Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa mar kale uga digtey muwaadiniinteeda in ay u safraan dalka Kenya, iyadoo tixraaceysa weerarkii dhawaan ka dhacay magaalda Mpeketoni ee Jasiirada Lamu. Dowladda Mareykanka waxa ay uga digtey muwaadiniinteeda in ay tagaan dhamaanba xeebaha dalka Kenya, gaar ahaana Mombasa, Kwale, Kilifi, Lamu,  iyo qeyb  ahaan  xeebaha…

      Read More

        Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Doorka Kala Dhilinta Fanka {DAAWO}.

        Hargaysa 21.June 2014 (SDN/QJ)- In kastoo Prof Axmed Ismaaciil Samatar uu ku badan yahay dhanka Siyaasada hadana Marka la eego sida uu u falanqeeyo dhinaca Suugaanta ayaa la moodaa Suugaan dhaadhi ku talax tagay Falkinta Suugaanta . Waxaynu Qaybtan ku eegi doonaa Sida uu Prof inoogu sharaxayo Shakhsiyadiisa,Suugaanta iyo Siyaasadaba. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com  

        Read More

          Kulankii 1aad oo Foolka Fool ah oo Xalay Madaxtooyada ku dhex Maray Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Siilaanyo+ Muuse Biixi oo ka Hadhay la Tartanka Madaxweynaha iyo Hadalka Maanta laga filayo

          Hargaysa 21.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa kulan la yeeshay Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi. Kulankaasi ayaa la sheegay inuu caawa ka qabsoomay xarunta madaxtooyadda, waxaan la soo weriyay inay ka soo shaqeeyeen xubno Ganacsato waaweyn ah oo ka soo jeeda beesha Guddoomiye Muuse…

          Read More

            Diblomaasiyiinta Maraykanka Ee Kenya Ku Sugan Oo Halkaas Laga Saari Doono

            Nairobi:Muqdisho:June,21,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Maraykanka, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay xubno ka tirsan Diblomaasiyiinteeda Kala Baxayso Dalka Kenya. Sidoo kale waxay Dawladda Dalka Maraykanku Mamnuucday in dhamaan shaqaalaheeda safaarada ay u safraan degmooyinka dhanka xeebaha Kenya ku yaala, halkaasi oo inka badan 65 ruux ay ku dhinteen weeraro ALshabaab ay ku qaadeen.   Alshabaab ayaa…

            Read More

              Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Maanta Lagu Wado Inay Diiwaangelin Tijaabo ah Dalka Ka Sameeyaan

              Hargeysa:June,21,2014(SDN/QJ)-Waxa Maanta oo Sabti ah lagu wadaa inay Guddida Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland  inay qabtaan Diiwaangelin Tijaabo ah oo loogu gogol xaadhayo Midda rasmiga ah ee dhawaan Bilaabmi doonta. Sida ay kulan dhawaan Xarunta Komishanka ka dhacay Xisbiyada iyo komishanku iskula garteen, waxa Maanta Xarunta Komishanka iyo Degmada Baki lagu wadaa in lagu qabto diiwaangelintaas…

              Read More

                War Kasoo Baxay Hay’adaha Ammaanka Oo Shacabka Muqdisho U Diiday Inay Tagaan Goobaha La iskugu yimaaddo iyo Gaadiidkii Oo La Aamini La’yahay

                Muqdisho:June,21,2014(SDN/QJ)-Mudane Qaasim Axmed Rooble o afhayeen u ah Hay’adaha Ammaanka Somalia, ayaa ku dhawaaqay hadallo keenay khalkhal iyo kala carar ku yimi shacabka reer Muqdisho. Afhayeenka Qaasim ayaa sheegay inay Muqdisho soo galeen Gaadiid a wataan Kooxda Al-shabaab, kuwaas oo doonaya inay is qarxiyaan. Gawaadhida uu Afhayeenku sheegay inay is qarxinayaan ayuu kala qaad-qaaday mid…

                Read More

                  Ciidamada Booliska Kenya Oo Sheegay inay Ku Daba Jiraan Cidda Daadisay Waraaqo Dadka Lagu Kicinayo Oo Lagu Daadiyey Rifty Valley

                  Nairobi:June,21,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Booliska Dalka Kenya, ayaa Dabagal ku haya Cidda ka dambaysay waraaqo la sheegay inay ku qoran yihiin Hadallo kicin ah Deegaanka Rifty Valley. Booliiska ayaa waxa ay sheegeen in cid waliba oo lagu helo in ay ku lug lahayd daadinta warqadahaasi ay ku qoran yihiin erayada nacaybka in sharciga la marsiin doono . Goobaha…

                  Read More

                    Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Saaka Kulaalaya Deegaanka Saax-dheer

                    Saax-dheer:21,june,2014(SDN/QJ)-Wararka Hoose ee Saaka Qurbejoog.com ka Helayso Degmada Saax-dheer ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in ciidanka qaranka Somaliland ay kulaalayaan. Wararka ayaa intaas ku daraya in Cutubyo Tiro badan oo ka tirsan ciidanka qaranku Maalintii shalay u ambabaxeen Halkaas, iyagoo ku Jihaysan Magaalada  Saax-dheer oo ay joogaan Hadhaaga Kooxdii la Caydhsaday ee Khaatumo. Ciidaman ayaa…

                    Read More

                    Coasta Rica oo 2-1 Ku Cunaqabateysey Itali Iyo Uruguay oo u Miciyalisaneysa Talyaaniga.(By Jaahuur).

                    Brazil-20-June-2014(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadda ciyaaraha maanta waxaynu ku turxaamineynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil oo aay qaarna ka jaqaafiyeen qaar kalana aay foolanayaan, haddaba maxaa kala haysta Uruguay iyo Italy oo min hal ciyaar laga soo badiyey. Haddaba ciyaartii ugu xiisaha badneyd waxay dhexmartay maanta Costa Rica iyo Italy waxaana ka soo…

                    Read More

                      DAAWO:Guddoomiyihii hore ee Banadir Tarzan oo afka furtay

                      Minneapolis June 21,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir isla markaana ahaa Duqii magaalada Muqdisho oo iminka booqanaya dalka Mareykanka ayaa afka furtay. Guddoomiye Tarsan oo ah siyaasi aan hadaladiisu miisaan laheyn isla amarkaana aan u meel deyin ayaa dhaliilo ku weeraray dawladii uu ka tirsanaa ka dib kolkii xilk laga qaaday.    

                      Read More

                        Espoo man dies fighting in Syria

                        The 23-year-old man of Somali background is believed to be the third Finnish citizen to die in the Syrian civil war. A YOUNG man from Espoo shares a picture in his last Facebook posting: participation in the jihad is equivalent to fifty pilgrimages to Mecca, it says. Roughly ten days later, on 7 June, the…

                        Read More

                          Somali festivals to mark homeland’s independence

                          MINNEAPOLIS (AP) — The cities of Minneapolis and St. Cloud will be the sites of Somali independence day celebrations over the weekend. Local Somalis have planned the festivals to celebrate their homeland’s independence, and to pay homage to the United States — the country that has given refugees the opportunity to start a new life….

                          Read More

                            Qaramada Midoobey oo Tiradii ugu badneyd oo qaxooti ah in caalamka ay ku sugan yihiin sheegtay

                            NY June 21,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobey ayaa maalinta qaxootiga aduunka ku soo beegtay shaacinta tiradii uGu badneyd ee ebid Qaxooti noqota in ay haatan ku nool yihiin dunida qeybaheeda kala duwan. Qaramada midoobey ayaa sidoo kale sheegtay in inta badan dadkan ka yaacaya degaanadooda ay inta badan yihiin caruur iyo haween. Xoghayaha Guud eee QM ayaa sheegay…

                            Read More

                              Somaliland and the Means of Politics

                              My name is Mohamed Hagi Mohamoud. I was the General Secretary of the Somaliland Coast guard for a year before I moved to the UK, and I was a Civil Servant, rather than a military man for that position. Earlier than that, I have been working with the International Non-Governmental Organisations, LNGOs and other UN…

                              Read More

                                Ganacsato Sheegay inay Ku Guulaysteen In Gudoomiye Muuse Biixi ay Ka Reebeen Madaxweyne Siilaanyo

                                Hargaysa 20.June 2014 (SDN/QJ)- Ganacsatadda waaweyn ee Beelaha Subeer Awal, ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen ku shaaciyay in Gudoomiye Muuse Biixi uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo uga hadhay tartanka murrashaxa madaxweynimadda xisbiga KULMIYE dhexdiisa doorashada soo socota ee madaxtinimadda dalka. War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystiranna waxa uu u dhignaa sidan “Khilaafkii KULMIYE Ee baryahanba soo jiitamayey, waxa…

                                Read More

                                  Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka

                                  Muqdisho, 20 June, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta xusay Maalinta Qaxootiga Adduunka, isagoo sheegay inuu salaan u dirayo dhammaan qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka iyo kuwa ku barakacay gudaha Dalka. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu socdaal rasmi ah ku joogaa dalka Kenya, halkaas oo shirarka uu galay…

                                  Read More

                                    Wasiiradda Caafimaadka iyo Madaxtooyada oo Burco soo gaadhay una Sii Jihaysan Degmada Qorilugud

                                    Burco 20.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiiradda wasaaradaha Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye iyow Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa lagu soo waramayaa goor dhaweyd inay gaadheen magaaladda Burco. Safarka labada wasiir war faahfaahsan lagama hayo, hase yeeshee wararka laga helayo ayaa sheegaya inay u sii dhaafi doonaan illaa degmadda Qorulugud, halkaas oo…

                                    Read More