Madaxweyne Xasan Sheekh oo Isaga kala Dab qaaday Jawhar iyo Xuddur

    Jawhar 18.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Xuddur ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, saraakiisha ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo boqollaal dad ah. Xasan Sheekh Maxamuud…

    Read More

      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

      Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

      Read More

        Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo deeq lacageed gaarsiiyey Caruur ku dhaawacantay Qarax Miino

        Muqdisho, 18. June, 2014(SDN/QJ)- Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dr. Cumar Xasan Cusmaan ayaa ku booqday Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho dhaawacyada saddex caruur ah oo dhawaan waxyeelo kasoo gaartay qarax ka dhacay degmada Xamar-jajab ee Gobalka Banaadir. Mudane Cumar ayaa mid mid u booqday dhaawacyada caruurta, wuxuuna waalidiinta dhallaankaasi ku wareejiyay lacag…

        Read More

          Somalia iyo Kenya oo Isku Raacay in Muqdisho ama Nairobi Mid ahaan lagu qabto Shir lagaga hadlayo arrimaha qaxoontiga Somaliya

          Nairobi 18.June 2014 (SDN/QJ)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa maanta madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto kala hadlay dhibaatada howlgallada ciidamada ka soo gaartay shacabka iyo ganacsatada Soomaalida ee ku sugan Kenya. Raysul wasaaraha ayaa warbaahinta u sheegay inay isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka horumar fiican…

          Read More

            Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Nabad Sugida Somalia oo Lagu Khaarajiyay Degmada Wada Jir ee Muqdisho

            Muqdisho 18.June 2014 (SDN/QJ)- Sarkaal ka tirsanaa ciidamada nabad-sugidda qaranka ayaa maanta kooxo hubeysan ay ku dileen agagaarka xaafada Korontada degamada Wada-jir ee gobolka Banaadir. Goob-joogeyaal ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay dilka Sarkaalka Nabad Sugidda ah oo lagu magacaabi jiray  Casey Xasan Xeyle, Iyadoo goobta ay isaga baxsadeen ragii dilka geestay, oo la sheegay in ay…

            Read More

              Wasiirka Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Maanta Hor Tagtay Gudiga Deegaanka Iyo Khayraadka Ee Golaha Wakiiladda

              Hargeysa:18,June,2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga,ayaa maanta hortagtay Gudiga Arimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ee Golaha Wakiiladda Jamuuriyda Somaliland. Wasiirka oo kulanka ka dib la hadashay Warbaahinta ayaa ka Warbixisay Ujeedada kulanka Maanta.waxaana ay Wasiirku sheegtay inay Maanta Halkan ku timid balan ay wada laghaayeen Gudiga oo Xidhiidh dhawi ka dhaaxeeyo,iyada oo…

              Read More

                War Deg Deg ah: Shil Naxdin Leh oo 2 Qof ku Geeriyoodeen 5 Kalena ku dhaawacmeen Xili ay Gudoomiyaha Waddani Burco ku soo Dhawaynayeen Akhri Magacyada dadka dhintay iyo Kuwa Dhaawacmay

                Burco 18.June 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Lab qof ayaa ku geeriyooday Shan kalena way ku dhaawacmeen Shil baabuur oo maanta ka dhacay Duleedka Burco. Sida ay Qurbejoog Khadka Telefoonka Ugu Xaqiijiyay Agaasimaha Cisbitaalka Burco Waxaa Shilkan baabuur ku naf waayay Laba Marxuun oo la Kala Odhan Jiray alle ha u naxariistee  Xuseen Ceerigaabo…

                Read More

                  Musharax Jamaal Cali Xuseen oo Cadeeyay inay Daruuri tahay Wax ka bedelka Komiishanka isla markaan Badhi taageeray aragtida Gudoomiye Cirro

                  Hargaysa 18,June 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa taageeray aragtida ah in wax ka bedel lagu sameeyo habka loo magacaabo Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Musharax Jamaal waxa uu taageeray soo jeedin hore Gudoomiyaha Wakiilada iyo Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ku sheegay in la kordhiyo tirada Komishanka Doorashooyinka oo…

                  Read More

                    Somaliland oo Ku Baaqday in Wada hadal lagu Xaliyo Xiisada Ka Taagan Gobolada Bari

                    Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho kooxaha degaannada bari ee dalka iyo waddamada jaarka ah si hab nabadgelyo ah loogu xalliyo xiisadda colaadeed ee ka taagan degmooyinka  Taleex ee Sool, Buuhoodle iyo Sanaag/bari. Warsaxaafadeed luqadda Ingiriisiga ku qoran oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland…

                    Read More

                      Maxaa Kala Qabsaday Ciyaartii Xalay ee Xulka Marti geliyay Koobka Adduunka ee Brazil Iyo Mexico

                      Brazil 18.June 2014 (SDN/QJ)- Xulka Waddanka Brazil Ayaanan Ku Soo Bandhigin Garoonka Estadio Castelao, Ciyaar Lagu Qanco, Kaddib Markii Ay Kooxda Mexico Ay La Dhaafi WaydayBarbaro Ebar Iyo Ebar Ah, Waxaana Ciyaarta Aad Uga Dhex Muuqday Goolhayaha Mexico Ee Guillermo Ochoa. Kooxda Tababare Luiz Felipe Scolari, Ayaanan Soo Bandhigin Ciyaartii Laga Filayay Markii Ay Magaalada…

                      Read More

                        ISIL leader killed in clashes with Diyala police

                        A special counter-terrorism police force has killed “Islamic State of Iraq and the Levant” (ISIL) leader Abu Ayoub al-Somali, a Somali national, and his aide, Iraqi police in Diyala province said Tuesday (June 17th). Acting on information provided by detainees, the force ambushed a car carrying al-Somali and his assistant — a Syrian national —…

                        Read More

                          Madal Qaadhaan Loogu Uruurinayay Dhismaha Waddada Oodweyne, Hargaysa iyo Burco oo Hargaysa lagu qabtay,Xukuumada oo laga dalbaday inay Cadayso Dhaqaalaha ay u qoondaysa

                          Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Xaflad balladhan oo lacag loogu uruuriyey waddada isku xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargeysa ayaa Xalay  lagu qabtay hotel KAAH ee magaalada Hargeysa. Xafladdan oo ay ka soo qayb-galeen wasiirro, xildhibaanno, masuuliyiin dawladda ka tirsan, salaadin, culimo aw diin, aqoonyahanno iyo martisharaf kale oo tiro badan. Guddoomiyaha guddi cusub oo loo sameeyey…

                          Read More

                            Shir Ku Saabsan Is dhexgalka Bulshada iyo Xoojinta Amaanka oo ay ka soo Baxeen Qodobo Fulintoodu ay Xasaasi tahay Xukuumadana laga Sugayo {Warbixin ay Qurbejoog ka Diyaarisay DHAGAYSO}

                            Burco 18.June 2014 (SDN/QJ)- Shir looga hadlay xoojinta nabadgelyada iyo is-dhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shirkaas oo lagaga hadlaayay xoojinta nabada iyo is dhex galka Bulshada, ergooyinka shirka ooka kala yimid Goboladda Sool ,Sanaag Saraar, Odweyne, Togdheer, Saaxil , Gabilay, Shirkan oo daba Socday Shir Hore loogu qabtay Magaalada…

                            Read More

                              Abaabul Dagaal oo Laga Dareemayo Magaalada Garowe iyo dhaqdhaqaaq Ciidan oo Socda

                              Garowe 18.June 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Somaliyeed Ee puntland ayaa  Ciidamo soo dhoobtay Jihooyinka Xuduudka Laascaanood iyo Taleex kadib markii madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo iyo Saddexda Gole qaran oo ay Weheliyaan Saddexda Xisbi Qaran ku dhawaaqeen difaacida Somaliland. Wararkan Naga soo Gaadhay Deegaankaasi ayaa Sheegay in maamulka Garoowe waddo sifooyin saan saan colaadeed oo ku…

                              Read More

                                Dhakhaatiir iyo Kal-kaaliyeyaal Ay Qaadanaysay Wasaaradda Xannaanada Xooluhu oo Imtixaan ay Hay’ada Shaqaaluhu ka qaaday

                                Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Hayada Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland,ayaa Imtixaan ka qaaday dhakhaatiir iyo kal-kaaliyeyaal caafimaadka Xoolaha ah oo ay shaqaale ahaan u qaadanaysay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Somaliland. Imtixaanka laga qaadayay dhakhaatiirta Xannaanada Xooluhu ay qaadanaysay oo ay u oo fadhiisteen 16 dhakhtar,ayaa lagu qaatay 8 dhakhtar oo markii ay Wasaaraddu u baahnayn isla…

                                Read More