Haweenka Degmada Sallaxley ee Hargaysa iyo Bristol oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Wareejiyay Gudida Dhismaha Wadada Cad DAAWO
Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)- Gudida Dhismaha Waddada Cad ayaa Deeq Lacageed kala Wareegay Haweenka Degmada Maxamud Haybe iyo Kuwa Ururka Gaaroodi ee Magaalada Biristool ee Wadanka Ingiriiska Haweenwaynaha ayaa lacag ka Badan 87,oo Kun oo dollarka Maraykanka ah ku wareejiyay guddida dhismaha waddada cad ee isku xidhaysa hargaysa iyo salaxley . Xaflad si heer sare…
