Goob Lagu Daawanayey Ciyaaraha Koobka Adduunka Dalka Nigeria Oo La Qarxiyey
Yobo:June,18,2014(SDN/QJ)-Qarax xooggan ayaa lala Eegtay Goob lagu daawanayey ciyaaraha Koobka adduunka oo ku taalla dalka Nigeria. Shaqaale ka tirsan xarun caafimaad oo ku taala dalka Nigeria ayaa warbaahinta u sheegay in dad dhaawacyo kala duwan qaba lagu daweynayo halkaasi, iyadoo la arkayey dad kale oo Halkaas ku dhintay. “Dadka dhaawacmay ayaanan sheegi Karin sababtoo ah…
