Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Somalia: Shirka Jaraa’id ee Usbuuclaha ah

    Mogadishu June 14, 2014(SDN/QJ)–Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Sheekh Atom ka soo tagidii kooxda Al-shabaab, Horumarka Qorshaha Xasilinta Dalka, dagaaladii ka dhacay Marka, Qorshaha si Iskaa wax u qabso ah loogu…

    Read More

      “Dawlada Turkey-gu waxay horay u balan qaaday dhismaha Jidka Isku Xidha Jabouti – Zaylac, Somalilandna…”

      Saylac 14.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Xubno kale oo Wasiiro ah ayaa Maanta Soo gaadhay Magaalada Saylac isla markaana dib ugu laabtay dalka Jabuuti. Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku daabacay barta uu ku leeyahay Face-book-ga, waxaanu yidhi Kormeer Abaabul…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          “Uma Hogaansamayo Go’aankii Reeraysnaa,Waxaanu ka Tashan doonaa Halkaanu Codkayaga Marin doono” Weedhihii laga Jeediyay Madal lagu Taageerayay Gudoomiye Muuse Biixi {DHAGAYSO}

          Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiyiin, iyo aqoon yahano ka soo jeeda Beesha Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa Kulan ay ku yeesheen Huteel Crown ee Caasimada Hargaysa Waxay ku Cadeeyeen inaanay u Hogaansamayn Go’aankii Ay Gudidii Golaha Guurtida ku rideen Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi kaas oo ay ku Tilmaameen Go’aan Reeraysnaa. Waxaa kale oo ay…

          Read More

            Ururka Solja oo Cod Dheer ku Canbaareeyay Xadgudubyada ay Xukuumada Somaliland ku hayso Xoriyatul Qawlka

            Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Ururka suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA ayaa Cambaareeyay Xadhiga Marlabaad Lagula Kacay Gudoomiyihii Wargayska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ,Warsaxaaafadeed ay soo saareen Ururka suxufiyiinta Somaliland oo Nuqul Ka mid ahi soo Gaadhay Xafiiska Wararka Ee Shabakada Qurbejoog ayaa u dhignaa sidan “Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu cambaaraynayaa falka anshax xumada…

            Read More

              Ujeedada Socdaal Maanta Maanta Uu Madaxweynaha Puntland Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

              Boosaaso:14,June,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntlad iyo wefdi uu horkacaayo, ayaa waxay maanta safar ugu kicitameen dalka Imaaraadka Carabta, ka dib markii  ay casuumaad ka heleen.   Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo Saxaafada kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in casuumaad ay u soo dirayn Madaxda Imaaraadka Carabta, isla-markaana ay…

              Read More

                Gudoomiyihii Wargeyska Haatuf Oo Markale Xabsiga La Dhigay Iyo Sababaha Loo Aanaynayo Xadhigiisa Maanta

                Hargaysa:14,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Wargeyska Haatuf, Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa xabsiga loo taxaabay abaaro 11:30 duhurnimo kadib markii ay maxkamada gobolka Hargeysa ay tageen isaga iyo xoghayaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja, Maxamed Rashiid Muxumed Faarax, kuwaas oo ujeedada ay maxkamada u tageen la xidhiidhay mudaynta Kiiskii Haatuf iyo Xukuumada ka dhaxeeyey. Sida uu noo xaqiijiyey xoghayaha ururka…

                Read More

                  Somaliland oo loo soo Jeediyay inay Ciidamadeeda kala Baxdo Deegaamadda Muranku ka Taagan yahay ee Sool iyo Sanaag

                  London 14.June 2014 (SDN/QJ)- Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya, Neil Wigan, ergayga Mareykanka ee Soomaaliya, James P. McAnulty iyo wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub ee Somalia, Michele Cervoned’Urso ayaa ku baaqay in Gobolada Sool iyo Sanaag degdeg looga saaro Ciidamada Somaliland ee halkaasi ku sugan. Waxay soo jeediyeen in wixii keenaya Rabshadaha laga fogaado. “Waxaan…

                  Read More

                    Shabaabka Oo Dab Qabadsiiyay Gaadhi Dad Rayid Ahi Saarnaayeen, Dhamaan Dadkiina Duurka La Galay Iyo Gudoomiyaha Degmadda Qoryoolay Oo Ka Hadlay

                    Qoryoolay:14,June,2014(SDN/QJ)- Xoogaga Al Shabaab, ayaa waxay maanta fal qafaal leh ay kula kaceen dad rayid ah, oo la socday gaadhi nooca Caasiga ah, xilli uu 20 ruux ka soo qaaday Magaalada Muqdisho, kuna sii jeeday Magaalada Qoryoolay. Afduubkaan, ayaa wuxuu ka dhacay aagga Buulo Sheekh oo dhaca duleedka Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo…

                    Read More

                      “Ra’iisal Wasaare Cabdiwali Dhex-Dhexaad kama Aha Colaada ka Taagan Shabeellaha Hoose”. Af-hayeenka Beelaha Hawiye

                      Muqdisho:14,June,2014(SDN/QJ)- Afhayeenka Odayaasha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali, ayaa wuxuu Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, uu ku eedeeyay inaanu dhex dhexaad ka ahayn colaada ka taagan Shabeellaha Hoose.   Afhayeenka, ayaa ku waramaaya in Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya uu la saftay mid ka mid ah beelaha ku wada…

                      Read More

                        Golaha Guurtida Oo Fadhigii Maanta Kaga Dooday Xaaladda Arimaha Bulshadda Ee Dalka

                        Hargaysa:14,June,2014(SDN/QJ)- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida Jamuuriyda Somaliland,ayaa Mudanayaashu waxay Dood iyo Faqidaad ka yeesheen Arimaha Bulashada ee Dalka sida: Tahriibta,Waxbarshada,Caafimaadka iyo Biyaha. Dhinaca Tahriibta ayaa mudanayaashu waxay carabka ku adkeeyeen in dadka Maanta Tahriibayaa ay yihiin dadkii Haynta lahaa ee ilaahay wax siiyay. Waxaana ay usoo jeediyeen Laamaha Amaanka in wax laga qabto Qulka-qulka…

                        Read More

                          Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka..Q.5aad

                          Qormadan manta waxa aan akhristayaasha xasuusinayaa taxanahan inaanan dan gaar ah ka lahayn balse ay tahay dhibaatooyinka ku lingaxan waaxda garsoorka,xeer ilaalinta iyo booliska oo ay ku dhex luntay xuquuqda muwaadinka. Sababaha keenay in xuquuqda muwaadinka dhulka la jiido waxa ka mid ah: 1.Booliska oo aqoon-darro ka hayso tix-gelinta iyo xaqa muwaadinka 2.Booliska oo anshax…

                          Read More

                            ”‘Waxaa jira in dadka deegaanka ee gobollada Sanaag iyo Sool inay iyagu caqabad Soomaaliland ka horeysa noqdey oo laf-dhuungashey ah” Wasiir ku Xigeenka Amniga {DHAGAYSO}

                            Garowe 13.June 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaadey inay caqabad hortaagan tahay deegaannada Puntland ka maqan in dib loo soo celiyo,waxaana sidoo kale dowladda ay sheegten inaysan suragal ahaayn in ciidamada Puntland la geeyo gobollada xadduudka ku yaalla. Wasiir ku-xigeenka amniga Puntland,C/casiis Maxamed Aadan oo maanta arrimahan ka hadlayey waxaa uu sheegay inay…

                            Read More

                              Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo soo jeediyay in tirada Komiishanka Qaranka la kordhiyo

                              Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa soo jeediyay in Komishanka Qaranka la kordhiyo, taas oo uu ku sababeeyay baaxada ay leedahay doorashada soo socota. Gudoomiyuhu isaga oo arimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi “Waxaan soo jeedinaynaa in xubnaha Guddida laga dhigo sagaal (9) xubnood . Waxaan waayo arag…

                              Read More

                                Qaadhaan lacageed oo la Gaadhsiiyay Gudida Dhismaha Wadada Dawga Cad

                                Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Guddiga Dhismaha Jidka Dawga-cad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa ka mahad-celiyey lacago qaar ka mid ah jaaliyadaha reer Somaliland ee qurbuhu ugu soo tabaruceen dhismaha Jidkaasi, waxayna sheegeen in lacagtaasi ay geli doonto halkii loogu talo-galay. Shir jaraa’id oo ay guddida dhismaha Jidka Dawga-cad ku qabteen huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa,…

                                Read More