Israel oo Xamas ku eedeysay afduubka sadex dhalinyaro ah oo maalmo la la’yahay
Tel-Aviv June 16,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Israel ayaa urur siyaasadeedka Xamaan ee dhawaanta heshiiska la galay xukuumada Falastiin ku eedeysay in ay afduubteen sadex dhalin yaro ah. Eedan oo uu shaaciya raiisul wasaaraha Yuhuuda Benjamin Natenyahu ayaa durba xiisad ka dhex abuurtay dawlada reer Galbeedku ictiraafsan yahay iyo dawlada Israel. “Maalinimadii Khamiista ayaa waxa ay kooxda Argegixisada…
