Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Hambalyeey Shirkii Lagu Soo Gabo gabeeyay Magaalada Balli Gubadle

    Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Md, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, hogaanka xisbiga, golaha dhexe, guddida fulinta iyo ka dhamaan taageerayaasha iyo xubnaha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo u dirayaa shirka beesha Arab uga socda magaalada Balligubadle ee xarunta gobalka Hawd. Sidoo kale gudoomiye muuse Biixi wuxuu bogaadinaya Ergooyinka tirade badan ee…

    Read More

      Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Sool oo ka Hadlay Xaalada Taleex {DHAGAYSO}

      Hargaysa 13.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Xubno ka Soo Jeeda Deegaanka Gobolka Sool oo Goor dhawayd Shir Jaraa’id ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa ka Hadlay Xaalada Degmada Taleex oo ay Maalintii Shalay Gaadheen Ciidamo ka Tirsan Kuwa Qaranka . Wasiirka oo ay Weheliyaan Wasiirul dawlaha nabadaynta ee Gobolada…

      Read More

        “Xisbiga UCID wuxuu uga digayaa Xukuumadda Silaanyo inaan shacbigu ka aqbali doonin Waziir Mohamed Hashi inuu lahaanshaha Hawada Somalialnd u Maxlalo Shirkadda Kacday ee “ATA Airlines” , laguna lunsado Hantida Qaranka” Xog-hayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid

        Hargaysa: 13,June,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxay si adag  uga Digeen Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo inay Dalka u ogalaato,oo ay Ruqsad Ganacsi siiso Shirkadda la yiddhaahdo ATA airlines oo sheegeen inay tahay shirkadda Musalaftay. Waxaana Warsaxaafadeed ay soo saareen oo nuqul ka mid ah soo gaadhay Shabakdda Wararka ee Qurbejoog.com…

        Read More

          Wasiiru-Dawlaha Nabdaynta Gobolada Bari Oo Ay Weheliyaan Xildhibaanada Goboladaasi Ugu Jira Golayaasha Dawladda Oo Soo Dhaweeyay Hawlgalada Milatariga Somaliland ee Goboladaasi Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Gulufka Ciidan Ee Socda

          Hargaysa: 13,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Nabadaynta Gobolada Bari ee Somaliland Md. Cali Maxamuud Sandule,Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Xil.Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indh indho,ayaa Maanta Shir Jaraa’id oo wada-jir ah  ku Qabtay Xafiiska Wasiiru Dawlaha ee Qasriga Madaxtooyada ayaa waxay si aad u amaaneen Talaabadii ay Ciidamadda Qaranka Somaliland ay ka Qaadeen Maleeshiyaadka Khaatumo iyo Siyaasiyiinta Dabad-wareega ah…

          Read More

            Shirkii Beelaha Arab Uga Socday Magaaladda Bali-gubadle Oo La Soo Gabogabeeyay Iyo 7 Qodob Oo Laga Soo Saaray,Ka Akhriso Qurbejoog.com

            Bali-gubadle: 13,June,2014(SDN/QJ)- Shirweynaha Beelaha Arab ee (Afgarad 3)oo mudo Sedex cisho ah ka socday Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyey. Shirkan ayaa waxaa ka soo baxay oo la isku afgartey Qodobo dhawra ku waasi oo mihaamad gaara u yeelan doona Beelaha arab.Go”aamadan ka soo baxay shirkan Beelaha…

            Read More

              Dawlada Hoose Ee Magaaladda Istanbul Ee Dalka Turkay-ka Oo Kaa Shanaysa Maamulka Gobolka Banadir Oo Dayactir Ku Samaynaya Jidadka Magaaladda Muqdisho

              Muqdisho: 13,June,2014(SDN/QJ)- waxa Maalmihii ugu danbeeyay si weyn uga soconaya Qaar ka tirsan Degmmoyinka Gobolka Banaadir ee Magaaladda Muqdisho oo ay ka wado Dawlada Turkigu. Dadka reer Muqdisho ayaa Maalmihii ugu danbeeyay indhahoodu qabanayeen Gaadiidka Dayactirka Wadooyinka oo Jidadka Burburay ee Magaaladda Muqdisho kula dhaqaaqay Dayactir Xoogan iyo Banaynta ku Xidhmay.taas oo Yididiilo Xoogan Galisay…

              Read More

                “ Xilka aan hayo ee Gudoomiyaha marka waan katagayaa hadii uu xalka Gobolka Sh/Hoose ku jiro , waxaan diyaar u aha…” Gudoomiyaha Magaaladda Marka

                Marka: 13,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisow oo lagu eedeenayay in uu ku lug lahaa dagaalada soo noq noqday ee ka dhacayay Magaalada Marka iyo deegaano kale oo hoostaga ayaa shaaca ka qaaday in uu xilkaasi iska casilayo hadii uu xalka ku jiro. Yariisow ayaa sheegay in dagaalka kusoo laab laabtay Magaalada Marka iyo deegaanada…

                Read More

                  Maraykanka Oo Xukuumadda Sudan Ku Eedeeyay Inay Gabood Falo Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadanaha Ay Ka Geystay Gobolada Kordun Iyo Blue Nile

                  Newyork: 13,June,2014(SDN/J)-Dawladda maraykanka ayaa ku eedeyasay Dawladda Sudan inay kula kacday Gabood falo ka dhan ah Aadanaha dadka Shacabka eek u Nool Goboladda Kordufan iyo Blue Nile ee Dalakaasi. Danjiraha Qaramadda Midoobay u Fadhiya Maraykan Haweenayada Magaceeda la yidhaahdo Samata Bower,ayaa sheektay Xoogaga Ciidamadda Dawladda Sudan inay si aan Kala soo lahayn Diyaarado uga Duqeeyeen…

                  Read More

                    Gabdhaha Ururka Samafalka Garoodi oo Soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland(SAWIRO)

                    London June 13,2014(SDN/QJ)-Gabdhaha ururka Samofalka Gaaroodi ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka caafimaadka Soomaaliland Md Saleebaan Xaglo toosiye. Soo dhaweynta oo uu wasiirku ka hadlay ayaa waxa uu ka sheegay in ururka samafalka ee Gaaroodi guud ahaan iyo gaar ahaan garabka Haweenka ay yihiin hormuudka wax qabadka qurbejooga Somaliland. wasiirka oo hadalkiisa sii wata…

                    Read More

                      Soomaaliya oo Sideed sanadood ka dib Koobka Kubedda Cagta Aduunka la daawanayo

                      Muqdisho June 13,2014(SDN/QJ)-Soomaaliya ayaa mudo sideed sanadood dabadeed lagadaawanayo ciyaaraha Kubedda cagta ee aduunka. Ciyaaraha oo shalay la furay ayaa waxa degaanada laga xoreeyay shababaabka la arkay iyada oo la daawanayo ciyaaraha aduunka. Sanadii 2006dii ayay shabaabku waxa ay amar mamnuuca dul dhigeen goobaha kubada cagta laga daawado ee Soomaaliya. Waxaana si qarsoodi ah ay…

                      Read More

                        China iyo Japan oo xiisad dhul awgeed qir iyo qir isku ah

                        Beijing June 13, 2014(SDN/QJ)-Dawladaha dalalka Japan iyo China ayaa haatan xiisad siyaasadeed ka dhex aloosan tahay ka dib kolkii ay labada dalba sheegteen badda Konfurta China. Duyuuradaha labada dal ayaa todobaadyadii u danbeeyay dhoolastusyo isku lidi ah ka sameeynayay badda Konfurta China. Dalka Japan ayaa dhawaan duyuuradihiisa F-15 waxa ay ku soo dhawaadeen duyuurad ay…

                        Read More

                          Ingiriiska Oo Sidii Maraykanka Soo Saaray Warar Dhiillo ku ah Dalal Djibouti Ugu Horrayso

                          London:June,13,2014(SDN/QJ)-Xafiiska Arrimaha Dibadda u Qaabilsan Dawladda Dalka Ingiriiska, ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray kaga digay weerraro kooxda Shabaabku ka Geystay waddamada Ciidamadodu joogaan Somalia. Xafiiskan ayaa sheegay in uu helay warar lagu kalsoonaan karo oo muujinaya in Dhaq dhaqaaqa Shabaab  ay maleegeyso weeraro ay ka fuliso dalka Jabuuti oo qaar ka mid…

                          Read More

                            Hay’adda Amnesty International Oo Ku Eedaysay Koonfurta Afrika Inaanay Waxba Ka Qabanin Soomaalida Dhulkeeda Lagu Dhibaataynayo

                            New-York:June,13,2014(SDN/QU)-Hay’adda Caalamiga ah ee u Doodda Xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International ayaa ku Eedaysay Dawlada Koonfurta Afrika sida aanay waxba uga Qabanin Dhibaatada Lagu Hayo Somalida Dalkooda ku Nool.  Deprose Muchena, oo ah Agaasimaha gobalka u qaabilsan  Amnesty International ayaa sheegay in dowlada South Africa ay ku fashilantay ka hortagida rabshado maalmihii dambe ka soconayay…

                            Read More

                              Sarkaalkii Labaad Oo Al-shabaab ah Oo Muddo Toddobaad Gudihiis ah Ka soo Goostay Kooxdaas, Iskuna Dhiibay Kenya

                              Mandhera:June,13,2014(SDN/QJ)-Hal Nin oo  u dhashay Rwanda, isla-markaana sheegtay inuu ka mid ahaan saraakiisha sarsare ee ururka Al-shabaab ayaa isku dhiibay Ciidamada Kenya ee ku Sugan Magaalada Mandhera.  Ninkan sheegtay sarkaalka ka tirsanaan jirey Ururka Al-shabaab oo Magaciisa Lagu Sheegay Pascal Bizmungu, balse ku socda magaca Cabdirizaaq, ayaa isdhiibay dhammaadkii toddobaadka. Ninkan oo Da’diisu tahay 33…

                              Read More

                                Prime Minister Abdiweli chairs Somalia Development and Reconstruction Facility meeting

                                His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed chaired the Somali Development and Reconstruction Facility meeting alongside Michele Cervone d’Urso, EU Ambassador to Somalia. They discussed ongoing accomplishments and continuous dialogue between the Federal Government of Somalia and their International partners. Vision 2016 highlights challenges such as security, social services, economic development and long term political…

                                Read More

                                  Somali camels still arriving

                                  MAKKAH — Somali companies are preparing to make new large shipments of camels to Saudi Arabia to meet the rising market demand that usually precedes the holy month of Ramadan. Makkah daily said Thursday that the Somali camels are still coming to the Kingdom despite accusations that they might be the cause of coronavirus. The…

                                  Read More