Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa June 03 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      Hogaanka Sare Ee Xisbiga Mucaardka Ah Ee Waddani Oo Maanta Si Heer Sare Ah Dalka Ugu Soo Dhaweeyay Xog-hayaha Siyasadda Ee Xisbiga Waddani

      Haragaysa: 03,June,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Maxamuud Raage Ibraahim ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu in muddo ahba uu ku maqnaa dalka dibadiisa,waxaana maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee  Cigaal International Airport. Md:Maxamuud Raage Ibraahim ayaa soo dhawayntii kadib oo uu lahadlay warbaahinta ayaa…

      Read More

        Shil Baabuur Oo Khasaare Balaadhan Gaystay Oo Galabta Ka Dhacay Wadada Cad Iyo Khasaaraha Ilaa Hadda Ka dhashay

        Haragaysa:03,June,2014(SDN/QJ)- hal Qof ayaa ku dhintay ugu yaraan 20 qf-na wey ku dhaawacatahay  ka dib markii ay isku dhaceen laba Gaadhi oo Xamuul ah oo ku sii jeeday Magaaladda Sallaxley. Wararka ay helayso shhabakadda Qurbejoog.com,ayaa sheegaya in labada gaadhi oo goor danbe oo Maanta ka baxay Magaaladda Hargaysa ay isku dhaceen iyaga si xawli ah…

        Read More

          Madaxweyne Siilanyo Oo Digreeto Uu Soo Saaray Xilkii Kaga Qaaday Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha Iyo Tiknoolajiyada

          Haragaysa:03,June,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa Digreeto Madaxweyne Xilkii uu qaranka u hayay kaga qaaday Wasiirkii hore ee Xidhiidhka Golayaasha iyo Tiknoolajiyada Md. Aadan Axmed Warsame. Ujeedada Xilka qaadista ayaa uu Madaxweyne Siilanyo ku sheegay inay ka danbaysay Cabashooyin iyo Xil-Gudasho la’aan uu muujiayay Masuulkani. Waxaana sidaas lagu sheegay Warsaxaafadeed goordhayd kazoo baxay Qasriga…

          Read More

            JAMHUURIYA: Markale iyo Falanqaynta 26-ka Wasiir ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo: Maanta Iyo Wasiirka Warfaafinta Somaliland

            Qaybta 24aad Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka: Waa dhowr iyo konton jir ku abtirsada caasimadda Hargeysa oo badhtamihii sannadkii hore gaadhay hammi uu muddo dheer ku taamayey oo ah inuu noqdo wasiir buuxa, kadib markii waqti badan soo ahaa ku-xigeen. Waa suxufi mihnaddiisa weriyenimo ku darsaday aftahannimo caan ka dhigtay,…

            Read More

              Baarlamaanka Somaliya Oo Ka dib Weerarkii Lagu Qaaday Todobaadkii Hore Maanta Dib Loo Furay,Iyada Amaanka Aad Loo Adkeeyay

              Muqdisho:03,June,2014(SDN/QJ)- Barlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta dib u furmaya oo leh fadhigii ugu horeeyay tan iyo markii weerarkii xarunta baarlamaanka lagu qaaday 24kii bishii hore oo ilaa 20 qof ay ku dhinteen. Waxaana aad loo adkeeyay amniga gudaha iyo agagaarka baarlamaanka. Wararka ay helayso Shabakadda Wararka Caalamiga ee Qurbejoog.com,ayaa sheegay Fadhiga Maanta ay ka Qeyb galayaan…

              Read More

                Golaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Xeerka Xabsiyada Somaliland

                Hargaysa:03,June,2014(SDN/QJ)-Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Jamuuriyada Somaliland,oo uu Shir-Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamuuriyada Somaliland,ayaa waxa lagu Ansixiyay Xeerka Xabsiyada Somaliland. Xog-hayaha Guud ee Golaha Wakiiladda Cabdirisaaq Siciid Ayaanle,ayaa Mudanayaashii Maanta Fadhiga Soo Xaadiray U sheegay inay wax ka badal iyo Kaabis ay ku sameeyeen Xeerkan Xabsiyada Somaliland intii lagu gudo jiray  Doodda Xeerkan. Xeerka Xabsiyada…

                Read More

                  Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidan Ay Qaramada Midoobay Sheegtay Inay U Samaynayso Ilaalinta Shirkadaha Shidaalka

                  Hargaysa:03,June,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay jawaab adagna ka bixisay  warbixin ay  Golaha Ammaanku u gudbiyeen Guddida daba-galka Hubka Qaramada Midoobay  ee Soomaaliya iyo Eritrea  oo ay ku sheegeen inay Somaliland samaynayso ciidan hubaysan  oo khatar ku noqon kara nabad-gelyada mandaqada geeska Afrika.Wasiirka Gaashaandhigga  Somaliland Mr. Axmed Cali Cadami ayaa  Guddiga daba-galka cunaqabataynta…

                  Read More

                    Saaxiibaday Waxaan Leeyahay Xaq ayaad u Leedihiin inaad Tartantaan Laakiinse inaad Amaanka KhalKhalisaan Cidina Idinka Yeeli Mayso” Suldaan Axmed Bade DAAWO .

                    Hargaysa 03.June 2014 (SDN)- Suldaan Axmed Bade Gude oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Hargaysa iyo Salaxley oo ka Hadlayay Kulan Xubno Beeshiisa ahi ay kaga hadlayeen Xaalada Guud ee Amaanka Caasimada ayaa ka hadlay Damaca kala Irdheeyay Madaxda Xisbiga Kulmiye una qaybiyay labada garab ee haatan lagu kala dhex jiro. Suldaan Axmed Waxa uu…

                    Read More

                      Sidee looga Faa’iidaysanayayaa Mashruuca Dabka Laydh Tiriiga ah looga dhalinayo? Wasiirka Macdanta {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 03,June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Dr Xuseen Cabdi Cali oo Hadal ka Jeediyay Madal uu Madaxweyne Siilaanyo Maalintii Shalay Xadhiga Kaga Jaray mashruuc balaadhan oo dabka laydh-Tiriiga ee hawada laga dhaliyo ah, kaasoo ay curisay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland. Wasiirka ayaa Tilmaan ka bixiyay Qaabka looga faa’iidaysanayo…

                      Read More

                        Cheif Caaqil Rashiid M.Jaanbiir oo Tilmaan ka Bixiyay Sida ay Qaraxyada Hargaysa Saamaynta ugu Yeelatay Nabadgalyada DAAWO

                        Hargaysa 03.June 2014 (SDN)- Cheif Caaqil Rashiid Maxamed Jaanbiir oo Ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodi Jeex Waxa uu Sheegay in Nabadgalyada Caasimada Cidkasta oo Khal Khal Gelinaysa inaanay u dul qaadan doonin . Cheif Caaqilkani Waxa uu Xukuumada u soo Jeediyay In looga baahan yahay sidii ay u Gudan lahayd doorkeeda kaga aadan…

                        Read More

                          Ilaa Afartan Qof oo Dhaawacyo ka Soo Gaadheen Dab ka Kacay Kaalin Shiidaal oo Magaalada Laascaanod ah

                          Laascaanood 03.June 2014 (SDN/QJ|)-Ku dhowaad dad gaaraya afartan ayaa dhaawac kasoo gaadhay dab  ka kacay kaalin shidaal oo ku taala magalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool. Kaalintan shidaal ee dabku ka kacay ayaa ku taala bartamaha magalada sida la sheegay dabka ayaa ka dhashay Fuusto shidaal ah oo markii danbe wada saamaysay goobta iyo goobaha…

                          Read More

                            Mid ka mid ah Safiirrada Somalia U Fadhiya Dalalka Yurub Oo ay Dul Hoganayso Fadeexad uu Fiisayaal Ku Iibsaday iyo Baaq loo Jeediyey Dawladda

                            Geneva:June,03,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar ceeb ku ah sumcadda iyo karaamada Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud oo la xidhiidha Fiiyaal si gaar ah loo iibsaday, isada ay qorayaa warbaahinta reer Galbeedku.  Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya waddanka Switzerland Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Baribari) ayaa lagu eedeeyey inuu lug weyn ku lee yahay arrimo la xidhiidha fiisooyin la kala…

                            Read More

                              Obama oo Japan ka dalbaday in ay ka qeybqaataan hawlgalada ladagaalka xagjiriinta Soomaaliya

                              Tokiyo June 03,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa dalka Japan ka codsaday in ay gacan ciidamadoodu ka geystaan sidii degaanaansho looga dhalin lahaa dalalka qaarada Africa. Madaxweynaha Mareykanka ayaa dalabkaa u jeediyay Raiisul Wasaaraha Japan Mr.Shinzo mar uu dalkaasi booqanayay bishii April ee ina dhaaftay. Madaxweyne Obama Ayaan qeexin kaalinta la doonayo in ciidamada dalka…

                              Read More

                                Haweenay Ingiriisa ah Oo Booliska Ka Ku Wargelisay in Wiilkeeda Oo Shabaabka Ka Tirsani Diyaar u Yahay Is Qarxin

                                London:June,03,2014(SDN/QJ)-Hooyo ka soo jeedda Dalka Ingiriiska ayaa ciidamada Booliska ee Dalkeeda ka codsatay in laga Hortago wiilkeeda oo  ka mid ah dibad joogga Alshabaab oo doonaya inuu qarxin ka fuliyo meelo ka baxsan Dalka England. Hooyadan oo magaceeda lagu sheegay  Sally Evans oo 56 sanno jir ah ayaa sheegtay inay ka war hayso in wiilkeeda…

                                Read More

                                  Turkiga Oo Soo Saaray Waarano Lagu Soo Qabanayo Saraakiil ay Ka Mid Yihiin Axmed Godane iy Xasan Daahir Aweys

                                  Ankara:June,03,2014(SDN/QJ)-Xubno sare oo ka tirsan Hoggaanka Alshabaab iyo ururka kale ee Xisbul-islaam ayey maxkamad ku taalla Dalka Turkigu soo saartay waaran lagu soo qabanayo. Saraakiishan la doonayo oo tiradoodu dhan tahay 5-xubnood ayaa lagu eedeynayaa inay ku lug lahaayeen Falkii Is-qarxinta ee bishii July 28-kii ee sannadkii hore lala beegsaday Dhismaha Safaaradda Turkiga ku leeyihiin…

                                  Read More

                                    Dawlada Nigeria oo mamnuucday isu soo baxyada loo sameeyo Gabdhihii Boko Xaaraam afduubatay

                                    Abuja June 03,2014(SDN/QJ)-Taliyaha ciidamada caasimada Nigeria ee Abuja Joseph Mbu ayaa shaaciyay goaan aad uga careysiiyay waalidiinta iyo bulshada magaaladaasi ka dib kolkii uu sheegay in aan la ogoleyn isu soo baxyadii loo qabanayay gabdho ay dhawr bilood ka hor afduubteen kooxda Boka Xaraam. Dawlada dalka Nigeria ayaa caalamku si weyn ugu dhaliilay sida ay…

                                    Read More

                                      Markab Iran Leedahay Oo Si Dirqi ah Lagaga Badbaadiyey Budhcad-badeed

                                      Tehran:June,03,2014(SDN/QJ)-Xubno ka  tirsan Ciidamada Dalka Iran  ee qaybta ka ah dagaalka lagula  jirto Budhcad-badeedda  ayaa shaaciyey inay Badbaadiyeen Markab markaba ku gooshayey Biyaha Badda Cadmeed. Taliyaha Badda Iran Admiral Habibollah Sayyari0, ayaa sheegay in Budhcad-badeeddu ay weerareen isntiintii shalay markabkaas balse ay ciidanka dalka iiraan arrintaas fashilyeen oo ay ka hortageen. “Ciidamada 30-aad ayaa badbaadiyay…

                                      Read More