Somaliland Maanta Uma Baahna Sakati Qallinkii: Liibaan Ismaaciil

    Marka aan ka hadlayno qaranka Somaliland waxa markiiba kugu soo dhacaya qaran dhamays tiray wixii wadan looga baahnaa isla markaana waxaad xusuusanayaa inay Somaliland tahay bogcad ama dal ku ag dhaw wadamo gubanaya oo ay aafayay dagaal sokeeyo waxaanad dareemaysaa inay tahay jasiirad ku naaloonayso nabad iyo badhaadhe ay dadkiisu samaysteen iyagoo allahood la kaashanaya….

    Read More

      Cabdillaahi Jawaan Oo Garabyada KULMIYE Ugu Baaqay Inay Aqbalaan Go’aanka Guurtidu Soo Saarto

      Hargaysa:04,June,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga  Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan), ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan Xisbiga Kulmiye, gaar ahaan Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu ku taliyey in sida ugu dhakhsaha badan loo dhameeyo  wixii tabasho ama khilaaf ah ee jira, waxaanu Guddida Golaha Guurtida ee soo afjarida…

      Read More

        Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kor U Qaaday Derejooyinka Ciidankii Ku Geeriyooday Baarlamaanka iyo kuwii ku Dhaawacmayba

        Muqdisho:June,04,2014(SDN/QJ)-Waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Shaaciyey inuu Derejooyinka Askartii ku Geeriyootay Weerarkii Baarlamaanka iyo kuwii ku Dhaawacmayba kordhiyey, maadaama ay ahaayeen Geesiyaal Badbaadiyey Nafta  Boqolaala ka tirsan Baarlamaanka Somalia. Madaxweynaha  oo ka Hadlayey Kulan lagu Furayey xarunta Baarlamaanka kadib qaraxyadii laga fuliyey, ayaa sheegay inuu min laba derejo  kor u qaaday derejooyinkii askartii ku geeriyootay…

        Read More

          Maraykanka Oo Safiir u Magacaabi Doona Muqdisho

          Washington:June,04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Maraykanka ayaa Ballan qaaday 20-sano kadib inay somalia u magacaabi doonto safiir cusub. Waxa uu maraykanku ku sheegay isku dagygoodan ay Safiirka cusub ugu magacaabayaan Somalia inuu qayb ka yahay dedaalka xasiloonida iyo nabada lagaga dhalinayo Somalia. Inkasta oo ay taasi jirto, ayaa haddana maamulka Obama waxa aanu wax qorshe oo deg deg…

          Read More

            Djibouti Oo La Sheegayo Inay Somaliland Ka Dalbatay Faahfaahin la Xidhiidha Dadkii Qaraxa Ka Fuliyey Dalkeeda

            Djibouti:June,04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Djibouti, ayaa ayaa Faahfaahin dheeraad ah ka dalbatay Somaliland, kadib markii laba Qof oo isku qariyey Dalkaasi la sheegay inay ka tageen Somaliland. Magacyada Labada Qof ee Qaraxa Fuliyey oo lagu kala sheegay Muuse Rooble Hirad iyo Hodan Maxamed Ciise, ayuu xeer ilaaliyaha Guud ee Dalka Djibouti  sheegey in ay Jabuuti ka soo…

            Read More

              Xogo Daaha Ka Rogay Sababihii Xilka Looga Qaaday Wasiirkii Hore Xidhiidhka Golayaasha Oo ay Qurbejoog Heshay

              Hargeysa:June,04,2014(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya Xogaha qarsoonaa  iyo xuddunta khilaafka ka dhex qarxay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirkiisii hore ee Xidhiidhka Golayaasha Aadan Axmed Warsame oo uu shalay ka xayuubiyey  xilkii wasiirnimo. Xogaha ay helayso degel-wareedda Qurbejoog.com, ayaa sheegaya inuu jirey khilaaf cakiran oo madaxweynaha iyo wasiirka dhexyaallay muddo  badan, kaas oo arrimo kala duwan la xidhiidhay. Dhibaatada…

              Read More

                Dalkii iyo Dadkii Reer Somaliland Oo Lagu Mashquuliyey Musharraxnimada Madaxweynaha iyo Lacagihii Ugu Badnaa Oo Lagu Bixinayo Buun-Buuninta wararkiisa

                Hargeysa:June,04,2014(SDN/QJ)-Dhammaanba Shacabka Somaliland eek u dhaqan dalka dibaddiisa iyo Gudihiisa, waxa dhegahooda ka batay oo lagu Mashquuliyey Musharraxnimada Madaxweyne Siilaanyo oo madaxtooyadu si weyn ugu Guntatay inay Dadka maskaxdooda ku shaambadayso. Arrinta Musharraxnimada madaxweyne Siilaanyo waxa shaqo looga dhigay Warbaahinta Dawladda, iyadoo inta badan aanad warbaahintaas wax war ah oo kale ku arkyanin tan iyo…

                Read More

                  Saraakill Sar sare oo ka tirsan ciidamada Nigeria oo lagu helay denbiyo la xiriira in ay hubeeyeen Boko Xaaraam

                  Abuja June 04, 2014(SDN/QJ)-Saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada dalka Nigeria ayaa maxkamadi ku soo oogtay in ay hubeeyeeb kooxda axagjirka ah ee Boko Xaraam. Saxaafada dalkaas ayaa shaacisay in toban general iyo shan kale oo ah saraakiil sare oo ciidamadaa ka tirsan ayaa maxkamadu dacwadooda dhegeysatay isla markaana ku heshay denbi ahaa hubeynta Boko…

                  Read More

                    Madaxweynaha Mareykanka Obaama oo Soomaaliya u soo magacaabaya Safiir,Halkeese xaruntiisu noqon doontaa?

                    Washington June 04, 2014(SDN/QJ)-Madaxaweynaha dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa markii u horeysay 20 sanadood in uu Soomaaliya u soo magacaabo safiir. Sidaa waxa ay saxaafadu ka soo xigatay Ku-xigeenka Xoghayaha  Arrimaha dibedda  Wendy Sherman  oo xogtaasi shaacisay mar ay khudad  jeedineysay. Sherman ayaa sheegtay in haatan ay muuqato in xaalada Soomaalida ay ka soo hagaageyso…

                    Read More

                      FBI: Somalis leaving Minnesota to fight in Syria

                      MINNEAPOLIS (KMSP) -The FBI says more Somali travelers have left Minnesota, possibly to fight against the regime of President Bashar Assad in Syria. Investigators believe those who left Minnesota were motivated by radical ideology, not nationalism. SOURCE: 12 MINNESOTA SOMALIS HAVE LEFT FOR SYRIA The FBI has not specified how many people are believed to…

                      Read More

                        Scholars Deaths Spark Kenya Muslims Anger .

                        MANDERA – Scores of angry Kenyan Muslim youth have protested the killing of two Muslim scholars in the north eastern province of Mandera at the Somali borders at the hands of security forces over allegations of being affiliated to militant group Al-Shabaab. “The protest was quelled by police,” Abdullahi Alas, a local resident, told Anadolu…

                        Read More

                          MAAMUL-TAKOORKA G. HIRAAN WAA IN LAGA DHIIDHIYO

                          Gobolkan oo ka mida siddeeddii Gobol ee lagu assaassay Qaran Somaaliyeed oo xora, kaalinta afaraadna ka geli jiray tirade cod-bixinta doorashooyinkii 64tii iyo 69kii, waxa uu dhacaa bartamaha, oo muhiima u ah isku-xirka Gobollada koofureed iyo waqooyi, iyadoo dadka ku noolna lagu qiyaasay 1.5-2 Milyan, sida ku cad warbixinnada UNDP-Somalia. Waa Gobol Alle ku galladeystay…

                          Read More

                            Ilaahayaw HAA iyo MAYA afkayaga mar ha ka wada yeedhsiin Qabaw waxa lagaaga fadhiyaa qaadhaanki​i tolka aad ka urursatay iyo maxkamadii Siiranayo

                            Hore ayaa loo yidhi ninkii noolay maxaa aragti ku laaban. Muddo aan sii fogayn ayaa siyaasi isku sheega qabaw idicaad iyo telefishan kaste ka muuqday isagoo ku goodinaya waxaan maxkamad gaynayaa Siraanyo iyadoo u sabab u  yahay dhiiga daadatay dalka bari iyo galbeedkiisa ka dib doorashadii macmalka ahayd ee ka dhacday Somaliland. Iyadoo aan la…

                            Read More

                              Madaxweyna​ha Soomaaliya oo ka qeyb galay sannad-guu​radii Kowaad ee UNSOM

                              Muqdisho June 04, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta maamuusay sanad-guuradii koobaad ee ka soo wareegtay shaqada Erada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), wuxuuna guddoomay oggolaanshaha idan ee uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu cusbooneysiiyey UNSOM sanad kale. Madaxweynuhu waxa uu amaanay shaqada Qaramada Midoobay iyo hoggaaminta Ergeyga Gaarka ah ee…

                              Read More

                                R.W Cabdiwali ”marna hawlaha aan qaranka u hayno u joojin mayno farriimaha gurracan ee ay nabad diidku soo dirayaan”

                                Muqdisho June 04, 2014(SDN/QJ)-HADAL JEEDINTA RA’IISUL WASAARE CABDIWELI SH. MAXAMED, KA DIB WEERARKII FULAYNIMADA AHAA EE KOOXDA AL- SHABAAB KU SOO QAADEEN BARLAMAANKA SOOMAALIYEED. Mudane Madaxweyne Mudane Gudoomiye, Xildhibaanasharaftaleh, Warbaahinta iyo dhammaan marti sharafta kale, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf ii ah in aan mar sadexaad hortiina soo istaago anigoo maanta xambaarsan dareen ka duwan…

                                Read More

                                  Wasiirka Warfaafinta oo Marti-geliyey xafladda Sanadguurada Kowaad ee UNSOM

                                  Mogadishu June 04, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow ayaa maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta ku martigeliyey xafladda sanadguurada 1aad ee UNSOM, una mahadceliyey Mr. Nicholas Kay, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Somalia oo si hagar-la’aan ah u taageera Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed, si dalka loo gaarsiiyo amni iyo kala danbeyn buuxda. Ka soo…

                                  Read More