Wasaaradda Warfaafinta: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

    Mogadishu, 28 June 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Diyaarad Caalami ah oo duulimaad isku xiraya Yurub iyo Somalia bilowday, Dowladda oo degmada Doolow ka hirgelinaysa garoon diyaaradeed oo caalami…

    Read More

      Madaxtooyada Somaliland oo ka Jawaabtay in Maamulka Madaxweyne Siilaanyo uu leeyahay Ra’isal Wasaare aan Muuqan {DHAGAYSO}

      Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Maanta Jawaab ka bixiyay Hadalo uu Warbaahinta Siiyay Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi. Dhuxul ayaa soo Qafay hadal Kaftan ah oo wakhti hore dhex maray isaga iyo Maxamed Xaashi Waxaanu u soo Jeediyay Eng in Waxa ay ka hayaan uu yahay qarankii dhibaatada badani ka…

      Read More

        Xukuumada Somalia oo ku Hawlan Sidii ay ula Soo Wareegi lahayd Maraakiibta Somalia ee lagu Hayo Yemen

        Muqdisho 28.June 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Macallin Amiin (Baadiyow) ayaa sheegay in wasaaraddu ku howlan tahay sidii ay ula soo wareegi lahayd maraakiib Soomaalia leedahayoo ku sugan dalka Yemen. Wasiirka  ayaa sheegay in wasaaraddu ay sii ambaqaadeyso dadaallo ay horay u sameeyeen dowladihii KMG ahaa ee…

        Read More

          Halkan Ka Daawo: Xoghayaha Siyaasada Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Ayaa Maanta Ka Waramy Siyaasda Arimaha Dibada Iyo Arimo Badan Oo kale…………..

          Hargeisa June/27 2014(Sdn/Qj) Xoghayaha  Siyaasada  Ee Xisbiga Mucaaridka  Ah  Ee Wadani Ayaa Maanta  Ka Waramy Siyaasda Arimaha Dibada Iyo  Arimo  Badan Oo kale  Ooy  Ka Mid Yihiin Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Oo  Uu Sheegay  In Wasiirka Wasaeada Arimaha Dibada Somaliland  Maxamed  Biixi  Yoonis  Uu Waxba Ka Qaban  Kariwaayey  siyaasdaa Dibada Kana Dhaadhicin kariwaayey gooniisu taaga…

          Read More

            Marwada Madaxweynaha Somaliya Oo Deeq Raashin Ah U Qeybisay Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliya,Baaqna U Dirtay Ganacsatada Somaliyeed

            Muqdisho: 28,June,2014(SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta deeq raashiin ah guddoonsiisay shaqaalaha ka howlgalla xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya, iyadoo baaq u dirtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan si ay dhexdooda isu gurmadaan. Marwada Madaxweynaha Dalka oo kormeer ku tegtay baqaar ay ku jiraan raashin ayaa shaacisay…

            Read More

              Maraykanka Oo Diyaaradaha Dagaalka U Diraya Dalka Ciraaq Iyo Ujeedada Diyaaradahaasi

              Washington: 28,June,2014(SDN/QJ)-  Dawladda Maraykanka,ayaa la sheegayaa inay Maanta oo Sabti ah u dirtay Raxan Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ah Dalka Ciraaq,oo uu haatan ka soconayo Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Kooxaha Islaamiyiinta ah iyo Ciidamadda Dawladda Ciraaq. Xarunta Dhexe  ee Gaashaandhiga ee Batikon-ka,ayaa ku macnaysay Ujeedada Diyaaradahan inay qeyb ka qaadan donaan Ilaalinta Danaha Maraykanku…

              Read More

                “Xukuumadda Maanta Jirtaa Ma Leh Tayo Hogaamineed, Waxa Jira Raysal Wasaare Aan Muuqan Oo Shaqadii Raysal Wasaare-nimada Haya” Maxamed Xaashi Cilmi

                Hargeysa: 28,June,2014(SDN/QJ)- Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka mid ah Madasha Wada tashiga Somaliland, ayaa dhaliil culus u soo jeediyey Xukuumadda taladda dalka haysa, isaga oo xusay in Madaxweynuhu uu ku ciyaaray Sharaftiisi iyo  Sharaftii Ururka SNM, nidaamkii iyo sharcigiina lagu tuntay, waxaanu sidoo kale Wasiirka Madaxtooyada Xirsi ku tilmaamay inuu yahay Raysal Wasaaraha qarsoon, kana…

                Read More

                  Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka.Q.10ad

                  Waxaynu maalin walba maqalaa dastuurka ayaa kala madax baneeyay saddexda waaxood ee kala ah: 1.Fulinta 2.Sharci-dejinta(Wakiilada & Guurtida) 3.Garsoorka Sidaa waxa caday-naya dastuurka qodobka 37aad,firqadiisa 2aad ee hoos ku xariiqan: QAAB-DHISMEEDKA QARANKA QODOBKA 37AAD AWOODDA IYO KARAAMADA QARANKA 2. Dhismaha Qaranku wuxuu ka kooban yahay saddex waaxood oo kala ah: Xeerdejinta, Fulinta iyo Garsoorka. Kala…

                  Read More

                    Maamul Goboleedka Punt land oo sheegay inay Hanan doonaan Gobolada Sool iyo Sanaag

                    Garowe 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ing, Camey ayaa Khudbad uu ka Jeediyay munaasabad lagu maamuusayay maalinta 26-ka ee ay xurnimada qaateen gobolada Waqooyi ayaa sheegay dowladda Puntland inay si rasmi ah ugu bareeridoonto inay soo ceshato dhulkeeda ka maqan. . Madaxweyne ku xigeenka ayaa shacab reer puntland cod dheer ugu sheegay…

                    Read More

                      Muxuu Daaran yahay Heshiiska ay Ukraine la Saxeexatay Midowga Yurub

                      Ukraine 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko ayaa magaalada Brussels ku saxiixey heshiis muhiim ah oo dhinaca ganacsiga iyo dhaqaalaha la xiriira oo waddankiisu la galey Midowga Yurub, waxaana uu sheegay inuu goor dambe go’aan ka gaari doono inuu kordhiyo muddada xabbadjoojinta uu ku dhawaaqey toddobaadkii hore ee hawlgalada milateri ee ka dhanka ah…

                      Read More

                        Waraysi Taariikhi ah Oday Siciid Maxamed Gees oo ka Hadlaya Sidii ay u Shiri Jireen Odayaasha Somaliland iyo Maamulkii Ingiriisku {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Oday Siciid Maxamed Gees oo dhalay Prof Maxamud Siciid Gees oo haatan ku Sugan Magaalada Hargaysa Xili uu ka Yimid dalka Maraykanka oo uu degan yahay ayaa Si Xeel dheer uga Waramay qaabkii u u dhici jiray Kulamada ay wada yeelanayeen Maamulkii Ingiriiska ee Haysan jiray dhulka Somaliland iyo Cuqaashii Somaliland….

                        Read More

                          Ganacsato Soomaaliyeed Oo Lagu Gubay Dalka South Afrika

                          Johansberg:June,28,2014(SDN/QJ)-Afar Muwaadin oo u dhashay somalia, ayaa lagu gubay Dalka Koonfur afrika oo ay ku haysteen Meherado Ganacsi. Muwadiniintan ayaa la sheegayaa inay lagu Gubay Gudaha Meheradooda, iyadoo arrintaasna la sheegay inay ka dambeeyeen Niman budhcad ah oo u dhalatay dalka Konfurta afrika. Mid ka mid ah mulkiilaha goobta ganacsiga oo ka hadlay dhacdadan ayaa…

                          Read More

                            Kenya iyo Britain Oo Isku Maandhaafsan Heshiisyo dhexyaallay oo Lagu tababarayo Kumanaan Ka Tirsan Ciidamada Ingiriiska

                            Nairobi:June,28,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Dalka Kenya ayaa sheegaya inuu jiro khilaaf cakiran oo dhedyaalla dalalka Kenya iyo Britain, kaas oo salka ku haya Digniino dhinaca ammaanka ah oo dhawaan Britain soo saartay. Murankan oo ah mid diblomaasiyadeed, ayaa keenay in in ka badan 1000 askari oo ka tirsan ciidamada dalkaasi britain ay ku xayirmaan magaalada  nairobi…

                            Read More

                              Hargeysa Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Xorriyadda Dalka Djibouti

                              Hargeysa:June,28,2014(SDN/QJ)-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda dalka Somaliland, ayaa habeenkii xalay lagu qabtay Xus lagu taageerayo  37-Guurada Ka soo wareegtay Maalintii Dalka Djibouti ay xorriyadooda ka qaateen Waddanka Faransiiska. Munaasibaddan lagu qabtay Hargeysa, ayaa waxa soo Abaabulay Jaaliyadda Dalka Djibouti ee Somaliland, iyadoo ay ka qaybgaleen Masuuliyiin sarsare oo ka socda Xisbiyada qaranka Somaliland, xubno ka mid…

                              Read More

                                Wakiilka Somaliland ee Dalka Maraykanka Oo Ka Jawaabay Mudaharaad Kooxo Khaatumo Taageersani ka Dhigeen Carriga Amerika

                                Washington:June,28,2014(SDN/QJ)-Safiirka somaliland u fadhiya Dalka Maraykanka Rashid gaaruf, ayaa si kulul u difaacay xaqa ay Somaliland u leedahay inay Gaadhaan Gudaha Degaanka Taleex oo ay dhawaan Tageen. Mudane Gaaruf oo la Hadlayey Idaacadda Voa-da, isla-markaana u jawaabayey Dad la sheegay inay Mudaharaad ay Maamulka Qaska ka wada Bariga Somaliland ee Khaatumo la hor tageen xarumaha…

                                Read More

                                  Ururka Saxafiyiinta Aan Xuduudda Lahayn Oo Si Kulul u Cambaareeyey Habkii ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ula Dhaqantay Masuuliyiintii Wargeyska Haatuf

                                  London:June,28,2014(SDN/QJ)-Unugga ama Ururka aan xuduudda lahayn ee ay leeyihiin Wariyayaasha Caalamka ee aan Xuduudda lahayn (Reporters Without Borders), ayaa si weyn uga Biyo diiday Tacaddiga iyo xadhigga ay xukuumadda Somaliland kula kacday Hoggaankii iyo wargeyskii Magaalada Hargeysa ka soo bixi jirey ee Haatuf. Urururka Suxufyiinta aan xuduudda lahayn  oo si dhaw ugu dooda xuquuqda Saxaafadda,…

                                  Read More

                                  Xulalka u soo Baxay Wareegga Labaad Iyo Sida Aay Isu Wajahayaan World Cup 2014 Brazil (By Jaahuur)

                                  Brazil-28- June-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo lagu kala qaxay wareegii kowaad iyo wareega labaad sida aay u wada ciyaari doonaan. Akhyaartay koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil ayaa wareegii kowaad ee soo gabagaboobey ayaan la filaneyn iney shubaan wadamo ku caan ahaa kubadda cagta ee…

                                  Read More