Somaliland:Abolish the Three-Party Political System

    Lewis Center, Ohio—-The most important Somaliland presidential election will take place in less than a year. But other political parties or independent candidates will not be able to access the ballot because of Somaliland’s three- party monopoly system. However, according to Somaliland’s Constitution on Article 82, the person wishing to become Somaliland’s President must fulfill…

    Read More

      Todoba Qof oo looga Shaki san yahay falal amni daro oo lagu qabtay Hawl galo

      Muqdisho 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada booliska ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta gacanta ku dhigay toddobo qof oo looga shakisan yahay falal amni-darro, kaddib markii ay howlgallo ka sameeyeen qaar ka tirsan waddooyinka magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa isgoysyada waddooyinka ku baarayay gaadiidka iyo dadka saaran. Afhayeenka booliska, Qaasim Axmed Rooble oo warbaahinta kula hadlay degmada Wardhiigley…

      Read More

        Madaxweyne Xasan Sheekh, “Walaalaheen reer Jabuuti, waxaan leenahay hambalyo, waana idinla wadaageynaa farxadda”

        Muqdisho, 27 Juun 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Shacabka iyo Dowladda walaalaha aynu nahay ee Jabuuti oo ay ku beegan tahay 37 guuradii ka soo wargeegatay maalintii ay xurriyadda qaateen. Madaxweynaha Soomaaaliya ayaa sheegay in shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed farxadda maalinta xuriyadda walalaha Jabuuti ay la qabsanayaan .Waxa…

        Read More

          Xildhibaan Qabile oo waano u jeediyay mucaaridka iyo muxaafidka Somaliland

          Hargeysa June 27,2014(SDN/QJ)-Caawa waa habeyn Jimce ah bisha shabcaana ay tahey dhamaad, Rabbi SWTC bishaa dhamaatey kheyrkeeda ha ina siiyo, sharkeedana ha inaga xijaabo, Rasuulkeenii Muxamed ahaa Naxariis & Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, wuxuu sheegay, mar la su’aaley in ummadiisu geli karto denbiyada ay ka midka yihiin, Sinada, tuugada,& Beenta? Wuxuu sheegay in ummadiisu ay…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hambalyada maalinta 27 June

            Muqdisho June 27, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Mudane C/weli Sheikh Axmed Maxmed ayaa waxaa uu diray hambalyo ku aadan xuska maalinta 27-ka Juun oo beegan 37 guuradii ka soo wareegtay markii ay Xornimada qaateen Wadanka aan walaalaha nahay ee Djibouti, isagoona u rajeeyay horumar iyo barwaaqo. Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan Dadka…

            Read More

              Somalia signs StandBy Force Agreement

              H.E Abdiweli Sheikh Ahmed, Prime Minister of Somalia who is in Malabo for the African Union Summit welcomed the East African Standby Force; this agreement has been signed by 10 nations including Somalia. The East African Standby Force (EASF) is a regional organization whose mandate consists of enhancing peace and security in the East Africa…

              Read More

                Radio Qubejoog: Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                Read More

                  Hadhuubkii loo Culay Lixdankii Hungaa laga Qaaday Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog ka Diyaariyay Sababihii Fashiliyay is raacii Somaliland iyo Somalia Qaybtii 2aad {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 27.June 2014 (SDN) Hadii fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Kuluc ayaamihii Farxada Gobonimo iyo is raacii Somaliland iyo Somalia uu Hees ku lahaa  “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Aan Maalno Hasheena Maandeeq”. Xaqiiqdii Waxay Sax ku ahaan lahayd “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Gujaa Lagu Maalay Maandeeq” Somaliland waxay ahayd dalkii ugu horreeyey…

                  Read More

                    Hambalyo Meher Abwaan Weedhsame iyo Ooridiisa Hoodo

                    Dhamaanaba Warbaahinta Ka Hawlsha Somaliland Gaar Ahaana Casimada Hargeisa Waxaa Ay Habalyo Aan La Soo Koobi Kareen Hawda U Marinayaan  Meherka Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Iyo Hoodo Maxamuud Maxamed Oo Maanta Maherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa Gaar Ahaan Hotel Maansoor  Waxaan Tahniyada Diraaya Dadka Kala Ah 1.       Axmed Xassan Cawke 2.       Cabdisalaan Ibraahim Hereri 3.      …

                    Read More

                      Madaxweynaha Punt land oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata

                      Nairobi 27,June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta 27 June, 2014 kulan qaatey muddo labaatan daqiiqo ah kula yeeshay xafiiskiisa oo ku yalaa Harambee House Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata. Kulankaan ayaa inta badan diirada saarayey is-wareysi arrimaha Somalia iyo xaalada Puntland iyadoo dhinaca kale kulankaan ka hor Madaxweyne Gaas kulamo kula lahaa…

                      Read More

                        Maxaa Ka Jira In Weriyaha Caanka ah Axmed Cabdiraxman Xirsi Heello Ka Tegey HCTV?

                        Hargaysa: 27,June,2014(SDN/QJ)- Mudooyinkii ugu danbeeyay,ayaa waxa soo badanayay Shaqaalaha Banaynaya shaqadii ay ka hayeen Tv-ga Afka Somaliga ku hadla ee Horn Cable Tv,waxaana ugu danbeeyay oo ka tagay Shaqadii uu ka hayay Tv-gaas Wariye Axmed Cabdiraxmaan Xirsi (Hello) oo ka mid ah Wariyaasha Magaca Weyn ee ka Hawlga Somaliland. Qoraal Kooban oo uu dhigay Barta…

                        Read More

                          Ra’isal wasaraha oo ka qayb galaya shirka Midowga Africa

                          Equatorial Guinea 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’isal wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wagfdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galays shirweynaha 23-aad ee madaxda Midowga Africa oo maanta ka furmay magaaladda Malabo ee dalka Equatorial Guinea. Shirkaan oo ay goob joog ka yihiin madaxda badan oo kala socoto qaaradda Africa, ayaa sanadkan…

                          Read More

                            Kooxda Xasaradaha Caalamka ee ICG Oo Sheegtay In Hadii Ay Dawladda Somaliya Rabto Inay Ka Guulaysto Al-Shabaab Ay Badasho Hanaanka Ay U Waajahayso

                            London: 27,June,2014(SDN/QJ)- Kooxda xasaradaha dunida ee ICG ayaa sheegtay inay adagtahay in laga guulaysto ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya haddi aysan dowladdu baddelin hanaankeeda. Warbixintan oo ah tii ugu horreysay ee caalami ah oo sawir wanaagsan ka bixinaysa Al-Shabaab, ayaa waxay ugu baaqeysa dowladda iyo dhinacyada kale ee ku howlan dagaalka Soomaaliya inay Al-Shabaab uga daydaan…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Gaadhay Jabuuti,Kana Qeyb Kalaya Sanad-Guurda 37-aad Ee Xornimada Jabuuti Iyo Kulan Uu La Qaatay Madaxweynaha Dalkaasi

                              Jabuut: 27,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo oo  booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele. Kulankan oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada dalka Jabuuti, ayaa ugu horeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari…

                              Read More

                                “siyaasadda Somalia waxad moodaa inay xikmaddu ku yar tahay umaddiina lagu mashquliyey wax runtii dhibaato ku keeni kara oo dib ugu celin kara dagaaladdii sokeeye” Farmaajo

                                  Muqdisho:June,2014(SDN/QJ)-Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ah Ra’isal wasaarihii shacabku ugu jeclaa ee Dalka soo mara Tan iyo wixii ka dambeeyey Burburkii Dawladdii Soomaaliyeed, ayaa ka Hadlay Xaaladaha is qabqabsi iyo muranka Deegaanka ku salaysan eek u soo kordhay Somalia. Mudane Farmaajo oo u warramayey mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ka jira, ayaa wax laga…

                                Read More

                                  Ruushka Oo Saraakiil Ka Tirsan Booliska Kenya U Tababaraya La Dagaallanka Al-shabaab

                                  Moscow:June,27,2014(SDN/QJ)-Ruusha ayaa sheegay inuu Kenya Ka Gargaari doono dhinaca la dagaallanka kooxaha Al-shabaabka oo faro baas ku haya Muddooyinkii ugu dambeeyey. Dhawaaqan Ruushka ayaa salka ku haya sidii kor loogu qaadi lahaa awoodda iyo kartida ciidamada booliska Kenya u leeyihiin la dagaallanka kooxaha argagixisada ah  oo muddooyinkii ugu dambeeyey Ammaanka Kenya hoos udhigay. Isagoo ka…

                                  Read More