“Geelaygu saraar iyo Ceel Af-weyn Buu Daaqi jirey oo Anigu Dhulkaygii Baan Doonayaa, Deegaan Deegaanna…..”Indha-sheel
Saax-dheer:June,27,2014(SDN/QJ)Maxamed Jaamac Indha-sheel oo sheegta madaxweyne-nimada Kooxda Nabad-diidka ah ee KHaatumo, ayaa Goob miyi ah markii ugu horaysay lagu arkay isagoo kala hadlay dad shacab ah, isla-markaana ku guubaabinaya inay dagaal qaadaan. Indha-sheel ayaa shaashadaha soo galay isagoo ayaa hareero joogaan Dadweyne Kooban oo dumar u badani, isla-markaana ka Hadlaya Goob Baadiye ah, balse…
