Gabiley:Nin Dhawaan Xijaabka Dumarka Ku Lebistay Oo Maxkamad La Soo Taagay
Gabiley:July,25,2014(SDN/QJ)-Waxa Maalintii shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla Magaalada Gabiley nin Bishan gudaheeda lagu qabtay Magaalada Wajaale isagoo ku lebisan Xijaabka Dumarka. Ninkan ayaa la sheegay inuu yahay nin Ethiopian ah, gaar ahaan ka dhashay qoomiyadda Oromada oo si xawli ah u soo gelaysa Magaalada Hargeysa iyo Magaalooyinka kale ee Somaliland. Ninkan ayaa loo…
