Garowe: Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka oo Gawaadhida Kala Baxaya Nombarka,Sababtu waa Maxay?
Garowe 26.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Taraafikada Wadooyinka Magaalada Garoowe Ee Caasumada Dowlada Puntland ayaa waxay xalay Soo ban dhigeen Wajji Cusub oo ka duwan wajigii Horre oo lagu yaqaanay , iyadoo lagu Jirro u diyaar garowga Ciida Bisha Ramadaan waxayna Soo bandhigeen in Gawaarida Ay ka shakiyaan iyo kuwa aan Canshuurnayn Taarikada Kala baxaan islamarkaana…
