DAAWO:Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Hirgaliyay Cisbitaalka Guud

    Hargaysa July 20,2014 (SDN/QJ)- Wasiirka  Wasaaradda Caafimaadka Somaliland,ayaa  xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo cisbitaalka guud laga hir galiyay kuwaasoo isugu jiray qaar ay dawladda Somaliland fulisay,kuwo ay hayad way wasaarada wada shaqayn leeyihiin ka caawisay iyo qaar ay dhismahooda fuliyeen hablo muwaadiniin ah oo dalka iyo dibadiisa ku kala sugan. Ugu horrayn Wasiirka…

    Read More

      DAAWO:Dood ay fooda isku dareen xisbiyada Kulmiye iyo UCID, Halka xisbaga Wadani uu dooda ka muquurtay

      Hargeysa July 20,2014(SDN/QJ)-Dood ka baxday TVga Qaranka Somaliland oo ay ku herdemeen xisbiyada Kulmiye iyo UCID ayaa wax aka muquurtay xisbiga Wadani. Axsaabta mucaaridka ayaaney caado u aheyn in aaney ka faaiideysan fursadaha doodeed ee ay la yeeshaan xisbul xaakimka. Dooda wax aka qeyb qaatay La taliyaha madaxweynaha Somaliland ee hay’adaha Caalemiga Md Cabdifataax Siciid…

      Read More

        DAAWO:Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Cusbitaalka Hargeysa

        Hargeysa July 2014(SDN/QJ)-Wasiirka Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Md Suleymaan Xaglotoosiye ayaa xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu biiriyay Cusbitaalka guud ee caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa . Halkan hoose ka daawo muuqaalka xafladii furitaanka oo uu wasiirka Caafimaadka iyo masuuliyiin kale ay hadalo wax ku oola ka jeediyeen. SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com

        Read More

          Warbixinta wax qabad ee todobaadlaha ah ee dawlada Soomaaliya

          Mogadishu July 20 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Qorshaha Maamul Wanaagga Dowladda, Wadatashiga Dib u eegista Dastuurka, Qalab beero oo la gaarsiiyey beeraleyda Afgoye, Guddi farsamo oo…

          Read More

            Tacsi:Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reer Xuseen Samatar Kaliil (Xuseen Turub)

            Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Anagoo ah qoyska reer Ahmed Abdi Qadhabo, Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan reerXuseen Samatar Kaliil (Xuseen Turub), oo ku kala nool: Mareykanka, Ingiriiska, Sacuudiga iyo Somaliland iyo sidoo kale Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Hooyo Caasha Xuseen Maxamuud (Caasha Aabi) oo xalay oy taariikhdu ahayd…

            Read More

              Mid ka Mid ah Garaadada Miisaanka ku leh Gobolka Buuhoodle oo Geeriyooday

              Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxa uu tacsi u dirayaa Garaadada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha iyo Shacbiga Somaliland meel ay joogaanba isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Garaad Cabdillaahi Garaad Soofe Duraan oo ku geeriyooday 19.07.2014 Gobolka Buuhoodle.   Sidoo kale…

              Read More

                ” Dhamaantood waa inay dhintaan (reer falastiin) waa in hooyooyinka xitaa la dilo guryahooda waa in la dumiyaa” Xildhibaanad Yuhuud ah iyo Jawaabta Ra’isal Wasaaraha Turkiga

                Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Cadowtooyada Yahuudu u heyso Falastiin ayaad moodaa in maalinba maalinta ka danbeysa ay usoo if baxeyso sidii hore si ka duwan. Waxaana haatan naceybkeeda soo bandhigtay haweeneey caan ka ah Yahuuda kana tirsan Baarlamaanka taasoo lagu magacaabo Ayelet Shaket, waxa ayna haweeneydani si aan ganbasho laheyn u tidhi ” Dhamaantood waa…

                Read More

                  Wasaaradda Deegaanka oo Ka Hadashay Qorshe lagula Tacaalayo Xaalufinta Dhirta iyo Dhuxusha

                  Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo Horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo:Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa sheegtay in ay wadaan qorshe lagu joojinaayo dabar goynta lagu hayo dhirta,waxaana ay carabka ku dhufatay in hada loo keenay Shoolado badan oo tijaabo ah ku waasi oo wax badan u tari doona dadka. Wasiir Shukri Xaaji Ismaaciil…

                  Read More

                    Siyaasi Lafo-guray Dhaxalka Taariikhda U Galay Xukuumadda Kulmiye Ee Afar jirsatay

                    Hargeysa:July,19,2014(SDN/QJ)-Xogyaha Siyaasadda ee Xisbiga Waddani Maxamud Raage oo hore  xubin muhiim ah uga Ahaa xisbiga Kulmiye, isla-markaana ka mid ahaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa si weyn u lafo-guray Dhaxalka taariikhda u galay Xukuumaddan oo afartii sanadood u buuxsameen. Maxamuud Raage ayaa Qoraal dheer oo uu kaga Hadlayo waxyaabihii ka qabyoobay xukuumaddan Kulmiye ee ay Mihiimadda…

                    Read More

                      Kenya:Qoysaska Askartu Kaga Dhimatay Dagaalka ay Somalia Kaga Jiraan Oo Mag-dhaw Loo Ballanqaaday

                      Nairobi:July,19,2014(SDN/QJ)-Dawladda Kenya ayaa soo saartay war ay kaga Hortegayso Niyad-jabka iyo Kacdooonka shacab eek a dhanka ah Ciidamadeeda ku dhimanaya Dagaallada ay kaga jiraan Dalka Somalia. Dawladdu waxay si deg deg ah ugu dhawaaqday inay lacago caddaan ah siin doonto dhammaanba Ehellada ay askartu kaga dhimatay Somalia Gudaheeda. Qoraalka ayaa waxaa soo saaray Wasaaradda difaaca…

                      Read More

                        Weerar Cusub Oo Xalay Laga Fuliyey Deegaanka Xeebta Kenya, Boolis iyo shicib Lagu Laayey

                        Lamu:July,19,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Gobolka Xeebta Kenya, ayaa sheegaya in Habeenkii xalay ay kooxaha Al-shabaab Halkaas ka Geysteen Weerar ay ku laayeen Dad Tiro badan. Gaadhi ka soo socdaalay Magaalada Mombassa kuna sii socday Lamu, ayaa dhexda loo galay, iyadoo halkaasna lagu tiro ka mid ahDadkii rakaabka ahaa ee saarnaa Gaadhiga. Xoogagan, ayaa gaadhiga waxay ku…

                        Read More

                          Madaxweynaha Djibouti oo ka codsaday dawladda Maraykanka in laga caawiyo siddii ciidamo Afrikaan ah loo keeni lahaa xuduuda u dhaxaysa Djibouti iyo Somaliland iyo Madaxweynaha Somaliya oo si aad ah u taageeray

                          Hargeysa July 19,2014(SDN/QJ):- Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID, Mudane Yusuf Budle oo ka hadlay arrintaa: Ismaciil Cumar Geele anigu waxaan u arkaa in uu yahay nin aad u neceb Somaliland, run ahaantiina haddii uu awood u yeelan lahaa siddii Siyaad Barre ayuu dhulka ku simi lahaa oo baa’in lahaa   Tan iyo maalintii uu ka…

                          Read More

                            Erdogan: ‘Ayelet Shaked has same mindset as Hitler’

                            Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan compared Bayit Yehudi faction chairwoman Ayelet Shaked to Hitler on Tuesday, in remarks criticizing Israel’s actions against terrorists in the Gaza Strip. Erdogan gave a fiery anti-Israel speech in which he said Ankara will not normalize ties with Israel as long as Israel continues to “kill innocent children and…

                            Read More

                              Mothers of all Palestinians must be killed: Israeli MP

                              A well-known Israeli politician and parliament member has branded  Palestinians as terrorists, saying mothers of all Palestinians should also be killed during the ongoing Israeli assault on the besieged Gaza Strip, Daily Sabah reported. Ayelet Shaked of the ultra-nationalist Jewish Home party called for the slaughter of Palestinian mothers who give birth to “little snakes.”…

                              Read More