Maayarka Caasimada Hargaysa oo Furay Tartan Ciyaareed oo Abwaan Xaaji Gujis lagu Maamuusayo

    Hargaysa 18 july (SDN/QJ)- Maayirka Caasimadda Hargeysa, C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa xalay furay tartanka kubadda kolayga ee caasimadda Hargeysa, kaas oo uu ugu deeqay koobkii ay ku tartamayeen. Tartankan ayaa lagu maamusayey Abwaanka Caanka ah Xuseen Jaamac Rooble Gujis, kaas oo ay sheegeen inuu ka mid ahaa bahda ciyaartoyga, isla markaana dhalinyaradda dhiirigalin jiray,…

    Read More

      Madaxweynaha Somalia Oo Beeniyey Eedaha Loogu Jeediyey Xatooyada Hantida Umadda

      Muqdisho:July,18,2014(SDN/QJ)-Daqiiqado kadib markii ay Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Beenisay Wararkii la xidhiidhiyey Inay Musuq ku samaysay Hanti soomaaliyeed, ayuu Madaxweyne Xasan Sheekhna Dhankiisa ka Beeniyey Warka Kooxdaas ee xatooyada Hantida Umadda Madaxweynaha ku soo daray.  Madaxweyne Xasan ayaa tilmaamay inay Ku hawllan yihiin Ilaalinta Hantida umadda inkastoo lagu eedeeyey lunsi iyo Xatooyo Hantiyeed. “Waxaa naga…

      Read More

        Gobolka Banaadir Oo Afhayeen Cusub Loo Magacaabay

        Muqdisho:July,18,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Gobolka Banaadir ayaa loo Magacaabay Siyaasi Cali Maxamuud Faarax (cali-seeko), sida ay sheegayaan wararka aanu Halkaas ka Helaynaa.  Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa soo magacaabay Afhayeenka cusub ee Maamulkiisa. Gudoomiyuhu waxa uu xil-ka-qaadis ku sameeyay Afhayeenkii hore ee Maamulka Banaadir Axmed Cismaan Muxudiin, oo xubin…

        Read More

          Rakaabkii Ku Halligmay Diyaaraddii Bariga Ukrain Ku Dhacday Oo Dalalka ay u Dhasheen La Kala Caddeeyey

          Kuala Lumpur:July,18,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya Xogihii ugu horreeyey eek u saabsan Diyaarad laga Lahaa Dalka Malaysia oo ku dhacday Bariga Dalka Ukrain. Diyaaraddan oo Diyaaradan oo nooceeduna ahaa Boeing 777 duulimaadkeedi MH17 oo sidey 295 qof oo rakaab iyo shaqaale ah ayaa Madaxda Dalkaasi soo ridideedda ku eedeeyeen inay ka dambeyaan Kooxaha Gooni u goosadka ah…

          Read More

            Abu Bakar Baqdaadi Oo La Ogaaday Inay Tababareen Sirdoonnada Reer Galbeedku

            Moscow:July,18,2014(SDN/QJ)-Xog cusub oo uu Bixiyey Sir-hayaha Reer Maraykan ee Haatan Ruushka ku Sugan Edward Snowden, ayaa lagu shaaciyey Siro qarsoon oo  ku saabsan Hoggaamiyaha Kooxda Daacish Abubakar Baqdaadi. Xogtan ayaa sheegaysa in Dawladda Yuhuuddu Tababar sare siisay Hoggaamiye Baqdaadi, iyadoo ay arrintaasna ka caawiyeen Sirdoonnada waddama Maraykanka iyo Ingiriisku.   Sida uu daabacay wargeyska Gulf…

            Read More

              “Ra’iisal-wasaaruhu wuxuu nagu yidhi waan bixiyey amarkii, waxaannuna filaynaa in….” wasiirka arrimaha dibada Somaliland

              London 18.July 2014(SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday waqtiga rasmiga ah ee la furayo xadka u dhexeeya Itoobiya oo sababo la xidhiidha ammaanka ay u xidhay dawladda Addis Ababa kadib qaraxii argagigixiso ee Jabuuti ka dhacay dabayaaqadii bishii May ee sannadkan. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ahaa wefti…

              Read More

                Hargaysa oo uu soo Gaadhay Mishiinkii lagu samayn lahaa Somaliland EPassport

                Hargaysa 18.July 2014 (SDN/QJ)- Qalabkii lagu samaynayey baasaaboorka cusub ee Somaliland eek u xayirnaa madaarka Itoobiya oo si qalad ah loogu soo hagaajiyey Dalkaasi ayaa soo gaadhay caasimadda hargeysa, kadib markii la dhamaystiray qaladaadkii sababay inay isku maandhaafaan shirkaddii qalabkan soo Iibisay iyo waaxda Kastamka madaarka Addis ababi. Qalabkan oo qayb ka ahaa bilaabista hawsha…

                Read More

                  Dagaal u Dhexeeya Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo ka Dhex Curtay Mudanayaasha Golaha Wakiillada

                  Hargeysa 18/7/2014 (SDN/QJ)- Dagaal siyaasadeed oo u dhexeeya Mucaaridka iyo muxaafidka Somaliland, gaar ahaan xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE, ayaa ka dhex curtay mudanayaasha labada dhinac kala taageersan ee Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland.   Ma jiraan hadalo dhalliilo ah oo hoggaanka sare ee xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI isku mariyeen warbaahinta, balse taas beddelkeeda, dagaal-siyaasadeed culus…

                  Read More

                    Loodhadh Lacagta Somaliland ah oo Xukuumadu soo daabacatay iyo Gudoomiyaha Baanka dhexe oo Si Cad u Sharixi kari waayay Sababta keentay in Xiligan lacagtan la soo daabaco

                    Hargaysa 18.July 2014 (SDN/QJ)- Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa la soo degay Lacago uu soo daabacday oo ka kooban Lacagta kunka shillin iyo shanta Boqol ee Xukumadda siilaanyo samaysay sanadkii hore. Lacagtan oo aan laga hayn xog rasmi ah inta ay leeg tahay ayaa la sheegay inay labadii maalmood ee u dambeeyay ka soo degaysay…

                    Read More

                      Bariga Dalka Ukrainian oo lagu Soo Riday Diyaarad Shicib Siday oo laga lahaa Wadanka Malaysia iyo Dhamaanba rakaabkii oo ku naf waayay

                      Ukrainian 18.July 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta dalka Ukrainian ayaa sheegay in diyaarad rakaab ah lagu soo riday bariga dalka, halkaasi oo ah goob ay ka dagaallamayeen kooxaha mucaaradka ah ee taagersan Ruushka. Waxa ay sheegeen in dhammaan 295 qof oo saarnaa diyaaradda oo laga lahaa dalka Malaysia ay dhinteen. Diyaaradda oo ka soo duushay magaalada Amsterdam…

                      Read More

                        UDUB WAY TAGAYSATE HA TAHRIBINA MEEDAY +++XAGAY KU DANBEYASAY GUDIDII TALLO BIXINTA TAHRIBTA Ee WASIRKII DHALINTU HOR KACAAYEY

                        Hargeisa 18/7/2014(SDN/QJ)Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Wakiilada Magac u yaal ka ah ee Xukuumadda Siilaanyo oo ku Fashilmay in ay u gurmadaan, Dhalinyarada Ku Xidhan Jeelasha Libaya iyo Malta.Xukuumadani  ayaa mudo  afarsano  kahora  xiligii ay ololaha ugu  jirtay jagada  madaxtimada fagarayaasha  kaga khudbadayn  jirtay  udub  way  tagaysaye  ha tahribina  balse  sanadihii  ugu danbeeyey  ayaa waxa sii…

                        Read More

                          Somali Prime Minister announces an initial $500,000

                          Mogadishu, Thursday 17 July 2014 – The Humanitarian situation in the country has dominated the debate of today’s Council of Ministers meeting. Under the leadership of H.E. Abdiweli Sheikh Ahmed, Prime Minister of the Federal Government of Somalia, concrete and immediate measures have been established to respond to the deteriorating humanitarian situation affecting many regions…

                          Read More

                            Ururka Dhaliyarada Suber Aawal Ee Jidali Oo Xalay Kulan balaadhan Ku Yeeshay Magalada Hargeisa Iyagoo ku Soo Marti Qaday Masuuliyiinta Wargeysayada Hatuf Iyo Hubal

                            Hargeysa 18/7/2014(SDN/QJ) Ururka Dhalinyarada ee Jiiddali ayaa Kulan Afur iyo Casho isugu lammaan Caawa U Sammeeyey Mas’uuliyiinta labada wargeys ee Xukuumadda Somaliland Albaabada U laabtay ee HUBAAL iyo HAATUF. Hargeysa(SDN/QJ)Kulankaas oo  galabta ka dhacay Hotel-ka Imperial ee Magaalada Hargeysa Waxa ka soo qayb galay Hoggaanka sare ee ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA, Guddoomiyeyaasha  Wargeysyada Haatuf/Somaliland…

                            Read More

                              DANJIRE MAHIIGA OO TILMAAMAY IN LA GAADHAY XILIGII LA CIDIBTIRI LAHAA XARAKADDA ALSHABAAB

                              Hargeysa 18/7/2014(SDN/QJ)Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in Al-shabaab looga guuleysan karo oo keliya hadii caalamku uu is-barbar-taago dowladda awoodda yare e Soomaaliya. Danjire Mahiga ayaa hadalkan ka sheegay kulan labo maalmood qaatay oo looga hadlayay amniga Bariga Afrika iyo soo bandhigidda aqoonta ciidanka, isagoo sheegay in…

                              Read More

                                Halkan Ka daawo Mujaahid Hoto Bixi +Qabyaalada Qabyaaladbaa lagu Saaraa Habarjeclanimana Habarmagadanimalagu saraa….

                                Hargeisa 18/72014(SDN/QJ)Shuuciyada  Shuuciyadbaa lagu SaaraQabyaalda Qabyaalad Baalagu saara Habar Jeclinmada Habar magaada Lagu  saara Waxa Sidaa Yidhi  Mujaahid Hooto  biixi oo ka hadlaayey  Shir  ay  dhalinyarata suber  awal  ee jiidali ku yeeshen  magalada hargeisa Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo Sheegtay Inay Dacwadku soo oogi doonto Monitoring Group

                                  Muqdisho 17.July 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf  Xaaji Aaden ayaa sheegtay in ay dacwad ku soo oogi doonto xubno ka tirsan guddiga Qarammada midoobey u qaabilsan la socodka cunaqabataynta hubka ee dalalka Soomaaliya iyo Ereterea ee lagu magacaabo Monitoring group. Guddiga ayaa dhawaan soo saaray warbixin uu ku sheegayo in xilligii ay Fowsiyo ahayd wasiirka arrimaha dibadda…

                                  Read More

                                    Magacyada,Iyo Beelaha Somaliland ee ay ka Soo Jeedaan 47 Marxuun oo 17.July 1989 Lagu Xasuuqay Xeebtii Geerida ee Jasiira ee Magaalada Muqdisho

                                    Hargaysa 17.July 2014 (SDN/QJ)- Xasuuqii 17 July 1989-kii xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho ee lagu gumaadey dad shicib ah oo reer Somaliland ah. Maalintii ay taariikhdu ahayd maantoo kale 17 July 1989 kii oo Shan iyo labaatan Sanno laga Joogo, ayaa waxa maammulkii keligii taliyihii Maxamed Siyaad Barre uu ku kacay xasuuqii ba’naa ee xeebta…

                                    Read More