Daawo Muuqaalka Wareysgii ugu qosolka badna Feysal Cali warabe oo dhan

    London July 19,2014(SDN/QJ)-Waxaan akhristyaaasheena sharafta leh halkan idinku so gudbineyaa muuqalka wareysi dhawaan laga qaaday Feysal cali Waareb. Waresigaaan oo taabayanaa dhinacyo badan tabanaayaa sdia siyaasada dibada Somaliland, Wadahadaladii u dhexeeyaya Somaliland & Somaliya, iyo waxa uu qabandonoo hadii Xisbiga Ucid ku guleyto dorashada Somaliland. Hoos ka daawo o kaga bgo wareysigan oo xiiso badan…

    Read More

      Shir Weyne Culimada Islaamka ah uga Furmay Magaalada Istanbul iyo Ra’isal Wasaaraha Turkiga oo hadal adag kula hadlay Yuhuuda iyo Reer Galbeedka

      Istanbul 19.July 2014 (SDN/QJ)- Shirweyne ay ku kulmayaan Culimada Caalamka Islaamka, isla markaana loogu yeedhay ‘Kulanka Culimada Dunida Islaamka ee nabadda, joojinta Xag-jirnimada iyo daadinta dhiigga Muslimiinta, ayaa ka furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga, kaasoo uu ka qaybgalay Raysal-wasaaraha Turkiga oo shirkaas ka sheegay inaan loo dul-qaadan Karin, gacmahana laga laaban karin Xasuuqa ay…

      Read More

        “Waxaa maanta caalamka ka jiraa is riixida xaga dadka ah umadda reer Somaliland maaha dad badan oo iska caabiyi karta” Sh.Aadan Siiro

        Hargaysa 19.July 2014 (SDN/QJ)-Sh. Aadan  X. Maxamuud Xiiray  (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada Diinta ee  Somaliland ayaa u soo jeediyay  xukuumadda gaar ahaana wasaaradda arrimaha gudaha   inay dalka ka saarto dadka soo galootiga ah, oo uu sheegay in ay dhibaato aad u weyn ku hayaan magaalooyinka. Waxaanu tilmaamay Sheekh Aadan Siiro, in dadkaasi…

        Read More

          Shirkad Laga Joojiyay Duulimaadyadii ay ku Tagi Jirtay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somalia Waa Maxay Sababtu?

          Muqdisho 19.July 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda diyaaradaha ee Air Uganda oo hore isugu xidhi-jirtay magaalooyinka Muqdisho iyo Kambala, ayaa shaqadii laga joojiyey amar kasoo baxay hay’adda Duulimaadka ee dalka Ugandha. Amarkan ayaa lagu sheegay inuu la xadhiidho dhanka baadhitaano lagu sameeyey cilado haysata diyaaradaha ay adeegsato shirkada Air Ugandha.  Shirkada Air Ugandha oo hore isugu xidhi-jirtay…

          Read More

            Madaxweyne-Xigeenka Somaliland Oo Soo Gunaanaday Tartankii Labada Waxyi Ee Bisha Ramadaan Ka Socday Dalka Oo Dhan Iyadoo Abaal-Marino Qaaliya La Siiyey Ardaydii Ku Guulaysatay Kaalmaha Hore

            Hargeysa 19 jully 2014 (SDN/QJ):- Tartanka xifdiga labada Waxyi ee Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulka (CSW) oo in muddo ah ka socday gobollada dalka Somaliland ayaa lagu soo gunaanaday xaflad ballaadhan oo maant lagu qabtay hoteelka Ambassador Tartanka xifdiga labada Waxyi ee Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulka (CSW) oo in muddo ah ka…

            Read More

              Ankara: Baqo Cararka Yuhuuda oo aamini Waayay Safaaradoodii

              Ankara 19.July 2014 (SDN/QJ)- Diplomaasiyiintii Isreal ee ku sugnaa Magaalooyinka Ankara iyo istanbul ee Dalka Turkiga ayaa Shalay Galab isaga qaxay dalkaas,kadib markii shacab cadhaysan ay qabsadeen dhismayaashii Safaaradda Isreal ku lahayd magaalooyinka Ankara iyo istanbul.   Wasiirka Arimaha Dibadda ee Isreal Liberman ayaa ku dhawaaqay inay ka soo daad-gureeyeen Diplomaasiyiintii Turkiga u joogay,isagoo arintaas…

              Read More

                Nin Maraykan ah oo Sheegtay inuu yahay Boqorka saxaaraha u dhexeeya Masar & Sudan

                Washington 19.July 2014 (SDN/QJ)- Qisadan waxaa laga yaabaa in akhristayaal badani u qaataan khiyaali laakiin waa mid xaqiiqo ah, Nin u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Jeremiah-Heaton ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Boqorka dhulka saxaaraha ah ee u dhexeeya dalalka Masar iyo Sudan isla markaana gabadhiisa ugu magacaabay inay ka tahay Amiirad, isagoo xitaa…

                Read More

                  Faransiiska oo Heshiis la Galay Mali & Madaxweyne Holland oo Booqanaya Galbeedka Afrika

                  Burkino-faso 19.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dalka Faransiiska Fransua Holland ayaa ka degay Magaalada Abidjan, socdaal la aaminsan yahay inuu leeyahay ujeedooyinka dhanka dhaqaalaha ah, iyadoo faransiisku u arko dalka Burkino-faso dalalka ugu muhiimsan ee heshiiska ganacsi la leh ee ku yaalla galbeedka qaaradda madow. Socdaalka Madaxweynaha ee magaalada Abidjan oo muddo saacad ah dib uga…

                  Read More

                    Masar oo Dhisanaysa Caasimad Cusub oo Xukuumaddu Degto Si ay u Faaruqiso Qaahira

                    Qaahira 19.July 2014 (SDN/QJ)- Golaha wasiirada ee Xukuumadda Masar ayaa fadhigoodii maalinimadii Arbacada ee Todobaadkan waxa ay ku falanqeeyeen qorshe ay soo bandhigtay wasaaradda guryaynta oo lagu yagleelayo dhismaha caasimad cusub oo xukuumadu fadhiisimadeeda ka samaysan doonto. Caasimadan cusub ayaa la qorsheeyey in dhismaheeda laga bilaabo  meel dhanka bari ka xigta caasimadda xiligan ee Qaahira…

                    Read More

                      Mubadala unit eyes oil opportunities in Somalia

                      A unit of Abu Dhabi-based Mubadala has signed a cooperation agreement with the Somali government which could see it developing oil exploration and production opportunities in the African country. Mubadala Petroleum said it has signed the agreement with the Ministry of Petroleum and Mineral Resources following talks between the UAE and Somali officials earlier this…

                      Read More

                        Halkan Ka Daawo Badhasaabka Cusub Ee Daad-Madheedh Oo Xilkii La Wareegaya

                        Hargeisa 19 july 2014 (SDN/QJ)waxa  xilkii  la waregay Badhasabkii cusubaa  ee dhawan madaxwaynaha somaliland axmed maxamed silanyo  u  magacaabay gobalkai  dadmadhedh ee  oodwayne iyadoo sidoo  masuuliyiintii xafladasi  ka soo qaybgashyna  halkaasi  qalab  ciyared  lagu  dugoonsiiyey kooxda gobalsai     Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com

                        Read More

                          The 9th edition of the Borama’s most important Qur’anic event, Regional Qur’an Competition completed in Borama

                          Borama 18.July 2014 (SDN/QJ)- The regional coordinator of Ministry of Religion & Endorsement and Qur’an scholars attended the closing ceremony held at the Sh. Ali Jawhar Mosque. Many reciters and memorizers from over 60 Madarah in the Borama city participated in the year’s Holy Qur’an competition. The regional coordinator of Ministry of Religion && Endorsement highlighted…

                          Read More

                            Kismaayo :Guriga Siyaasiga Xasan Baasto oo Weerar Is Miidaamin ah lagu Qaaday Wiil uu dhalay,Sodohdii, Iyo Sadex Askari oo Ilaaladiisa ah oo ku Naf Waayay

                            Kismaayo 18.July 2014 (SDN/QJ)- Weerar ismiidaamin ah oo uu geystay qof isa soo miineeyay ayaa galabta lagu qaaday guri uu deggen yahay siyaasi ka tirsan maamulka Jubaland ee ka dhisan magaalada Kismaayo. Guriga Iftin Xasan Baasto oo ka mid ah siyaasiyiinta ka tirsan maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed madoobe,ayaa waxaa weerar ismiidaamin ah ku…

                            Read More

                              Nuxurka ay Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan kaga Jawaabtay inay iyada iyo Madaxweyne Xasan Lacag Somalia lahayd Lunsadeen {DHAGAYSO}

                              Muqdisho 18.July 2014 (SDN/QJ)- Fowzia Yusuf Xaaji Aadan oo ahaan jirtey wasiirkii hore ee arrimaha dibada ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabatey maalintii shaley 17 July, 2014 Muqdishu ayey iskaga fogaysay eedahaasi iyadoo ku tilmaantey kuwa magaceeda lagaga dilayo.   Dhinaca kale waxay sheegetey iney kamid aheyd dadkii keeney gudoomiyihiii hore ee banagiga dhexe…

                              Read More

                                Mooshino Lidi Ku Ah Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’isal Wasaare C.weli oo ka Soo Cusboonaaday Aqalka Baarlamanka,Eedo Musuq Maasuq oo loo Xambaariyay iyo Xil Gudasho la’aan

                                Muqdisho 18.July 2014 (SDN/QJ)- Warar hoose oo naga soo gaarayo dhanka Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa sheegaya inay wadaan Mooshin lagu maja-xaabinaayo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaare C/weli oo iyagu lagu eedeeyay inay dayaceen Ammaanka Dalka iyo Hantida Qaran.   Wararku waxa ay nagu soo gaarayaan in ku dhawaad 160 Xildhibaan…

                                Read More

                                  Boorama Tartankii Qur’aanka Kariimka ah oo la soo gabo gabeeyay Magacyada ardayda Guulaysatay iyo Abaal Marinta la siiyay

                                  Boorama 18.July 2014 (SDN/QJ)- 37 qof oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo ku tartamayay sedex heer oo kala sareeya oo quraanka kariimka ah, ayaa la gudoonsiiyay abaalmarino isugu jiray Lacag, Shahado iyo Nuqul Kitaabka Quraanka ah, oo lagu qiyaasay lacag dhan $11300 oo doolar kadib markii ay ku guulaysteen tartan quraanka kariimka ah ee…

                                  Read More

                                    Somalia Declares Drought as Food Prices Skyrocket

                                    The Somali government has declared a drought in six regions as monitors warn that food prices are soaring in the affected areas. The government on Thursday established a $500,000 drought relief fund and renewed an appeal for international help to combat growing shortages of food and water. Somali Agriculture Minister Abdi Ahmed Mohamed told VOA’s…

                                    Read More